Xogta 4 Milyan oo Shaqaale ah oo laga Xaday Dalka Maraykanka iyo Tuhuno soo baxaya oo Muujinaya Cida Tuuganimadaas ku Kacday

    Washington 07.June 2015 (SDN/QJ)- Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa sheegay in Xafiiska Maamulka Shaqaalaha ee Maraykanku uu maalinta Isniinta ee soo socota uu bilaabi doono inay ogaysiiyaan shakhsiyaadka uu saamaynta ku yeeshay weerar ballaadhan oo lagu qaaday Shaqaalaha Dawladda Maraykanka. Xafiiskan ayaa ururiya macluumaadka gaar ah ee Malaayiin ka mida shaqaalaha Federaalka ee dawladda Maraykanka…

    Read More

      Magaalada Jigjiga oo lagaga wada hadlayo dagaalka xuduudda Soomaaliya-Itoobiya

      Jigjiga 07.June 2015 (SDN/QJ)- Wada-hadallo u dhexeeyo wafdi dowladda Soomaaliya oo shalay tagay magaalada Jigjiga iyo xubno ka tirsan Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa ka furmay magaaladaas. Wada-hadallada ayaa ku aaddan xal u raadint dagaallo  xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ku dhexmaray ciidamada Liyuu booliis iyo dad deegaanka ah. Guddoomiyaha maamulka gobolka Galgaduud, Xuseen Cali…

      Read More

        Hargeysa Shahaadooyin la guddoonsiiyey 25 hablood oo dhammaystay duruus ku saabsan arrimaha qoyska

        Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)- Arday tiradoodu dhan tahay 25 hablood, ayaa markii ugu horraysay ka qallin-jebiyey culuumta arrimaha qoyska oo ay ku barteen dugsiga Qoys-kaab oo dhawaan laga aasaasay Somaliland. Xaflada qallin-jebinta hablahan oo lagu qabtay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa , waxa ka qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, Xoghayaha Warfaafinta…

        Read More

          Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa kulan-diimeed u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada reer Hargeysa

          Hargeysa 7, Juune, 2015 (SDN/QJ )Mac’adka Faafinta Islaamka ayaa siminaar diini ah u qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Reer Hargaysa. Kulankaas oo ku saabsanaa sidii da’yarta looga wacyi gelin lahaa wixii lid ku ah diinta islaamka, isla markaasna ka soo horjeedka dhaqanka islaamka, waxaana lagu qabtay hotel Shiraaqle ee magaalada Hargeysa. Kulan-diimeedkaas waxaa ka…

          Read More

            Amisom iyo Ciidanka Dawlada oo Hawl gal ku qabqabtay 150 Qof oo Ku eedaysan Alshabaab Deegaanka Ceelasha Biyaha

            Muqdisho  07.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidammada dowladda federaalka ah oo kaashanaya kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM oo xalay howgallo ka sameeyay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa kusoo qabtay in kabadan 150 qof oo qaarkood lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda ayaa sheegay in howlgalku uu…

            Read More

              Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo ku Guulaysatay inuu Boosaaso ka soo daayo Abwaan C.waaxid Gamadiid

              Garowe 07.June 2015 (SDN/QJ)– Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland ayaa Ku Guulaystay Inuu Xabsiga Maamul Goboleedka Punthland Ka Sii Daayo Abwaan Hargeysa Ku Noolaa Oo Arga Gixiso Lagu Eedeeyey. Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Guulaystay Inuu Xabsiga Maamul Goboleedka Punthland Ka Sii Daayo Abwaan Hargeysa Ku Noolaa Oo Arga Gixiso Lagu Eedeeyey ,Sidaana…

              Read More

                Urur Samafal oo Shaaciyay in Xisbiga Waddani uu kala Noqday Gaadhi Landcruiser ah oo ay Hore ugu Deeqeen

                Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Ururka samo-falka Midnimo oo ka hawl-gala gobolada bariga Somaliland ayaa eedayn culus u soo jeediyay Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, kadib markii uu ururkaasi ku qaanabay dibna uga ceshaday gaadhi Lancruiser ah oo hogaanka xisbigu hore ugu deeqay ururka. Tallaabadan ayaa ka dambsay markii ururka Midnimo uu doortay hogaan cusub, isla…

                Read More

                Xiddigadda Caanka Ku Ah Teenista Serena Williams oo Ku Guuleysatey(Franch Open Grand Slam 2015)DAAWO By Jaahuur.

                Paris-June-6-2015-(SDN/QJ) Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaarha waxaynu ula safreynaa xagaa iyo cariga Fransiiska oo lagu kala hayaamey koobka Grand Slam Franch Open. Haddaba Laacibaddan faraha lagaga gubtey ayaa ilaa iyo hadda aan la loowdin Karin waana koobkii 20-aad ee Grand Slam aay ku guuleysatey daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ.  

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo U Socdaalay Dalka Isu taga Imaaraadka + Sawiro+ DAAWO

                  Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa u kicitimay maanta Imaaraadka carabta oo ay weftigu ka heleen martiqaad rasmi ah. Safarkan madaxweyanaha oo qaadan doona dhawr maalmood waxa uu madaxweynuhu saxaafada xog ka siiyey ujeedada socdaalka isaga oo madaxweynuhu sheegay in ay ka wada hadlidoonaan inta ay…

                  Read More

                    Guurtida Somaliland oo Fasax dheer Gashay iyo Gudoomiye Saleebaan oo ku adkaystay Mawqifkoodii Korodhsiimaha

                    Hargaysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gollaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan (Saleeban Gaal) ayaa Mar labbad Xildhibaanada Golaha Guurtida u sheegay in Go’aankii ay mudada ugu kordhiyeen Xukumada uu yahay Mid Sharci ah oo aan ka Noqosho lahayn, Waxa kale oo uu ka Hadlay Xaalinta Colaado ka jirra Taleex iyo Buhoodle waxaanu sheegay in…

                    Read More

                      Baarlamaanka Somalia Oo Ansixiyay Mooshinki Ka Dhanka Ahaa Jubaland

                      Muqdisho 06.June 2015 (SDN/QJ) Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod Aq-labiyad ah ku ansixiyay Mooshinii laga keenay Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo dhawaan laga keenay mooshin, waxaana ogolaaday mooshinka 132—xildhibaan oo ka mid ah 142 xildhibaan oo codkooda dhiibtay. Markii uu furmay kulanka Baarlamaanka Somalia ayay xildhibaannadu billaabeen in ay ka doodaan, iyadoo xilligaas ay…

                      Read More

                        Nuxurka kulan dhexmaray Maareeyaha Wakaaladda Biyaha iyo saraakiil ka socday shirkadaha Awash Weldey & Feljas iyo Masson Contracting Company

                        Hargeysa 06.June 2015 (SDN/QJ)- Saraakiil ka socda shirkado ganacsi oo laga leeyahay dalalka Itoobiya iyo Faransiiska oo ka qaybqaadanaya mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa booqasho ku yimi dalka. Shirkadahan oo magacyadooda la kala yidhaa Awash Weldey & Feljas iyo Masson Contracting Company oo ku guulaystay tartan loo galay qandaraaska biyo-gelinta magaalada Hargeysa ee mashruuca ay…

                        Read More

                          Warbixino Sir Ah Oo Fashilisay In Madaxweynihii Hore Ee Yemen Caawin Jiray Al-Qaacida

                          Sanca 06.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee dalka Yemen Mr. Cali Cabdullah Saalax oo xilka lagaga tuuray kacdoon shacab, ayaa warbixino sir ah oo la helay ku eedeeyeen inuu xidhiidh la lahaa, isla markaana caawimo u fidin jiray Al-qaacidada Gacanta Cadmeed ee la yidhaah AQab (Al Qaeda in the Arabian Peninsula). Sida lagu iftiimiyey warbixino baadhitaanno…

                          Read More