Farriintii Ugu adkayd Uguna Dambaysay ee Gudiga Heerka qaran ee Qabanqaabada Xuska 18 May DAAWO

    Hargaysa 17.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida qabanqaabada heer qaran ee xuska sanadguurada 24 ee 18may ayaa shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada hargaysa waxay kaga hadleen udiyaargarawga munaasibada 18may. wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade oo ah gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18may oo bulshada halka fariin uga diray Dhankeedana wasiir ku…

    Read More

      “Garsoorka Doorashooyinku Waa Gudida Koomishanka,Waxaana Doorashada Dib u dhigay Madaxweynaha…” Xoghayaha Siyaasada Waddani

      Hargeysa, 17 May 2016 (SDN/QJ)-Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Waddani Maxamuud Raage Ibraahim, ayaa saluug wayn ka muujiyay muddo kordhinta golaha guurtidu u samaysay xukuumada Madaxweyne Siilaanyo, Isla markaana wuxuu golaha guurtida ku tilmaamay kuwa meesha ka saaray shaqadii komishanka doorashooyinka loo igmaday inay dhex u noqdaan tartanka doorashooyinka. Masuuliyiinta xisbiga waddani ayaa shalay dalka ku…

      Read More

        Nuxurka Warbixin Daaha Ka Faydday Caqabado Somaliland Haysta Oo Xataa Aanu Aqoonsi Caalami ahi Waxba Ka Beddeli Karin

        Hargeysa:May,17,2015(SDN/QJ)-Khubaro u dhashay qaaradda Afrika, ayaa  soo saaray Warbixin daaha ka faydday  in aqoonsi la’aantu dhibaato joogto ah ku hayso Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana ay jiraan dhibaatooyin aan xal degdeg ah loo heli karin xitaa haddii ay Aqoonsi buuxo caalamka ka hesho. Warbixin ay soo saareen khabiiro ka tirsan Mac-hadka la yidhaa Brenthurst Foundation oo…

        Read More

          Ciidamada Nadgelyada Waddooyinka Garowe Oo Raacdo Ugu Jira Gaadhi Xalay Rasaas Ku Riday Kooxo Wariyayaal ah Oo Ka Hawgelayey Warbaahinta Puntland

          Garowe:May,17,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Nabadgelyada Waddooyinka Maamulka Puntland, ayaa raacdo ugu jira Gaadhi nooca Raaxada ah oo la sheegay inuu xalay  Rasaas ku riday Wariyayaal ka Hawlgal Warbaahinta Maamulka Puntland, kuwaas oo aan wax khasaare ahi kasoo gaadhin. Taliyaha Taraafikadda Gobolka Nugaal ayaa sheegay maanta oo sabti ah in ilaa Xalay Ciidamadu ay ku Raad joogaan Gaadhi  la…

          Read More

            Kenya Oo Sheegtay Inay Qabatay Sarkaal Hawl Muhiim ah u Hayey Xoogagga Al-shabaab

            Mombasa:May,17,2015(SDN/QJ)-Saraakiil sare oo katirsan Ciidamada Kenya, ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Sarkaal katirsanaa Kooxda Al-shabaab oo la sheegay inuu Gobolka Xeebta ka ururin jirey Dhaqaale Tiro badan, isla-markaana qorista dhalinyarada ku hawllanaa. Taliyaha ciidamada booliska ee magaalada Mombasa Robert Kitur ayaa sheegay iney qabteen 45 sano jir lagu magacaabo Cabdalle Saalim Bindo, kaasi oo…

            Read More

              Maraykanka Oo Diyaaradihiisa Ka Mamnuucay Inay Isticmaalaan Hawada Somalia Iyo Sababaha Keenay

              Washington:May,17,2015(SDN/QJ)-Dalka Maraykanka, ayaa dhammaan shirkadihiisa diyaaradaha ka Mamnuucay inay isticmaalaan Hawada Dalka Somalia, isla-markaana ay ka degeen Garoomada ku yaalla Dalkaas, iyadoo sababtana lagu sheegay inay ka jirto Halis Ka iman karta Dhinaca Kooxda Al-shabaab. Wasaradda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa dalka Soomaliya ku dartay liiska wadamada ay haboon tahay in laga feejignaando Garoonadooda diyaaradaha….

              Read More

                Mooshin Madaxweyne Gaas Laga Geeyey Baarlamaanka Oo La Laalay Iyo Qoddobada Loo Daliishaday Laalistiisa

                Garowe:May,17,2015(SDN/QJ)-Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Puntland, ayaa laalay mooshin xubno Golahaas kamid ahi ka Gudbiyeen Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Mooshinkan, ayaa salka ku hayey in Madaxweynaha loogu yeeddho kal-fadhi aan caadi ahayn oo Goluhu yeeshaan, kaas oo sida la sheegay in saxeexeen Mudanaal tiradoodu tahay 21-mudane. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire oo soo saaray warbixin uu kaga…

                Read More

                  “Wixii aanu doonaynay inuu dalkayaga u qabsoomo wixii ka turjumayey ma aanu arag. Ilaa intaa……”Wasiir Xirsi

                  Dubai:May,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Natiijada wada-hadallo waftiga la socdaa dalka Imaaraadka kula qaateen Shirkado la doonayo inay Maalgashi ku sameeyaan Dekedda Berbera oo la damacsan yahay in la casriyeeyo. Wasiirka oo  xilli uu shir shirkadahaas qaarkood ay  la lahaayeen uu kasoo baxay ay saxaafaddu la kulantay, ayaa rano xumo ka…

                  Read More

                    Horjooge Sare Oo Kooxda Daacish Katirsanaa Oo Maraykanku Sheeegay Inay Duqayn Ku Dileen

                    Raid:May17,2015(SDN/QJ)-Maraykanku waxa ay sheegeen inay duqayn diyaaradahoodu sameeyeen ay ku dileen Hoggaamiye Sare oo katirsanaa Kooxda Daacish ee ka dagaallanta Dalalka Syria iyo Ciraaq. Warkan oo ay sii daysay Wasaaradda Gaashaandhigga Dalkaasi, ayaa lagu sheegay in Hoggaamiyaha la dilay lagu magacaabi jirey Abu-Sayaaf, isla-markaana in badan dilkiisa laga shaqaynayey. Hoggaamiyahan oo lagu dilay Saldhig ay…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Ciidamada Amaanka ku amartay in Cidii isku dayda inay dilaan ay Iyagu Khaarajiyaan DAAWO

                      Hargaysa 17.May 2015 (SDN/QJ)- Waxay Shalay Galab Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Xabaalaha Naasa hablood aas qaran loogu sameeyay Laba Askari oo ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo ku Geeriyooday Halgal ay ka fulinayeen Cidhifka Galbeed ee Caasimada hargaysa gaar ahaan Bogcad ay laba reer isku haysteen Lahaanshahooda. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa…

                      Read More

                        Jaamacad Siyaasadaha caalamka lagu barto oo abaalmarin ku bixisay Warbixin Somaliland laga qoray oo talooyin loogu jeediyey Ingiriiska

                        London, 17 May, 2015-(SDN/QJ)- Machadka Culuumta Siyaasadda ee Jaamacadda Kings ee Ingiriiska, ayaa abaalmarin ku bixiyey qoraal ugu baaqay Xukuumadda Britain inay ka faa’iidaysato fursado dhinaca Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo Istaraatijiyadda ah oo ku jira Aqoonsi ay u fidiso Jamhuuriyadda Somaliland, si nidaam cusub oo diblomaasiyadeed iyo arrimo dibedeed caalamka ka abuurto. Barnaamij tartan oo Jaamacadda…

                        Read More

                          “Weli qorshihii wuu socdaa in dib looga furo Xafiiskii UNSOM ee Hargeysa,Waxaase ka Warwarsanahay Burburka ku Yimid Wada hadalkii Somaliland Vs Somalia” Ban Ki Moon

                          New York 17.May 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Qaramadda Midoobay Ban ki-Moon, ayaa sheegay inay socoto qorshihii Xafiis UNSOM leedahay looga furi lahaa Hargeysa, isla markaana qoraal dhinacyada ugu muhiimsan ee ay kala shaqeyn doonaan Somaliland u gudbiyeen. Mr. ki-Moon oo Warbixinta afartii bilood ee sannadkan ka dhacay Somaliland iyo Soomaaliya u gudbiyey Golaha Ammaanka, ayaa sheegay…

                          Read More

                            “Ma Jiro Khilaaf Ka Dhexeeya Guddoomiyaha Ucid Iyo Musharaxa Madaxweynaha” Xoghaye ku Xigeenka Ucid DAAWO

                            Hargaysa 16.May 2015 (SDN/QJ)xoghaye-ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa ka hadlay tartanka ka dhexeeya xisbiga WADDANI isagoo sheegay inuu xisbiga UCID ka taageero badan yahay. Cabdinasir Qodax waxa uu sheegay in aan wax khilaaf ahi ka dhexeayn guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa jagada Madaxwayne ee Jamaal Cali Xuseen oo la…

                            Read More

                              Dawlada Somaliland oo Midowga Yurub u Gudbinaysa Dacwad ka Dhan ah Safiirka Midowga Yurub ee Somaliland iyo Somalia Iyo Qoonsiga Jira

                              Hargeysa 16.May 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inay diyaarinayso dacwad ay u gudbinayso xarunta guud ee Midowga Yurub ee ku taala magaalada Brussels ee wadanka Biljamka, taas oo ka dhan ah safiirka Midowga Yurub ee Somaliland iyo Somaliya danjire Michele VervoneDurso. Ma jiro war rasmi ah oo…

                              Read More

                                Madaxweyne Xigeenka Somaliland oo Socdaal Ku Tagay Magaalada Boorama iyo Soo dhawaynta loo sameeyay DAAWO

                                Hargaysa 16.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Boorama, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey dhamaan magaalooyinkii gobolkaa ee uu sii maray sida Goroyacawl, Dila iyo Boorama, Madaxweye ku xigeenka iyo weftigiisu waxay dadweynaha gobolada Galbeedka Somaliland kala qayb geli doonaan xuska…

                                Read More

                                  “ Madaarkaad Xaafadda Ku Sheegayso Cigaal International Ayaa Ku Qoran , Cigaal Yuu Aha Ma Xaafadaasu Ahaa Waar Xishooda Madax Dhaqameed Ayaad Tihiine ..” Suldaan Cawil Fiiqle

                                  Hargaysa 16.May 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Cawil Fiiqle oo ka mid ah madax dhaqameedka Reer Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Sudlaan ka soo jeeda Beesha Degta Galbeedka Hargaysa oo Shalay af lagaadeeyay Madaarka Hargaysa  . Suldaankaas shalay hadlay oo ka soo jeeda Beesha Degta Galbeedka Hargaysa ayaa madaarka Hargaysa ku tilmaamay…

                                  Read More

                                    Mudane ka Mid ahaa Afartii Xildhibaan ee ka soo Horjeestay Mudo Kordhinta Madaxweyne Siiilaanyo oo Dareenkiisa cabiray

                                    Hargeysa 16.May 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali Xasan, oo ka tirsan Xilidhbaanada Golaha Guurtida, isla markaana ka mid ah afartii Xildhibaan ee diiday muddo kordhinta ay Guurtidu u sameeysay Xukuumadda, ayaa naqdiyay muddo kordhinta. Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali isaga oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa Madaxweynaha kula taliyey inuu xilka…

                                    Read More

                                      Muqdisho: Madaxweynaha Somalia Oo Ka Qaybgalay Orod

                                      Hargeysa, 16 May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, sannadguuradii 72-aad ee ka soo wareegtay munaasabadda 15-ka May oo ah markii la aasaasey dhaqdhaqaaqii xornimadoonka ee ay horkacayeen dhalinyaro Soomaali ah. Munaasabaddaasi awgeed ayaa Madaxweynaha oo ay wehliyaan kumanaan qof waxaa…

                                      Read More