Wararkii ugu Dambeeyey Ee Colaadda Deegaanka Taleex Iyo Qabyo Ka Jirta Colaadda Soo Celinta Nabaddii Deegaankaas

    Taleex:April,23,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee Colaadda Deegaanka Taleex ka taagan oo laba beelood u dhaxaysa, ayaa sheegaya inaan wali waan waan rasmi ahi aanay Halkaas ka dhicin, isla-markaana labada dhinac wali si toos ah isu horfadhiyaan. Sheekh Taqille oo kamid ah Culimada Deegaankaas oo VOA-da  la Hadlay, ayaa sheegay ciidamo tiro badan oo Somaliland ka socdaa…

    Read More

      Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Garowshiiyo Ka Bixisay In Heshiiska Dekedda Berbera ay Waajib tahay In Golayaasha Sharciga la Horgeeyo

      Hargeysa:April,23,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland,ayaa Markii ugu horraysay sheegtay in Maalgashi kasta oo lagu samayn doono Dekedda Berbera oo ayaamahan hadalkeedu taagnaa la horgeyn doono Golayaasha qaranka, lana marin doono sharciga waddanka. Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi(cali gadh-dheer)oo arrintan ka Hadlay, ayaa sheegay inay soo dhayn u hayaan xukuumad ahaan cid kasta oo maalgashanaysa Dekedda Berbera…

      Read More

        “Nidaamkan uu Madaxda ka Yahay Daahir Rayaale Waxaa u dhaqan inuu Had iyo Gooraale doono Marka Xiliga Doorashada la Gaadho inuu Sameeyo Sabab loogu Kordhiyo” Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

        Hargaysa 23.April 2015 (SDN/QJ)- Waa dariiqa isla Xisaabtanka,Waa Tubta Hirgalinta Dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Xorta, Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Mudo dheer soo ahaa Hogaamiye Xisbi Mucaarid ayaa ahaa Shakhsiga ugu Codka dheeraa Siyaasiyiinta Mucaaridka ah. Waxaa Laga Guntay Weedho Siyaasadeed oo Maanta Ku Markhaati furaya Waxaa laga Hayay “Ma Ogoli in…

        Read More

          Bulshada Gobolka Awdal iyo Aragtida ay ka Bixiyeen Mudo Kordhin loo sameeyo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

          Boorama 23.April 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii doraad ay Komiishanka Dooraashooyinka qaranku ku dhawaaqeen in Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada ay u Cayimeen 1 Bisha June ee Sannadka danbe Waxaa dadweynuhu ay aragtidooda ka dhiibteen Sida ay u arkaan dhawaqa Komiishanka iyo Mudo Kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo.  

          Read More

            “Saddexda Gole Ee Dalka Ka Taliya Laba Wakhtigu Wuu Dhamaaday,Guurtida qayb badan oo ka mid ah ayaa biilka caruurtooda lagu aamini waayay” Madasha Wada Tashiga DAAWO

            Hargeysa 23.April 2015 (SDN/QJ)- Madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay muddo ka duwan ta Komishanka doorashadu soo jeediyay ee halka sanno ah oo guurtidu u kordhiso Xukumadda Siilaanyo iyo golaha wakiilada. Siyaasiyiinta Madasha wadatashiga ku midaysan, ayaa Shir jaraa’id oo ay Hargeysa ku qabteen ku sheegay in Guurtida haldoorkii hore u…

            Read More

              Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gaadhay Magaalada Taleex iyo Dagaalkii oo Qaboobay DAAWO.

              Taleex 23.April 2015 (SDN/QJ)-Ciidamada Qaranka ayaa Shalay Galab si rasmi ah u Gaadhay Magaalada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo kadib markii laba beelood oo Walaalo ah ay doraad Shaqaaqo Gacan ka hadal ahi ku dhex martay Deegaankaas taas oo sababtay Khasaare Dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Geesta kale Xogo ay Shabakada Qurbejoog.com ka heshay Magaalada…

              Read More

                Kulan Muhiim ah oo Dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland iyo Wasiirka-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Taliyaaniga

                Roma 23.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane, Maxamed Biixi Yoonis ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Roma ee dalka Taliyaaniga Mudane, Lapo Pistelli Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda dalka Taliyaaniga. Labada wasiir ayaa kulan ay ku qaateen Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibedda ee dalka Taliyaaniga kaga wada hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin…

                Read More

                  “Eeda Xeer ilaalintu Waa Mid Jaban,xadhig Guuleed Wuxuu Noqonayaa gef iyo gaboodfal lala bartilmaameedsanayo ruux muwaadin ah”.

                  Hargaysa 23.April 2015 (SDN/QJ)- Saleebaan Ismaaciil Bulaale “Saleebaan Xuquuq” oo ka mid ah daneeyayaasha Xuquuqul iinsaanka Somaliland ayaa ka fal Celiyay eedo ay Xeer ilaalinta Somaliland ku soo oogtay Guuleed Axmed Jaamac “Guleid Dafac” oo Gudoomiye u ahaa Mid ka Mid ah Ururada aan dawliga ahayn ee u dooda Xuquuqda aadamaha,kaas oo uu ku sifeeyay…

                  Read More

                    Dhaleecayn Jabuuti kaga Timi Ururo Caalami ah oo Ku Eedeeyay inay Jidh dil u Gaysatay dhibanayaal ka soo Jeeda Somaliland,Kenya iyo Yemen una Gudbisay Maraykanka

                    London 23.April 2015 (SDN/QJ)- Ururo aan dowli aheyn ayaa ku eedeeyay Dawladda Djibouti inay ku lug leeyihiin afduubka dad la tuhmay,Waxay sheegayaan in dawladda Jabuuti dalkeeda ku qabatay dad la tuhmay kadibna u gudbiso dalka Maraykanka. Waxay sheegayaan in lix ruux lagu xidhay laguna jidh dilay Djibouti ka hor intii aan loo gudbin xabsiyada Mareykanka…

                    Read More

                      Maxaa ka jira in Somaliland wax ka sii ogeyd Duullaanka Sucuudiga ee Yemen? Warbixin.

                      Paris, 23 April, 2015 (SDN/QJ)- Somaliland ayaa la sheegay inay noqon doonto fadhiisin laga hago hawlgallada xulafada dalka Sacuudigu horkacayo ee dagaalka cagga cirka ah ku haya malleeshiyaadka Xuutiyiinta ee gacanta ku haya inta badan dalka Yemen, sida lagu sheegay warbixin uu qoray wargeyska Stratfor Arrimaha Sirdoonka caalamka wax ka qora. Warbixin lagu faaqiday qorshaha…

                      Read More

                      Neymar oo 2-ba-Gool Barcelona Ugu Yaboohey Una Soo Baxdey(Semi Final-Ka Champion League 2015) DAAWO) By Jaahuur.

                      Barcelona-Apr-22-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu manta  diiradda ku saareynaa koobka horyaalka Yurub (Champion League) oo iskugu soo biyo shubtey (Seni Finals) Ilaa iyo hadda waxaa u soo gudbey Semi Final-ka Barcelona iyo Bayren Munich,haddii aynu soo qaadano ciyaartii dhexmartey Barcelona iyo PSG waxaa 2-0 ugu deeqey Barcelona xiddigga reer Brazil Neymar oo farsamooyin hor…

                      Read More

                        Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Guddoomiyihii Degmada Gaarisa iyo Saraakiil Ammaanka Ka Tirsanaa

                        Garisa:April,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa Go’aansatay inay shaqada ka joojiso Guddoomiyihii Degmada Garisa oo uu dhawaan Xasuuqu ka dhacay iyo shan sarkaal oo ammaanka ku shaqo lahaa. Wararka ayaa sheegaya in saraakiishan iyo mas’uuliyiinta shaqada laga eryay lagu eedeynayo inay suura gal tahay inay ka war hayeen weerarka lagu qaaday Jaamacadda. Guddoomiyihii deegaanka Gaarisa Njenga Miiri ee…

                        Read More

                          Markab Sida Qaxooti Horleh Oo Ka Yimi Dalka Yemen Ku Soo Xidhay Dekedda Berbera Iyo Tirada Dadka Saaran

                          Hargeysa:April,22,2015(SDN/QJ)-Dekedda Magaalada Berbera, waxa goor dhaweyd kusoo xidhay Markab ka yimi dalka yemen, kaas oo sida qaxooti soomaali u badan oo kasoo cararay dagaalada      Halkaas ka aloosan. Sida ay Madaxda Dekeddu u sheegeen qaar kamid ah warbaahinta, waxa markabkaasi  oo lagu magacaabo Noble One uu sidaa ugu yaraan  420-qaxooti oo soomaali u badan oo…

                          Read More

                            Qunsuliyaddii Ethiopia Ku Lahayd Gudaha Garowe Oo Joojisay Bixinta Dal-ku-galkeeda(visa) Kadib Weerarkii Lagu Laayey Shaqaalihii UN-ta

                            Garoowe:April,22,2015(SDN/QJ)-Xafiiska uu Qunsulka Ethiopia ufadhiya Magaalada Garowe, ayaa hakiyey bixinta Fiisayaasha loo goosto Dalka Ethiopia wixii ka dambeeyey qaraxii dorraad lagu qaaday Shaqaale katirsan Un-ta oo dhimasho badani ka dhalatay. Dad badan oo tegey xarunta qunsuliyadda ayaa dib usoo laabtey kadib markii lagu wargeliyey in aan wax fiise ah la siin doonin. Saraakiil ka tirsan…

                            Read More

                              Weerarradii Cirka Ee Sucuudigu ku Hayey Dalka Yemen Oo La Joojiyey Iyo Sharraxaad Laga Bixiyey Sababta Keentay

                              Riyad:April,22,2015(SDN/QJ)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga, ayaa shaacisay inay joojisay weerarradii xagga cirka ee isbahaysiga ay hoggaamisaa ka wadeen Gudaha waddanka Yemen, kadib markii ay kumanaan madfac diyaaradahaasi muddadii ay duqaynta wadeen ku tuureen dalka yemen. Warka joojina Weerarradii cirka ahaa, aya laga baahiyeyTelefishanka dalka boqortooyada Sucuudiga, kadib bil uu weerarkaasi ku socday kooxaha Xuutiyiinta ee Dagaalka ka…

                              Read More

                                “Shirqoolkaygii Madaxtooyadaa Ka Talisay, Ujeeddaduna waxa ay Ahayd In Beelaha Reer Saaxil Is dilaaan, anna waxa Go’aansaday……”Xildh. Qabille.

                                Hargeysa:April,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo kamid ah Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa ka Hadlay Weerarro hore loogu qaaday oo lagu khaarajinayey, kuwaas oo uu dusha ka saaray Abaabulkeeda Aqalka Madaxtooyada. Maxamed Faarax Qabille oo u warramay Warbaahinta, ayaa si muq leh uga warramay halka ay marayaan weerarro qorshaysnaa oo hore loogu qaaday sanado ka hor,…

                                Read More

                                  Laba Kamid ah Hoggaanka Kooxda Al-shabaab Oo Lagu Daray Liiska Argagixisada Caalamiga ah

                                  Washington:April,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa liiska dadka ay argagixisada u taqaano ku darday laba hoggaamiye ka mid kooxda Al-shabaab, kuwaas loo arko inay yihiin xubnaha ugu halista Badan kooxdaa. Hoggaamiyaha Al-shabaab Ahmed Diiriye oo loo yaqaano Abu-Cubayda iyo Abdirahim Maxamed Warsame oo caan ku ah Mahad Karate ayaa lagu daray liiska xubnaha argagixiisada, qoraal kasoo baxay…

                                  Read More

                                    “Dalku u afduubnaan maayo golayaal isku kor kordhiya” Murashax M.weyne Xigeen ee Xisbiga Ucid DAAWO

                                    Hargeysa, 22 April, 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Ucid C.rashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Cayimaadii ay Komishanka doorashooyinka Qaranku maalintii shalay ku go’aamiyeen in Labada doorasho ee is barkan ee Madaxtooyada iyo Wakiiladu ku dhacaan 1 Bisha June ee 2016ka. Waxa uu C.rashiid Xasan Mataan xusay in…

                                    Read More