Man City oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Aston Villa Markii 3-2 Iskaga Fujisay(DAAWO) By Jaahuur.

London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u…

Read More

    Meydka Sarkaal Kenyan Muslim ahaa Oo Shabaabku Kusoo Bandhigeen Gudaha Dalka Somalia

    Bardhere:April,26,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Ururka Al-shabaab, ayaa Baahiyey muuqaalka Meydka Sarkaal Keynan ahaa oo ka Barbar dagaallamayey, kaas oo aan la caddaynin sababta geeridiisa. Sarkaalkan Meydkiisa lasoo bandhigay, ayaa Magaciisa lagu sheegay Ramsi, waxana Muuqaalka kasoo muuqday Afhayeenka Kooxda Sheekh Cali Dheere oo Tacsiyadaynaya Sarkaalka Saaxiibkood ahaa ee Geeriyooday. Muuqaalkan oo soconaya ilaa lix daqiiqo ayaa ugu horeyn…

    Read More

      Magacyada Masuuliyiin Siyaabo Kala Duwan Gudaha Muqdisho Loogu Laayey Oo Aan Cid Dishay La Aqoon

      Muqdisho:April,26,2015(SDN/QJ)-Toogashada qorshaysan ee loo geysanayo Masuuliyiinta Xukuumadda katirsan iyo kuwa  ammaanka ku shaqada leh, ayaa kusoo badanay Magaalada Muqdisho, waxana shalay ilaa iyo maanta Dilal loo geystay Tiro masuuliyiin ahayd oo aan cid dishay la aqoonsan. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliya, ayaa waxaa duhurnimadii maanta lagu dilay Isgoyska KPP ee Degmada Hodan ee Bartamaha…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-doon ah Oo Saaka Loo Ballansanaa

        Hargaysa:April,26,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilaanyo), ayaa Maanta Salaad Roob doon ahayd  kala qaybgalay Kumanaan Qof oo Reer Somaliland. Salaadda Roob doonta ah oo uu hore Madaxweyne Siilaanyo  u iclaamiyey, ayaa laga Oogay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka, waxana uu madaxweynaha iyo inta Badan Xubnaha Xukuumaddiisu salaadaas ku tukadeen Masaajidka Tabliiqiyiinta ee ku yaalla Dhinaca…

        Read More

          Marwo Fadumo Siciid Lataliyaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro ee arimaha Dibada oo London lagu soo dhaweeyey

          London 26April15 (SDN/QJ) Waxa lagu soo dhaweyey  Gegida diyaaradaha ee caalamiga Heathrow International Airport ee magaaladda London Faadumo Siciid oo ah Lataliyaha Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ee arimaha Dibada ,Waxa kusoo dhaweeyey tageerayaal fara badan oo xisbiga waddani iyo madaxda ugu sareysa ee xisbiga Waddani. Marwo Faadumo Siciid  waxay ka warantay arimo badan oo…

          Read More

            (DHEGEYSO)Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen “Marka la gaaro 26ka Juun Somaliland waa Wadatashi ama kala tashi

            Seattle April 26,2015(SDN/QJ)-Wareysi aanu la yeelanay musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu inooga waramay safar uu haatan ku marayo qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America. Musharuxu Waxa uu inooga waramay mawqifka mucaaridka ee ku wejahan Doorashooyinka dib u dhacay, qadiyada maalgashiga Dekeda Berbera iyo doorka sharciga ah ee madasha Wadatashiga…

            Read More

              Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Shacabka Somaliland Baaq La Yaab leh usoo diray, Kana Codsaday Inay Gurmad Ugu Fidiyaan Dhinaca Dhismaha Dawladda

              Muqdisho:April,26,2015(SDN/QJ)-Maxamuud Axmed Nuur Tartsan, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir, ayaa shacabweynaha Somaliland ujeediyey  inay inay u fidiyaan Gurmad la xidhiidha sidii ay Walaalahooda Soomaalida Koonfureed ugu dhisi lahaayeen Dhismaha Dawlad loo aayo. Mudane Tarsan, ayaa sheegay in maadaama Koonfurta Soomalia ay ku guuldarraysatay inay muddo dheer dhistaan Dawlad loo aayo, ay haatan lagama maarmaan tahay…

              Read More

                Ciidamo Ethiopian ah Oo Sarkaal Sare Ku Jiro Oo Shabaabku Ku Laayeen Gudaha Gobolka Bakool

                Xudur:April,26,2015 (SDN/QJ)-Wararka laga helayo Dagaallo Al-shabaabku la galeen Ciidamo Ethiopian ah oo ku sugan Gobolka Bakool, ayaa sheegaya in halkaas ay ku dhinteen Ciidamo Ethiopian ah oo uu ku jiro Sarkaal Sare oo ciidankaas ka tirsanaa. Dagaalkan dhex-maray Al-Shabaab iyo Itoobiya ayaa lagu warramayaa inuu dhacay kadib markii xoogagga Al-Shabaab ay Laba weerar oo dhabbo-gal…

                Read More

                  Al-shabaab Oo Macallimiin Kenyan ah Afduub Ku Kaxaysatay

                  Mandhera:April,26,2015(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo looga shakiyey inay Shabaab katirsan yihiin, ayaa afduub u geystay laba macallin oo kenyan ahaa meel u dhaw deegaanka Mandhera ee Gobolka W/Bari Kenya. Afduubkan, ayaa dhacay xalay Makhribkii, waxana la sheegayaa in Macallimiintaasi ay haatan gacanta ugu jiraan Kooxda Al-shabaabka ee deegaanadaas afduubyo badanka fulisay. Gudoomiyaha magaalada Mandhera Alex Nkoyo, ayaa…

                  Read More

                    Qoraal Sir ah oo Gudoomiye C.raxmaan Cirro u diray Wadanka Finland kuna cadeeyay inuu ogolaanayo hannaanka Federaalka Somalia AKHRI

                    Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ku kacay arrimo dhabar jab ku noqonaya qaranimada somaliland iyo madaxbanaanideeda ay muddadaas 24-ka sanno shacabka Somaliland tacab iyo tamarba ku bixiyeen,ka dib markii guddoomiye Cirro uu warqad u diray dawladda dalka Finland taas oo…

                    Read More

                      “Wali ma arag qof Somaliland ah oo Xamar Dhibaato Ka sheeganay,Iyo Muwaadin Somaliland ah oo Soo Bandhigay Tacadigaas” Taliye Gaafow Iyo Muwaadinkan DAAWO

                      Muqdisho 26.April 2015 (SDN/QJ)-Taliyaha laanta Socdaalka Somaliya Gen Cabdillaahi Gaafow ayaa ka jawaabay muwaadin dhawaan ka deggay garoonka diyaaraha ee muqdisho isagoo ku safraya baasboorka Somaliland  isagoo garoonkaasi lagu tacdiyay. Cumar Jaamac Faarax, oo ka mid ah Masuuliyiinta hay’addaha Samofalka, islamarkaana ah Muwaadin reer Somaliland ah ayaa Somalia oo takoortay Basboorka Somaliland oo uu sitay,…

                      Read More

                        Kulan lagaga arrinsanayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargaysa oo Mas’uuliyiin kala duwani ka qayb galeen DAAWO

                        Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ) Kulan lagaga hadlayay biyo balaadhinta caasimada Somaliland ee Hargasya oo lagu qabtay xarunta dawlada Hoose ee magaalada Hargaysa,kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiinta dawlada hoose ee Hargaysa iyo Masuuliyiinta Wakaalada Biyaha aya ka wada hadlay biyo balaadhinta Caasimada Hargaysa. Masuuliyiinta Wakaalada biyaha Magaalada Hargaysa ayaa warbixin siiyay masuuliyiinta dawlada hoose…

                        Read More

                          Beesha Caalamka Iyo Go,aaminta Tallaabada Laga Qaadayo Masuuliyiinta Caqabadda Ku Ah Doorashada Somaliland AKHRI

                          Nairobi, 26 April 2015 (SDN/QJ)-Wakiiladda beesha caalamka u fadhiya caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa kulamo ka yeeshay xaaladda doorashooyinka Somaliland,  isla markaana isla qaatay talaabooyin ay ugu tala galeen in laga qaado shakhsiyaadka caanka ah ee carqaladda ku ah in doorashooyinku ku dhici waayaan waqtigoodii, haatana u xusul duuban suuragelinta muddo kordhin siyaasiya oo…

                          Read More

                            Shirkii Nabada Deegaanka Buuhoodle oo la soo Khatimay iyo Qodobo Xumad Jabin ah oo ka soo baxay DAAWO

                            Buuhoodle 26.April 2015 (SDN/QJ)-Shirkii nabadaynta degaanada gobolka buhoodle ayaa si rasmi ah loogu soo gabo gabeeyay Tuulada  baliga Aadan Waal oo isla deegaankaas ah. Abwaan Cabdi Food oo ka Mid ahaa ergooyinkii ka qayb galay Shirkaas ayaa Khadka Telefoonka ugu Sheegay Shabakada Qurbejoog.com in Natiijada ka soo baxday Shirkaasi ay daaran tahay sidii loo Xoojin lahaa…

                            Read More

                              Shirgudoonka Guurtida Somaliland oo Dood Sharci geliyay Mawqifka Beesha Caalamka Ee Jadwalka Komishanka Doorashada U Soo Gudbiyay Golaha Guurtida

                              Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ) Wefti ay hogaaminaysay Miss Cat Evan, Safiir Ku-xigeenka Safaaradda Ingirisku uu ku leeyahay Waddanka Ethiopia, oo ka koobna 4 xubnood ayaa la kulmay Shir-guddoonka Golaha Guurtidda. Dhinaca Golaha guurtida waxaa kulanka goob joog ahaa Ku-simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Mudane Siciid Jaamac Cali, Guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee Golaha Mudane…

                              Read More

                                “Xil ka qaadistayda ka Timi Madaxweynaha iyo Ansixintii labada Gole Waxay Ku Xalaaleeyeen Sune Khaldan” Gudoomiyihii Hore ee Maxkamadda Sarre

                                Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil  Cali  ee Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed (Siillaanyo) Xilka ka Xayuubiyey, ayaa sheegay in  Xilka xayuubintiisa aanay madaxweynaha iyo golayaasha Baarlamaanka Somaliland dariiq Sax ah u soo marin isaga oo ku dooday in sifo sharciga baal barsan labadda dhinacba u mareen arintaasi. Yuusuf Ismaaciil  Cali…

                                Read More

                                  Barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo Gunaanadkiisii abaalmarino lagu Gudoonsiiyay Shan tartame oo Guulaysatay

                                  Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina-weris), ayaa abaalmarinno muhiim ah guddoonsiiyey shan xubnood oo ku guulaystay barmaamijka Bandhig-hibeedka Somaliland oo dhawrkii bilood ee u dambeeyey ka socday Telefishanka Qaranka. Xaflad loo sameeyey gunnaanadka iyo bixinta abaalinta Barmaamijka Bandhig-hibeedka Tv-ga Qaranka oo lagu qabtay hoolka shirarka ee…

                                  Read More