Qaabka somaliland Cadkeedii Uga Ridatay Qaramada Midoobay una ogolaatay in Qaxoontigu dekedaheeda ka soo degaan DAAWO
Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in qaxootigii ka imanayey dalka yaman ee dhowaan la hakiyey dib loogu ogolaaday inay ku soo degaan ciidda Somaliland ugana sii gudbaan dalalkoodii, ka dib markii ay hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan qaxootigu aqbaleen dalabaadkii Xukuumada JSL shuruudaha uga dhigtay soo dhoweynta qaxootigaasi. Md cali maxamed…
