“Deegaanka waxa ku jira Xubin aan is-odhan karo Wasiirkaba way ka shilistahay” Aadan Dhoola Yare
Hargaysa 04.June 2015 (SDN/QJ)-Aadan Axmed Cilmi (Aadan-Dhoolayare) oo xil-wasiirnimo ka soo qabtay xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale tiraba laba jeer, xilliganna ka tirsan Xisbiga Muxaafadka ah ee Kulmiye, ayaa markii u horeysay si faahfaahsan u sharraxay sababtii uu ku kalliftay inuu isu-sharraxo Doorashadii Goleyaasha deegaanka ee dalka qabsoontay dabayaaqada sannadkii 2012-dii. Aadan Dhoola-yare, ayaa ka hor…
