Waddada Tagta Garoonka Aadan Cadde Oo Laga Mamnuucay Inay Gaadiidka Bajaajtu Adeegsadaan
Muqdisho:May,16,2016(SDN/QJ)-Gaadiidka Bajaajta yaryar ayaa Ciidamada Ammaanku ka Mamnuuceen inay Maraan Waddada Tagta Garoonka Aadan Cadde International Airport. Sidoo kale mootooyinka Bajaajka ayaa laga mamnuucay inay dhigtaan banaanka hore ee Garoonka Muqdiso oo dadka ay kasoo qaadi jireen, waxaana gabi ahaanba loo diiday inay halkaasi dhigtaan. Guddoomiyaha Iskaashatada Gaadiidka Bajaajka ee Gobolka Banaadir, Mahdi Faarax, ayaa…
