Bisha Ramadaan oo aan u Qaalibnayn Hogaanka Dalka Masar iyo Cida Bishan Ramadaan loo saadaalinayo
Qaahira 08.June 2015 (SDN/QJ)- Dalka Masar oo ka mid ah Dalalka Ay taariikhda aduunku ku duugan tahay Loona Tago Dalxiiska mudo badana ahaa Wadanka Hogaamiya Siyaasada Dalalka Carabta iyo Kuwa Africa oo uu ka Tirsan yahay ayaa Qas iyo Qalalase ka socdaa mudo 6 sano ah. Tirab inta la og yahay mudo shan sano ah…
