“Been-abuur Kasta & Dacaayado Loo Sheego Shacabka Qiimaha Leh Ee Somaliland Waa Qaar Aan Cidna Wax U Tarayn” C.raxmaan Cirro

    Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa si adag uga jawaabay hadalo muddooyinkii danbe lagaga faafiyey oo ku saabsanaa in uu kulan la qaaday madaxweynaha dawlada Somaliya iyo sida oo kale in uu warqad uu nidaamka faderaalka uu ku taageeraayo u diray dawlada Finland, waxaana wararkaas ku tilmaamay ku…

    Read More

      “Waa Kuu Nasiib Daro Madaxweyne Mar Hadii Waxii Aad Shalay Ka Qaylinaysay Aad Maanta Ku Dhaqmayso” Xildhibaan Buubaa

      Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa ka waramay walaaca xisbigoodu uu ka qabo in guuridu ay mudo kordhin siyaasi ah samayo, waxa ay ka yeelayaan xukuumadda marka ay mudo xileedkeedu uu dhamaado 26-ka Jun iyo warar warbaahintu baahisay oo sheegayay in gudoomiyaha xisbiga Waddani uu kulan…

      Read More

        Madaxweyne Al bashiir oo Mar kale loo Cumaamaday Hogaaminata Sudan iyo dhaleecaynta caalamka

        Khartoum 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xisbiyada waaweyn ee mucaarada ayaa horay u qaacaday doorashada dalka Suudaan kuwaasoo warbaahinta iyo ururrada bulshada ku eedeeyey in ay muujiyeen in aysan jirin cid kale oo la baratamikarta madaxeynaha talada haya. Guddiga doorashada ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweyne Al-bashiir uu ku guuleystay doorashadii ka dhacay dalka Suudaan taasoo socotay muddo…

        Read More

          Madaxweynaha oo furay kal-fadhiga lixaad ee baarlammaanka federaalka ah

          Muqdisho 27.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay kal-fadhiga lixaad ee baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Af-hayeenka baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ugu horrayn hadal ka jeediyay madasha ayaa xildhibaannada ku baraarujiyay inay u diyaar garoobaan fulinta hawlaha laga sugayo. Ugu dambaynna madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud…

          Read More

            Golaha Wakiilada oo beeniyay in Gudoomiyahoodu qoraal Lidi ku ah Somaliland u qoray Finland DAAWO

            Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland C.risaaq Siciid Ayaanle ayaa Been aan Sal iyo raad toona lahayn waxa uu ku tilmaamay qoraal lagu faafiyay Wargaysyada iyo Mareegaha Bulshada oo sheegayay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu warqad u qoray dalka Finland taas oo uu ku sheegayo inuu ogol yahay Nidaamka Federaalka Somalia…

            Read More

              “Horena Waa loo Kordhiyay Maantana Waxay Gudidii Doorashadu Tidhi Wakhti ma hayno Markaa Dawlad la’aani dhici mayso” Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

              Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Saleebaan Gaal Ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka hadlay dib u dhaca doorashada ku yimid iyo doorka Golaha Guurtida ee dhamaadka Mudo Xileedka Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa. https://www.youtube.com/watch?v=JnoICz3asUA&feature=youtu.be

              Read More

                Daawo:Shirkada Is Gaadhsiinta Telesom Oo Maanta Adeeg Cusub Oo Lagu Isticmali Doono Shilinka Somaliland Ku Soo Kordhisay Adeega Zaadka

                hargeisa 27/4/2015(SDN/QJ)shirkada is gaadhsiinta telesom ayaa maanta adeega cusub oo  lagu isticmaali doono shilinka somaliland ku soo kordhiasy adeega zaadka iyadoo adeegani uu wax wayn ka tari doono sicir bararka aafeyey  ganacsada somaliland sidoo kalena qiimo u yeeli doona shilinka somaliland hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Dawladda Soomaaliya Oo Laba Markab u Dirtay Shacabkeeda Ku Tabaalaysan Dalka Yemen Iyo Golaha Baarlamaanka Oo Bixiyey Lacagta Lagu Kireeyey

                  Muqdisho:April,27,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Federal-ka Somalia, ayaa laba markab u dirtay Dadka Soomaaliyeed eek u dhibaataysan Dalka qalalaasuhu ka jiro ee Yemen. Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa isagu bixiyey amarka ay labadaas markab ku dhaqaaqeen, waxana la filayaa inay dhawaan soo rari doonaan Dadweyne ku dhibaataysan  Dalka yemen. Labadan markab ayaa…

                  Read More

                    Somaliland Oo Kaalin Sare Ka Gashay 158-Waddan Oo Heerkooda Farxadeed La Cabiray

                    Hargeysa:April,27,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa kaalin sare ka galay Dalal  tiro badan oo la cabiray Heerka ay marayso Xaraaradooda Farxaddu. Dalalka Faraxaddooda la cabiray, ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 158-Waddan oo ku kala yaalla qaarado kala duwan oo caalamka ah, waxana Somaliland ay gashay Kaalin aan laga filaynin markii hore. Daraasaddan caalamiga ah oo ah tii saddexaad…

                    Read More

                      Kooxda Islaamiyiinta Syria Ee Nusra Oo Xorriyadoodii u Celisay Laba Muwaadin Oo Dalka Sweden u Dhashay

                      Raghah:April,27,2015(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta Waddanka Syria ee Al-nusra, ayaa sii daysay laba muwaadin oo waddanka Sweden u dhalatay, kuwaas oo ay muddo dheer afduuub ahaan u haysteen, sida ay wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi shaacisay. Labada qof ayaa la sii daayey maalintii Jimcaha, waxaana ay hadda dib ula midoobeen qoysaskoodi, balse magacyada labadan qof ayaan si rasmi ah…

                      Read More

                        Muran Ka Taagan Kooxo Ruush ah Oo E-mail-ka Madaxweyne Obama Jabsaday iyo Waxyaabaha ay Daalacdeen

                        Washington:April,27,2015(SDN/QJ)-Budhcad dhinaca internetka oo la filayo inay Ruush yihiin, ayaa  jabsaday E-mail-ka gaarka ah ee Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Sida uu qoray Wargeyska New Times, kooxaha Budhcadda dhinaca Internetka ah, ayaa la sheegayaa inay  yihiin kuwii hore u jabsaday Computorka Aqalka Cad, waxana ay haatan udhaceen E-mailka gaarka ah ee Madaxweynaha waddanka Maraykanka. Budhcadda Internetka…

                        Read More

                          Dhaawac La Gaadhsiiyey Maayarkii Degmada Balligudbadle Iyo Sababta Keentay Oo Si Weyn Loo Hadal hayo

                          Balligubadle:April,27,2015(SDN/QJ)-Cabdi Iimaan Jaamac oo ah Maayarka Degmada Balligubadle, ayaa dhaawac loogu geystay Gudaha Magaalada Balligubadle xilli uu ku jirey Hawlihiisa shaqo ee caadiga ah. Sababta dhaawaca Maayarka, ayaa la sheegay inay tahay kadib markii ay Dawladda Hoose Ku dhaqaaqday Hawlo waddo-mariseed, kuwaas oo keenay in dadka qaarkii arrimahaas ka horyimaadaan, isla-markaana ay arrintu gaadho gacan-ka-hadal….

                          Read More

                            Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo Ku Dhawaaqay In Tallaabo Laga Qaadi Doono Kooxo Ciidankiisa katirsan Oo Askari Maxkamad Xoog Kagala Baxay

                            Garowe:April,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Askar ciidankiisa katirsan Oo Dhawaan Askari si xoog ah kagala baxay Maxkamad lasoo taagay. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in maxkamad la horkeeni doono Askartaas ku dhaqaaqday tallaabadaas oo dhacday 16-Kii bishan April ee aynu ku jirno. Maxamed Cabdi C/laahi, ayaa loo…

                            Read More

                              Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka oo eeda dib u dhaca doorashada dusha ka saaray Komiishankii ka Horeeyay DAAWO

                              Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Komishanku waxay sheegeen in aanay sanad iyo bilo aanay doorashada qaban karin. Xukuumadana xilkii ay haysay waxa uu kaga eegyahay 26 june ee sanadkan. Mucaaradkii waxay ku adkaysanayaan inaan xukuumadu xiligii loo doortay aanay maalin la dhaafay, Xukuumaduna waxay sheegtay in dhankeeda ay doorashada u diyaar tahay dibu dhacana aanay sababtiisa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Si Rasmi ah Golaha Guurtida uga Dalbaday Mudo Kordhin ay ku xalaaleeyaan Mudo Xileedkiisa dhamaadka ah

                                Hargeysa, 27 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),  ayaa codsi ku saabsan wakhtiga ay gudida doorashooyinka Somaliland u cayimeen Doorashooyinka Madaxtinimada Iyo Golaha Wakiilada u gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland. Soo jeedintan oo ku taariikhaysan 22-ka April, 2015 oo nuqul ka mid ah ay Shabakada Qurbejoog.com heshay ayaa  u dhignaa Ujeedo:- Gudbin…

                                Read More

                                  Ururka Solja oo Tababar Sadex Gobol isugu Geeyay Magaalada Boorama u soo Khatimay DAAWO

                                  Boorama 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay gudoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee Solja, halkan ka daawo.

                                  Read More

                                    Siyaasiga Axmed Cumar Xamarje oo Gudoomiye Cirro ka difaacay inuu Turkiga isku arkeen Madaxda Somalia

                                    Hargeysa, 27 April 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje,oo hadda ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani horena u ahaa badhasaabkii gobalada Maroodi-jeex iyo Togdheer, ayaa beeniyay in guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro uu wadanka Turkiga kula kulmay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika…

                                    Read More