Telefishanka Dawlada Punt land oo Hawada ku soo laabtay,Iyo Shaqaalaha ka hawl gala oo Xuquuqdoodii Waayay
Garowe 17.June 2015 (SDN/QJ)- Telefishanka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa Saacado door ah Hawada ka maqnaa,Sababta TV-gu hawada uga baxay ayaa ahayd kaddib markii dowladdu bixin weydey kirada Satellite-ka baahiya telefishinka. Maamulka PLTV ayaa isla xalay shubay kirada labadii bilood ee ugu dambeeyey, wuxuuna telefishinku dib hawada ugu soo laabtey abbaare 8:00 fiidnimo…
