Saaka oo Guud ahaan Somaliland laga Oogi doono Salaad roob doon ah iyo Shaqaalaha oo loo diiday Fasax

    Hargeysa 26.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Mudane Sh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa guud ahaan dadweynaha reer Somaliland ee ku kala dhaqan Gobolada Iyo Degmooyinka dalka ugu baaqay in salad roob-doon ah la tukado saaka oo Axada ah taariikhduna tahay 26ka bishan April 2014ka kuna Beegan 7da Bisha Rajab ee 1436ka Hijriya….

    Read More

      Dalalka Konfur Afrika iyo Israa’iil oo Xiisad Dublamaasiyadeed ay ka dhex Curisay Qadiyada Falastiin

      Johannesburg, 26 April, 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Koonfur Afrika, ayaa si cadho leh uga jawaabtay tallaabo dowladda Yuhuuddu kaga horjoogsatay dalkeeda inuu galo Wasiirka Tacliinta Sare ee Koonfur Afrika Blade Nzimande oo socdaal ku tagi lahaa waddanka Israa’iil.   Wasiirka Tacliinta Sare ee Koonfur Afrika, ayaa 25 bishan April oo maanta ku beegan socdaal ku tegi…

      Read More

        R.W Cumar oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey arrimaha qaxootiga iyo xawaaladaha xayiraada lagu soo

        Muqdisho, 24, April, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Aaden Cadde, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Saraakiil iyo dadweyne kale. Ra’iisul Wasaaraha oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha…

        Read More

          Telefishanka Wadanka Kenya oo Warbixin dhinacyo badan leh ka diyaariyay Somaliland DAAWO

          Nairobi 25.April 2015 (SDN/QJ)- Telefishanka KTV ee Dalka Kenya ayaa warbixin dhinacyo badan leh waxa uu ka diyaariyay Somaliland Waxaanu sheegay in Somaliland ay u soo shaqo tageen Muwaadiniin u dhashay Dalka Kenya Waxaa kale oo uu ka sheekeeyay Horumarka kala duwan ee ka socda Somaliland kaas oo soo jiitay indhaha Maalgashadayaasha. Warbixintan oo dhamaystiran…

          Read More

            Magaca Mudane Hore Baarlamaanka Somalia Uga Tirsanaa Oo Maanta Muqdisho Lagu Khaarajiyey

            Muqdisho:April,25,2015(SDN/QJ)-Xaaji Cali Aadan oo hore uga tirsanaan jirey Baarlamaanka Dawladda Somalia, ayaa Maanta Kooxo Hubaysani ku dileen Gudaha Magaalada Muqdisho, sida Wararku sheegayaan. Niman baastoolado ku hubeysnaa, ayaa waxay Xaaji Cali Aadan ku toogteen Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan halka loo yaqaano Cabdalla Shideeye, mar uu dhex maraayey. Raggii dilka geystay oo aan si buuxdo loo…

            Read More

              Shir Nabad Lagaga Dhexraadinayo Beelaha Buuhoodle iyo Qorulugud Oo Maanta Furmay Iyo Waxgaradka Labada Dhinac Oo Ku Qulqulaya

              Aadan-waal:April,25,2015(SDN/QJ)-Deegaanka Aadan-waal oo ku yaalla Aagga Balliga Kalshaale, ayaa waxa saaka ka furmay Shirweyne Nabadeed oo  ay iskugu yimaadeen Waxgaradaka iyo Salaadiinta Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud, kaas oo ujeedaddiisu tahay sidii meesha looga saari lahaa Colaaddii labadaas beelood dhex taallay. Wufuud ka kala socota odayaasha, Culimada, Cuqaasha iyo waxgaradka labada dhinac ayaa saaka ku kulansan…

              Read More

                Wasiirradda Dillaalliinta ka Ah Wareejinta Dekedda Berbera Oo Galabta Imaaraadka u dhoofaya

                Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Labada wasiir ee u dabran wareejinta Dekedda Berbera ee Wasaaradaha Madaxtooyada iyo Hawlaha Guud, ayaa Galabta u dhoofaya dalka imaaraadka Carabta, iyagoo  ujeedadoodu tahay sidii heshiiska Dekedda lagu wareejinayo loo dhamaystiri lahaa. Wasiirradan, ayaa la sheegayaa inay maalmahan shirar hoose kula jireen Madaxweyne Siilaanyo, isla-markaana ay ka dhaadhiciyeen Faa’iido koox gaar ah oo ay labadani…

                Read More

                  Guurtida iyo Wakillada Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Taageeray Tallaabadii Madaxweyne Siilaanyo Xilka Kaga Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare DAAWO

                  Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Guurtida Somaliland, ayaa Maanta Cod aqlabiyad ah ku ogolaaday Xilka-qaadistii dhawaan Madaxweyne Siilaayo ku sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka Yuusuf Ismaaciil Cilmi. Fadhi wada jir ah oo Golayaashu ku yeeshee xarunta Golaha Guurtida, isla-markaana uu hoggaaminayey Guddoomiye-kuxigeenka Kowaad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa la isku raacay in…

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo dagaalka ay kula jirto Zaadka gacan ku siineysa Dahabshiil

                    Hargeysa April 25,2015(SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland ayaa goaan ka fajiciyay macaamiisha adeega Zaadka dhawaan soo saartay iyada oo la faray shicibka adeega isticmaala in ay haatan wixii ka danbeeyay ay isticmaali karaan oo qura lacagta dalka,iyada oo hore lacagta Dollar ka la isku weydaarsan jiray . Goaankan oo ahaan lahaa mid horukac leh hadii ujjeedada laga leeyahay ay…

                    Read More

                      Guurtida Iyo Wakiillada Somaliland Oo Maanta U Ballansan Inay Cod u qaadaan Xilka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Iyo Filashada Jirta

                      Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland, ayaa maanta u ballansan fadhi wada-jir ah oo lagaga arrinsanayo waxa laga yeelayo xilka-qaadistii uu dhawaan Madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali. Fadhigan oo uu madaxweyne Siilaanyo Dalbaday, isla-markaana laga hor akhriyey Fadhiyadii ugu dambeeyey ee Golayaashaasi lahaayeen, ayaa ah awood distoori ah oo…

                      Read More

                        Diyaarad Sidday Madaxweynaha Kenya Oo Dib Looga Soo Celiyey Dalka Imaaraadka Carabta

                        Nairobi:April,25,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Cirka ee Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa dib u celiyey Diyaarad sidday Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata, sida ay warbaahinta Dalkaasi caddeeyeen. Xiliga la celinaayay ayaa waxa ay diyaaradaasi kusii jeeday magaalada Dubai, waxaana lagu amray inay dib uga baxdo Hawada dalkaasi, kana degto garoonka diyaaradaha ee Jommo Kenyatta ee magaalada Nairobi. Sidoo kale, Qoraal…

                        Read More

                          CODSI DADWEYNE:Wasiir Cali sanyare oo nooga waramay dib u dhaca Doorashooyinka Somaliland

                          Geneva April 25,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka iyo Xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Ibrahim Maxamed (Cali Sanyare) ayaa horaantii sanadkan inooga Waramay dib u dhaca soo wejahay Hanaanka Doorashooyinka Somaliland. Wasiir Sanyare ayaa Sharaaxaad cilmiyeesan ka bixiyay dib u dhaca doorashooyinka Somaliland iyo cida leh masuuliyada dib u dhacaa. Wasiirka ayaanu weydiinay suaasha ah Sidaad ogsoontahay sanadkii doorashooyinka…

                          Read More

                            FBI-da Maraykanka Oo Xabsiga Dhigtay Wiil Soomaaliyeed Oo Hanjabaado Saraakiisha Sirdoonka Iyo Xeer Ilaalinta Ka Dhan Boggiisa Soo Dhigay

                            Minneapolis:April,25,2015(SDN/QJ)-FBI-da Maraykanka, ayaa Xabsiga dhigtay Wiil soomaaliyeed oo lagu eedaynayo inuu Boggiisa Soo dhigay hanjabaado ka dhan ah Saraakiisha Dambi-baadhista iyo xeer ilaalinta Gobolka Minnesota. War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adaha dambi badhista Maraykanka ee magaalada Minneapolis ayaa lagu sheegay in Maxamed Abuukar Saciid ay Hay’adda FBI soo xidhay shaley galinkii dambe,  kadib markii …

                            Read More

                              Xatooyadii Ugu Yaabka Badnayd Oo Xalay Lagula Kacay Baabuur Saddex ahayd Oo Parking-ka Lagu Ogaa Iyo mid Kamid ah Oo Shil La Geliyey

                              Hargeysa:April,25,2015(SDN/QJ)-Xalay Gudaha Magaalada Hargeysa, waxa ka dhacday Dhacdo yaab badan oo la xidhiidha Xatooyo casri ah oo loo geystay Gaadiid tiradooda lagu sheegay  Saddex oo laga xaday Parking-ka Hutel Crawn, iyadoo tallaabadaasna ay qaadeen dad aan la aqoonsani. Gaadiidkan oo ilaa iyo Haatan Baadi goobkooda lagu maqan yahay, ayaa  mid kamid ah waxa isla lahaa…

                              Read More

                                Nin Lagu Eedeeyey Aflegaadada Nebi Muxamed N.N.K.H Oo Shabaabku Xukun Dil ah Ku Fuliyeen

                                Jamaame:April,25,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Al-shabaab, ayaa shalay Toogasho ku fuliyey Nin ay ku eedeeyeen inuu Aflegaaddo u geystay Nebi Muxamed N.N.K.H, kaas oo muddo gacantooda ku jirey. Xukunkan qisaasta waxa uu ka dhacay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe. Boqolaal ka mid ah dadka deegaanka, ayaa isugu soo baxay Fagaaraha uu xukunku ka dhacay. Qaadiga Maxkamadda Degmada Jamaame…

                                Read More

                                  Somaliland : Dabaysha Doorashada Iyo Dilaalista Guurtida, Midkee Dalka Dan Uu Ah? Faalo

                                  Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Somaliland waa dal muddo badan la dabaal joogteeya dariiqa dimu-quraadiyadda adduun weeynaha, waana mid curdin ah oo aan wali qaan-gaadhin. Marka laga hadlaayo arrimaha doorashada waxa lagu tiriyaa mid muddo kar ah. Maadaama oo uu yahay dalku yaalla Geeska Africa oo ah meelaha aan sidaa weyn loga tix-gelin arrimaha dimu-quraadiyadda. Somaliland…

                                  Read More

                                    Qodobo Xasaasi ah oo Ka Soo Baxay Shirkii Deg Dega ahaa ee Midowga Yurub iyo Saamaynta ka dhalan karta

                                    Brussels 24.April 2015 (SDN/QJ)Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub, ayaa ogolaaday in maraakiib iyo diyaarado intii hore ka badan laga howl-galiyo badda Mediterranean-ka si loo yareeyo tirada muhaajiriinta ku halligmaysa isla markaana loo samato-bixiyo. Kulankan degdeg ah oo  ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha  28 waddan oo Midowga Yurub ah, ayaa lagu go’aamiyey in ciidamo Mileteri looga hawl-galin lahaa badda…

                                    Read More

                                      Dawladda Federal-ka Somalia Oo Shaacisay Inaanay Awoodin Caawinta Qaxootiga Yemen Kasoo Yaacaya

                                      Nairobi:April,24,2015(SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka Somalia, ayaa Markii ugu horraysay Qiratay inaanay lahayn awood ay kula tacaalaan Qaxootiga reer Yemeneed ee kasoo yaacaya Colaadaha Dalkooda Hadheeyey oo horraantoodii haatan dalka Somalia soo gaadheen. Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo waraysi siiyey Wakaaladda Wararka ee  AFP asagoo jooga magaalada Nairobi, ayaa carrabka ku ballaadhiyey inaanay Dawladda Somalia…

                                      Read More

                                        Hawlgallo Aan Hore Loo Arag Oo Ciidamada Ammaanka Puntland Ka Sameeyeen Gudaha Magaalada Garowe

                                        Garowe:April,24,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland, ayaa Xalay Hawlgallo aan hore loo arag ka fuliyey Gudaha Magaalada Garoowe, iyagoo si gaar ah u badhtilmaameedsaday Goobaha hutellada ee la seexdo iyo gaadiidka Waddooyinka Maraya. Ciidamo tiro badan oo xalay Fiidkii hore lagu soo daadiyey Badhtamaha Magaalada, ayaa Bilaabay inay Xaafadaha iyo Waddooyinka ku faafaan, waxana baadhitaano badan la…

                                        Read More