“Qabsashada degmada Baardheere waa guul weyn oo u soo hoyatay AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, waayo waxaa muddo toddoba sano ah ka talinaysay Al-shabaab”Col. David Obonyo.

    Baardheere,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inay degmada Baardheere ku toogteen Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab ayna ka Furteen Shan Qoryaha Fudud ah, kaddib markii maalin ka hor ay la Wareegeen gacan ku haynta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.   Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayay ciidamada…

    Read More

      Madaxweynaha Burundi Oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacday.

      Bujumbura,24july,21015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza oo tan iyo sannadkii 2006-dii xukumayay dalka Burundi ayaa la shaaciyay maanta inuu mar kale ku guuleystay doorashadii madaxweynenimo ee dhawaan dhacday; taasoo ay Qalalaasooyin uu dhiig ku daatay oo ay hormuud ka ahaayeen xisbiyada mucaaradka ah iyo ururrada bulshada rayidka ahi hareeyeen.   Guddiga Doorashooyinka dalka Burundi ayaa goor-dhow shaaciyay…

      Read More

        Daawo Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ah ee UK Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland

        Hargeysa,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda somaliland Md: Maxamed Biixi Yoonis kulan uu madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Siilaanyo uu la yeeshay wafti uu hoggaaminaayay wasiirka iskaashiga caalamiga ah Min Grant Shapps oo ay weheliyaan safiirka somaliland iyo soomaaliya u qaabilsan ingiriiska ee fadhigeedu yahay Addis Abba Amb.Harriet Mathens. Halkan Hoose Ka Daawo:

        Read More

          Madaxweynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Wasiirka Iskaashiga Uk, Maxay Ka Wada Hadleen? Akhri+Sawiro

          Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, Grant Shapps oo booqasho laba maalmood ah ku yimid Somalia. Xasan Sheekh ayaa Wasiirka uga Warbixiyay Xaaladda Soomaaliya dhinacyada, amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo dib u dhiska. Isagoo uga mahad-celiyay Boqortooyada UK,…

          Read More

            Madaxweynaha Maraykanka Obama Oo Soo Gaadhay Kenya, DAAWO SAWIRRADA

            Nairobi,24july,2015(QJ/SDN)-Waxaa goor dhow kasoo dagtay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi diyaaradii waday Madaxweyne Barack Obama oo si weyn looga sugaayay wadankaan Kenya. Obama, ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa. Iyadoo sidoo kale soo dhaweyntiisa ay ka qeyb galeen dad weyne tiro badan…

            Read More

              Ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia oo la Wareegay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay

              Diinsoor,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidanka Isbahaysanaya ee dowladda Somalia & kuwa AMISOM ee Gacanta siinaya ayaa Gudaha u galay Saakay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasoo ay ka talinaysay Al-shabaab muddo lix sano ka badan. Xoogagii Al-shabaab ayaa shalay isaga baxay degmada Diinsoor, iyadoo ciidanka huwanta ay xalay ku hoydeen duleedka degmadaas, iyagoo ku kallahay saakay aroortii hore, iyagoo…

              Read More

                Nuxurka Sababo Afar ah Oo Soo Dedejiyey Qabsashada Xillligan ee Degmada Baardheere

                Bardhere:Jully,24,2015(SDN/QJ)-Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyey sababaha xilligan soo dedejiyey gulufka colaadeed ee Ciidamada Huwanta ahi ku ekeegeen Degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo magaalooyinka kale eek u hareeraysan oo ay shabaabku muddo dheer kasoo talinayeen, waxana si weyn la isu weydiinayaa sababta xilligan keentay. Afar waxyaabood ayaa loo sababeynayaa gulufka colaadeed ee ku kala…

                Read More

                  Suuqii Waji-ku-macaashka Oo Markale Xaami Noqday, Waayeel iyo Dhallinyaro u Tartamaya Dhadhamooyinka Dhinacyada Is-hayaa Bixinayaan Oo Soo Badanaya

                  Hargeysa:Jully,24,2015(SDN/QJ)-Somaliland waxa sanadihii ugu dambeeyey kusoo badanaya caadooyin aan hore loo arki jirin, kuwaas oo salka ku haya  macaash iyo dhadhamo laga dhex raadinayo khilaafyada siyaasadeed ee dalku  soo marayey, iyadoo ay soo badanayaan dad iyagu  dhaqaale ka raadiya taageero been ah oo hadba dhinac umuujinayaan. Dhaqanka noocaas ah oo markii hore ku ekaa oo…

                  Read More

                    Kenya Oo Lagu Eedeeyey Inay Bixisay Siro Muhiim ah Oo Bixitaanka Iyo Imaatinka Madaxweyne Obama La Xidhiidha

                    Nairobi:Jully,24,2015(SDN/QJ)-iyadoo lagu wado inuu madaxweyne Obamaha Maraykanku saacadaha soo socdo soo gaadho dalka Kenya, Shirkada diyaaradaha ee Kenya Airways oo Dawladdu leedahay  lagu eedeyey in ay si sahal ah ku bixisay warar sir ah oo la xidhiidha xilliga diyaarada sidda wafdiga Obama ay imanayso iyo xiliga ay ka duuleyso Nairobi. Shirkadda ayaa e-mail  u dirtay…

                    Read More

                      Cali-marreexaan Guul-wadeytiisu Gaadhsiisay Inuu Go’aankii Maxkamadda ku Sheego Mid Lagu Sharciyeeyey Muddo-kordhintii Guurtida Ee Muranku Ka Taagnaa

                      Hargeysa:Jully,24,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali-marreexaan)oo kamid ah Xubnaha Golaha Wakiillada ugu jira Xisbiga Kulmiye, ayaa fasiraad isaga u gaar ah oo aan cid kale la arkayn ka bixiyey qaraarkii maalintii shalay Maxkamadda Sare kasoo saartay murankii ka taagnaa Shirkii talo-qaran ee Axsaabta Mucaaridka iyo madasha wada-tashigu ku baaqeen. Xildhibaanka oo  kamid ah xubnaha ugu muxaafidsan…

                      Read More

                        Kala Qaybsanaan iyo Kala Shaki soo Kala Dhex galay Mucaaridkii Shirka Qaran ku baaqay Iyo Mugdiga Jira Halkuu ku Sal leeyahay.

                        Hargaysa 24.July 2015 (SDN/QJ)- Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani iyo Matasha Wada tashiga oo Marxaladan dalku ku jiro ku Midoobay Isbahaysiga Mucaaridka ayaa waxaa gudahooda ka dhex curtay kala qaybsanaan ku Wajahan qabashada Shirkii qaran ee ay ku baaqeen inay ku maaraynayaan Khilaafka dalka ka aloosan. Ku Simaha Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Gudoomiye…

                        Read More

                          “Xisbiyada mucaaridku ma sheegan karaan qaran, arinkaasi waa arrin yara khaldan” Murashax Jamaal Cali Xuseen

                          Hargaysa 24.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka UCID ayaa ku adkaysanaya in la qabto shirka talo qaran ee ay shalay Maxkamadda sare ee Somaliland go’aamada ka soo saartay . Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in la qabanayo shirkaasi isagoo ku dooday in axsaabta mucaaridku yihiin xisbiyo qaran lagana…

                          Read More

                            Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Tilmaan ka Bixiyay Sida ugu Haboon ee Khilaafka dalka ka aloosan lagu xalin karo

                            Hargeysa, 24 July, 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, khilaafka ka dhex aloonsan Mucaaradka iyo Xukuumadda, Shirka Qaran ee ay ku baaqeen Isbahaysiga Mucaaradku iyo hanjabaada Xukuumadda, waxaanu ku taliyey in dalka iyo dadkaba dhib aan loo horseedin, waxaanu sheegay in aanay dadku qaadi karayn dhib iyo dagaalo,…

                            Read More

                              Wasaaradda Caafimaadka iyo Laanta Socdaalka oo Hargaysa ka Masaafuriyay 190 oo Cuduro kala duwan qaba iyo Fariin bulshada loo diray

                              Hargeysa, 24 July, 2015 (SDN/QJ)- Laanta Socdaalka Somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka oo is-kaashanaya, ayaa shalay Caasimadda Hargeysa ka fuliyey hawlgal ay ku qabqabteen ku dhawaad laba Boqol oo Ruux oo Cudurro kala duwan qabay, isla markaana Bulshada ku dhex-jiray, kuwaasoo markii baadhitaanno lagu sameeyey ka dib loo qaaday dhinaca Wajaale, halkaasoo ay Laanta Socdaalka Itoobiya…

                              Read More

                                Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ka Fal celiyay Siday u arkaan Go’aankii Maxkamadda Distooriga ahayd Shalay gaadhay

                                Hargeysa, 24 July, 2015 (SDN/QJ)- Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray Waxa uu Cabiray dareenka Xisbigooda ee ku aadan Go’aankii ay Maxkamada Distooriga ahi shalay ku dhawaaqday isla markaana ay Xisbiyada Mucaaridka ugu fasaxday qabsashada Shirarkooda kadib markii Xukuumadu Cudud Ciidan u adeegsatay in…

                                Read More

                                  Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Shalay oo laga soo saaray Go’aanno dhowr ah (AKHRISO)

                                  Garoowe,24july,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa Waxaa looga hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Xeerka diiwaan-gelinta shirkadaha dhismaha iyo Xaaladda nabadgelyo ee Puntland. Kulanka maanta oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Camey ayaa ugu dambeyn laga soo saaray dhowr qodob, haddana halkan hoose ka akhriso go’aannada shirka laga…

                                  Read More

                                    Kenya oo Safiir cusub u soo magacawday dalka Somaliya (Daawo Sawirada)

                                    Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Maj. Gen. (Rtd.) Lucas Kyonze Tumbo. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Safiirka cusub oo shir…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug (DAAWO SAWIRRADA).

                                      Cadaado,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka ah ee Galmudug. Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo maamulkiisa, isagoo sheegay dhismahan maamulkan looga fadhiyo…

                                      Read More