Kalfadhigii Baarlamaanka Puntland Oo Berri Furmaya Iyo Madaxweyne Gaas Oo Isku Shaandhayn Golihiisa Wasiirrada ah Laga Sugayo
Garowe:June,14,2015(SDN/QJ)-Waxa maalinta Berri oo bishan June tahay 15-ka furmaya kalfadhi si weyn loo sugayo oo ay yeelan doonaan Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland, waxana la filayaa inuu maanta oo Axad ah Madaxweyne Gaas ku dhawaaqo isku-shaandhayn cusub oo Golihiisa wasiirrada ah. Fadhiga Baarlamaanka ayaa ah mid lagula xisaabtamayo xukuumadda, waxaana wali la sugayaa Isbadal Madaxwayne Gaas, maadaama…
