Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Daah-furay Carwada Shaqo Abuurka Dhalinyarada DAAWO
Hargaysa 15.June 2015 (SDN/QJ)Wasaarada shaqadda iyo Arrimaha bulshadda ayaa maanta soo Qaban-qaabisay carwo nooceeddu ku cusub yahay oo ku kulmayaan shaqo doonka iyo loo shaqeeyaha. Carwadan waxa ka soo qaybgallay madaxweyne kux igeenka C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, wasiirka wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda, wasiirka madaxtooyadda iyo ganacsatadda waaweyn iyo kuwo yaryar. Carwadan oo maanta ka…
