Saylici Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Nuxurka Faahfaahin Uu Ka Bixiyey Kulamadii Uu Dibadda Kusoo qaatay

    Hargeysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay, waxana Soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey Garoonka Cigaal International Airport. Mudane Saylici, ayaa safar Muddo bil kabadan qaatay ugu maqnaa Dalal ku yaalla Koonfurta Maraykanka, waxana uu warbixin ka Bixiyey Kulamo uu la qaatay Jaaliyaddii Reer Somaliland ee ku sugnaa Dalalkii uu Booqashada…

    Read More

      Ujeedadda Wufuud Reer Galbeed ah Oo Maanta La Filayo Inay Hargeysa Yimaadaan Iyo Warwarka Madaxtooyada Oo Sii Badanaya

      Hargaysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Wufuud sare oo katirsan Dalalka Reer Galbeedka, ayaa la filayaa inay Maanta soo gaadhaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana hoggaaminaya Saraakiisha Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Magaalada Addis Ababa. waftigan ayaa ujeedadiisa lagu sheegay inay u socdaan gudoomiyaha gollaha guurtida somaliland,Md.Saleebaan Maxamuud Aaadan(Gaal),oo ay kulan ,kala yeelan doonaan hadalo ay ka biyo diideen oo ka soo…

      Read More

        Indonesia Oo Xalay Dilal Ku Fulisay 8-Qof Oo Hore Maxkamdi Xukun Ugu Ridday Iyo Reer Galbeedka Oo Qaylo Miciin Biday

        Jaharta:April,29,2015(SDN/QN)-Dawladda Waddanka Indonesia, ayaa Aakhirkii Habeenkii xalay fulisay Dilalka Siddeed qof oo hore in la dilo loo qorsheeyey, kuwaas oo maxkamaddi ku heshay dambiyo la xidhiidha Daroogo ay si sharcidarro ah u iibinayeen. Xeer Ilaaliyaha Guud Indonesia Eddy Arta Wijaya oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in Dowladda Indonesia ay xukun dil ah ku fulisay…

        Read More

          Kooxo Al-shabaab Looga Shakiyey Oo Xalay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Gudaha Magaalada Wajeer Ee Dalk Kenya

          Wajeer:April,29,2015(SDN/QJ)-Kooxo lagu tuhunsan yahay inay yihiin Al-shabaab, ayaa xalay weerar qorshaysan ku qaaday Gudaha Magaalada Wajeer ee W/Bari Kenya, waxana ay Beegsadeen Goobo Gaar ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya in rag ay weerarka ku qaadeen xarunta degmada Wajeer iyo Xafiiska Gudoomiyaha magaalada Wajeera, isla-markaana ay Khasaare geysteen, balse wali xaqiiqada lama hayo. Dagaal muddo…

          Read More

            Hoos udhaca Dakhliga Oo Keenay In Wasiir Samsam Xilka Ka Qaaddo Maamulayaasha Kastamada Galbeedka Dalka

            Hargaysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Warar Hoose oo laga helayo Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda, ayaa sheegay in Wasiir Samsam Cabdi Aadan xilalkii ka qaadday Maamulayaashii Qaarkamid ah Kastamada Galbeedka Dalka, kadib markii ay Maalmahan dambe si isdaba jooga ah usii yaraanayeen Lacagihii Dakhliga ahaa ee Dalka soo geli jirey. Sida Xoguhu sheegayaan, waxa Wasiir Samsam, ay xilalkii ka qaadday Maamulayaashii Kastamada…

            Read More

              Xisbiga Waddani oo Mawqif adag iska taagay Xadhiga Gudoomiyihii Xuquuqul Iinsaanka DAAWO

              hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Xadhiga Guuleed Axmed oo ahaa Gudoomiyihii Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Hargeysa ku taal kaas oo Xukuumadu Ku xidhay Mudo laba Todobaad ka hor ah kadib markii uu ka hadlay dareenkiisa ku aadan fulinta Xukunada Qisaasta ah.

              Read More

                “Saacadii Guurtidu Shaqadeeda Qabsan Lahayd Baa La Gaadhay” Jaamac Shabeel

                Hargeysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac-shabeel) ayaa sheegay in Golaha Guurtidu awood Dastuuriya u leeyihiin inay muddo xilkeed u kordhin karaan Xukuumadda iyaga oo qiimaynaya xaalada iyo duruufaha jira. Jaamac Shabeel waxa kale oo uu sheegay in Diwaangelinta codbixiyayaashu haddii si sax dalka uga…

                Read More

                  “Amarka ay suxufiyiinta kusoo rogtay xukuumadda Kenya waa mid khatar ku ah, waana mid sababi kara in kooxaha argagaxisada ah ay beegsadaan.” Difaacayaasha Suxufiyiinta

                  Nairobi 29.April 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda difaacda Suxufiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegtay inay suxufiyiinta dalka Kenya ay soo food-saartay khatar weyn kaga imaanayso xukuumadda Kenya, taasoo halis ku ah howlahooda saxaafadeed. Warbixin sannadeedkeedii 2015-ka ayay hay’addu ku sheegtay in cadaadiska suxufiyiinta Kenya haysta uu ku yimid kaddib markii dowladdu ay amar ku siisay inaanay baahin…

                  Read More

                    Magaalada Taleex oo ay Gaadheen Wasiiro ka Tirsan Somaliland Iyo Qaabka Loo Qaabilay DAAWO

                    Taleex 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin ka socda dawlada dhexe ayaa maanta gaadhay Magaalada Taleex. Weftigan Waxaa Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Waxaana Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Xukuumada Somaliland Mas’uuliyiin Heer Gobol iyo Madax dhaqameedyo. Ujeedada Socdaalkooda ayaa salka ku haya ka garnaqista Khilaaf laba beelood oo wada dega…

                    Read More

                      Indonesia Oo Maalinta Berri Dil Ku Fulinaysa 9-Qof Oo Ajaanib ah Ka Ganacsiga Daroogada

                      Jakarta:April,28,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Indonesia, ayaa diyaar u ah inay Maalinta Berri ah Dil toogasho ah ku fuliso Sagaal Qof oo ajaanib ah, kuwaas oo la qabtay iyagoo Daroogo Sharci darro ah ka Ganacsanaya. Sabtidii lasoo dhaafay ayaa Xeer ilaaliyaha guud ee Indonesia si rasmi ah ugu dhawaaqay in mudo 72-saacadood gudahood xukunka dilka toogashada lagu fulin…

                      Read More

                        Qaarax Gaadhi Lagu Xidhay Oo Maanta Laga Fuliyey Gudaha Magaalada Galkacyo iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                        Galkacyo:April,28,2015(SDN/QJ)-Gaadhi uu lahaa Sarkaal katirsan Hay’adaha Magaalada kalkacyo ka Hawlgala, ayaa maanta qarax loogu geystay Gudaha Magaalada, kadib markii walxaha qarxa lagu rakibay. Gaadhigan, ayaa qarxay isagoo maraya   Agagaarka Radio Gaalkacyo, waxaana ka dhashay Dhaawac Sadex Haween ah oo Gaadhiga saarnaa. Haweenka dhaawacmay ayaa Xaaladoodu wanaagsantahay sida Saraakiisha Isbitaalku noo xaqiijiyeen. Maxamed dhaban-cad oo ahaa…

                        Read More

                          “Wada-tashi baynu yeelanaynaa oo talaynu qaadanaynaynaa dhinac kastaba ha ahaatee cidda ay khusayso ee sharciyaddu siisay, Taladaas inagoo dhegaysanay baynu Go’aankeena Qaadanaynaa” Gud. Saleebaan Gaal

                          Hargeysa:April,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Guuurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta Markii ugu horraysay Golaha Dhexdiisa ka jeediyey KHudbad la xidhiidha Xaaladda Dalku Galay iyo Baahida Loo Qabo in guurtidu ay qaadato Doorkooda Muddada loogu kordhinayo Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada. Fadhigii Maanta ee Golaha oo uu Saleebaan Maxamuud Aadan Ka hadlay, ayaa si faahfaahsan uga Hadlay Baahida…

                          Read More

                            CODSI DADWEYNE:Wasiir Cali sanyare oo nooga waramay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland

                            Geneva April 28,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka iyo Xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Ibrahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa horaantii sanadkan inooga Waramay dib u dhaca soo wejahay Hanaanka Doorashooyinka Somaliland.  Wasiir Sanyare ayaa Sharaaxaad cilmiyeesan ka bixiyay nooca uu yahay isbedel doonka Somaaliland ee haatan. Wasiir Sanyare ayaanu weydiinay Muxuu Isbdel doonka shacbiga somaliland ee…

                            Read More

                              {DHEGEYSO}”Qurbejooga reer Awdal waxaa u haboon in wanaaga Somaliland ay ka shaqeeyaan oo wixii tabasho ah ay u dayaan dadka gudaha jooga” Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Saylici

                              Torornto April 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici oo booqasho ku maraya qaarada Woqooyiga America ayaa inooga waramay safarkiisan iyo dib u dhaca ku yimi doorashooyinka Somaliland iyo cabashooyinka isdaba jooga ah ee reer Awdal.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.mp3″]   HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU DHEGEYSATO WAREYSIGA MADAXWEYNE KU XIGEENKA…

                              Read More

                                “Waxan leeyahay wax kale oo la is odhan karaa ma jirto xaalkuna waa Lugna Baqe Ugu Joog, Lugna Dirir, Hadalka Saleebaan-na Kollay Dhinaca Mucaaridka Waxan Leeyahay….”Cali Gurey

                                Hargeysa:April,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf(cali gurey), ayaa Naqdiyey Hadalkii uu shalay Guddoomiye Saleebaan Gaal Warbaahinta Mariyey, kaas oo salka ku hayey muddo kordhin loo samayn Doono Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Cali Gurey oo war qoraal ah oo dhigay Bartiisa Face-book-gga, ayaa qiray inay muddo-kordhini lama huraan tahay, balse waxa uu deedafeeyey…

                                Read More

                                  20-Soomaali Magangelyo ahaa Oo Maxkamad Talyaaniga Ku Taallaa Xukunno Ku Ridday

                                  Sicilly:April,28,2015(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Jasiiradda Sicilly ee Dalka Talyaaniga, ayaa sheegaya in Maxkamad Halkaasi ku taalla Xukunno Xadhig ah ku ridday 20-Qof oo kamid ahaa Soomaalida Dalkaasi tahriib ahaan usoo gashay. Dadkan, ayaa lagu eedeeyey inay  kamid yihiin kuwa Dadka ku dhiirrgeliya inay Galaan khatarta Badda, isla-markaana Kumannaan Dhallinyaro ahi sababtooda badaha ugu dhinteen. Xeer ilaalinta…

                                  Read More

                                    Safaaradda Somalia Ee Muqdisho Oo Lasoo Degtay Gaadiid Aanay Rasaastu Karin

                                    Muqdisho:April,28,2015(SDN/QJ)-Garonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxa shalay Maqribkii laga soo dejiyey laba Gaadhi oo aanay Xabaddi karin, kuwaas oo sida la sheegay loogu talo galay Shaqaalaha Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Muqdisho. Diyaarad weyn oo kuwa xamuulka ah ayaa sidday Baabuurtaas, waxana Shaqaalaha Garoonku xaqiijiyeen Lahaanshaha Gaadiidkaas ee Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Somalia. Dowladda…

                                    Read More