Shir Weyne lagaga arinsanayo Maaraynta iyo Dibu habaynta Maamulka Dhulka oo Xukuumada Dhexe,Iyo Madax dhaqameedka Burco uga furmay DAAWO

    Burco 21.April 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Burco waxaa ka furmay shirweyne balaadhan oo ay Somaliland kaga tashanayso maaraynta iyo dib u habaynta dhulka, waxaana ka qayb gelaya boqolaal ruux oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, badhasaabada lixda Gobol ee waaweyn, madax dhaqameed, aqoonyahano, culima’udiin iyo dadweyne kale oo lagu casuumay, waxaana qabanqaabada shirkaasi qabatay Akademiga nabada iyo…

    Read More

      Khataraha Bulshada Somalida ah kala soo dersay Rabshadaha Konfur Africa iyo Baaxada Khasaarahooda DAAWO

      Capetown 21.April 2015 (SDN/QJ)- Soomaaliada ganacsatada ah ee ku nool dalka South -Africa ayaa waxaa lagula kacaa arimo ay ka mid yihiin dil, dhac & Jinsi nacayb. Barnaamijkan ayaa waxaa lagu falan qeeyay dhibaatada la gaadhsiiyo Soomaalida iyo dadka kale ee Afrikaanta ah, waxaana goobta lagu casuumay Gudoomiyaha ganacsatada Soomaaliyeed iyo Nin u dooda dadka…

      Read More

        Somali Ganacsi ku Haystay Konfur Africa oo Si Arxan daran loo Gubay DAAWO

        Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Dalka Konfur Africa ka Taagnaa Rabshado lagaga soo horjeedo Ajaanibka ku nool dalkaasi. Arrintani Waxay Sababtay in Si axmaqnimo leh loo beegsado oo loo dilo Ajaanibka Kacdoonkaas oo ay hagayaan Qoomiyada Zulu Hadaba Waxaa Markii u horaysay soo baxay in nin Somali ah lagu Gubay dalkaasi. https://www.youtube.com/watch?v=Tva7y2q7P4w

        Read More

          Hay’adda UNICEF Oo War-saxaafadeed Kasoo Saartay Tirada Shaqaalaheeda Kaga Dhintay Weerarkii Garowe

          New York:April,21,2015(SDN/QJ)-Kadib qaraxii abaabulnaa ee maalintii shalay Kooxda Al-shabaab ku qaadeen Gaadhi Qaramada Midoobay lahayd, ayey Hay’adda Unicef Arrintaas kasoo saartay War-saxaafadeed ay ku sheegayso tirada shaqaalaha halkaas kaga dhimatay. Hay’addu waxa ay sheegtay in afar kamid ahaa dadkii u shaqaynayey ku nafwaayeen Qaraxaas, kuwaas oo dalal kala duwan kasoo jeeda. UNICEF ayaa sheegtay in…

          Read More

            “Fulinta qisaastani waxay horseedaysaa ilaalinta xuquuqda adaamaha,Qofna xaq uma laha inuu ku xadgudbo nafta qofka kale” Mid ka Mid ah Daneeyayaasha Xuquuqul Iinsaanka

            Hargaysa April 13, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland waxay xukunno qisaas ah oo ka dhacay degmada Mandheera ku fulisay lix nin, ka dib markii maxkamadaha Soomaaliland ku xukumeen dil. Somaliland waa dal muslim ah, dastuurkeeduna wuxuu ku salaysan yahay shareecada Islaamka ah, iyada oo ay ka reebban tahay ku-dhaqanka xeerarka ka soo horjeeda shareecada Islaamka, sida…

            Read More

              DAAWO:Wasiir Nuur Faarax oo muujiyay sababta uu Soomaaliya u tegay iyo Digniin uu u diray madaxweyne Axmed Siilaanyo

              Muqdisho April 20,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Dekeddaha ee dalka Soomaaliya Md Nuur Faarax oo Hore Guddoomiye uga ahaa Urur Siyaasadeedkii Somaliland ee Gurmad ayaa markii u horeysay ka hadlay qadiyada dekedda Berbera oo hadal heynteedu badneyd. Wasiir Nuur Faarax oo ka mida shaqsiyaad Somaliland ka soo jeeda oo u digo rogtay Soomaaliya ayaa hadalkiisan noqonayaa kii u horeeyay…

              Read More

                Ururka Qareenda Somaliland SOLLA oo ka talo bixiyay saamiqeybsiga Qaranka

                Hargeysa April 20,2015(SDN/QJ)-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa qoraal ay saxaafada uGu talo galeen waxa ay uga talo bixiyeen Saami qeybsiga beelaha Somaliland, qoraalkaa oo uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha SOLLA ayaa sidan u dhignaa: “waxaan soo jeedinayaa in aan beesha dhexe noqon habartii la-yidhi boqolka cad u qaybi haweenka,ee tidhi waxba is-dhaafin maayo, oo mid…

                Read More

                  Magacyada iyo Dalalkii ay u dhasheen Xubnihii Maanta ku Naf waayay Qaraxii Magaalada Garowe Akhri

                  Garowe 20.April 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Somaliyeed ee Puntland ayaa waxa ka dhacay qarax lagu soo rikibay baabuur ka mid ah kuwa qaramadda midoobay ,waxaana ku dhintay ku dhawaad todoba shaqaalaha UN-ka ah. Qaraxa waxaa uu sababay dhimashada 7-qof , shan kamid ah waa shaqaalaha Qaramada Midoobay , labana waxaa ay katirsan…

                  Read More

                    Weerar Shaqaale Qaramada Midoobay ahi ku Dhamaadeen Oo Kooxda Al-shabaab Goor Dhaweyd Ka Fulisay Gudaha Magaalada Garowe iyo Tirada Dhimashada

                    Garoowe:April,20,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa weerar khasaare  geystay goor dhaweyd ka fulisay Gudaha Magaalada Garowe, waxana halkaas ku dhintay Tiro dad ah oo ka mid ahaa shaqaalaha qaramada midoobay, iyadoo gaadhiga qaraxa lala eegtayna ay lahayd Hay’ad qaramada midoobay ahi. Warar hor leh oo soo baxay ayaa sheegaya in dhimashadu ay marayso Toban qof oo isugu jira…

                    Read More

                      Ethipia Oo Ka Hadashay Masiixiyiin Dalkeeda u Dhashay Oo Gudaha Libya Lagu Gawracay

                      Addis Ababa:April,20,2015(SDN/QJ)-Dawladda Ethiopia, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Dil naxdin lahaa oo maalintii shalay ay daacishta Faraca Libya soo bandhigeen, kaas oo lagu laayey ugu yaraan Soddon dhallinyaro Masiixiyiin ahaa oo la tilmaamay inay u dhasheen Waddanka Ethiopia. Ridwaan Xuseen oo ah Afhayeenka u hadla Dawlada Ethiopia ayaa sheegay in aanay wali si rasmi…

                      Read More

                        Somaliland Oo Beenisay Inay Cid Gaar ah ka Iibinayso Dekedda Berbera Oo Dhaqdhaqaaqyo Maalgelineed Xukuumaddu ugu Guclaynayso

                        Hargeysa:April,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Warar Gudaha dalka yaalla oo sheegaya inay waddo qorshe cid gaar ah loogaga  iibinayo Dekedda Berbera, iyadoo maalmahan ay jireen Tallaabooyin xukuumaddu arrintaas ku dardargelinaysay. Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo arrintan waxa laga weydiiyey, ayaa sheegay inaanay jirin cid dekedda laga iibinayaa, isla-markaana ay…

                        Read More

                          30-Masiixiyiin Reer Ethiopia ah Oo Lagu Gumaaday Gudaha Dalka Ciraaq Iyo Daacish Oo Ka Hadashay

                          Misrata:April,20,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish faracooda Libya, ayaa markale soo saaray Muuqaal muujinaya dad haysta Diinta Masiixiga oo  la filayo inay u dhasheen Waddanka Ethiopia, kuwaas, kuwaas oo qaarkoodna Qoorta laga jarayo, halka qaar kalena Rasaas qudha lagaga jarayo. Muuqaalkaas ayaa waxa lagu baahiyey internetka waxaana laga soo kala duubay labo meelood oo dalka Libya ah oo kala…

                          Read More

                            Saddex Kamid ahaa Askarta Kenya Ee Gudaha Soomalia Oo Shabaabku Dileen Iyo Dhaawac ay u Geysteen Tiro Kale Oo Badan

                            Taabto:April,20,2015(SDN/QJ)-Dablay Hubaysan oo kamid ah ururka Al Shabaab ayaa  qudha ka jaray Saddex kamid ahaa Askarta kenya ee Magaca AMISOM ku jooga Somalia, kuwaas oo ay meel waddo ah u galeen. Dilka saddexdan Askari, ayaa waxa wehelinayey Dhaawaca ugu yaraan Siddeed kale oo isla goobtaas ku dhaawacmay, iyadoo dagaalkaasina Ciidanka Kenya ku keenay Khalkhal iyo…

                            Read More

                              “Muddo-Xileedka Madaxwaynuhu Waa Gaba Gabo….. Heshiis Qudha Oo Fulay Ma Jirto, Oo Way Baaba’een Kuwii Ay Xukuumadani Hore U Gashay”. Mudane Duur DAAWO

                              Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale “Duur” ayaa si adag uga hadlay Qorshaha Xukuumada Somaliland doonayso inay Shirkad Ajaaniba ah ku wareejiso Maamulka iyo gacan ku haynta Dekeda Berbera isaga oo sheegay in arintaasi ay tahay mid aan marnaba suurto galaynin isla markaana laga yeelaynin Xukuumada Tallada…

                              Read More

                                “Anigu waxa aan u maleeynayaa Madaxweynaha taladu dadka la yaqaano kama timaade ee meelo kale ayey ka timaada” Prof Fadal

                                Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Dr.Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, isla markaana ah xog-hayaha arrimaha dibadda ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in muddadii Xukuumaddani xilka taladda haysay uu hoos u dhac aad u balaadhani ku yimid siyaasadii arrimaha dibadda, sida oo kalena meesha ay ka baxeen wadamo badan oo Somaliland saaxiib…

                                Read More

                                  “Cashuuraha laga Rabo inay Bah’da Warbaahintu Haday Tahay Wargaysyada Iyo Telefishanaduba Bixiyaan Waxay Yihiin Sidan” Wasiirka Warfaafinta DAAWO

                                  Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)-  Kulan ay  ku yeesheen xarunta Wasaarada warfaafinta Somaliland Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Nuur Aw Cabdi (Shaacir) waxa lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa ololaha cashuur ururinta iyo kor u qaadida dakhaliga dalka. Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay…

                                  Read More

                                    Wax ku Iibsigii Doolarka ee Adeegyada Zaad & E-Dahab oo La Bedelayo Shilling Somaliland DAAWO

                                    Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo  xarunta bankiga Dhexe ee S/Land ee magaalada hargaysa ku yeesheen Wasaaradda Maaliyada, Baanka dhexe iyo Shirkadaha waaweyne ee Ganacsiga ayaa lagu go’aamiyey in la joojiyo wax ku iibsiga lacagta Doolarka ee laga xawilo mobil-ka sida Zaad iyo E-Dahab, iyadoo la qaatay in lagu bedelo shilinka Somaliland si loo…

                                    Read More

                                      Dawlada Itoobiya oo ka hadashay Gaadhi ay leedahay Xukuumada Somaliland oo dalkeeda lala galay kana Jawaabtay Mawqifkooda Suldaan Wabar

                                      Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Safiirka dawladda Federalka Ethiopia u fadhiya Hargeysa, General Berha Tesfaye, ayaa sheegay in gaadhiga Wasaaradda Maaliyadda Somaliland leedahay ee Ethiopia lala galay yahay mid masuuliyiinta Somaliland dayacday. Waxa uu sidoo kale sheegay in Ethiopia Suldaan Wabar u sheegtay inuu nabad ku joogo dalka Ethiopia hadduu fawdo wadana gudaha Somaliland yimaado. “Arrinka…

                                      Read More

                                        “Nolosha qoysas badani waxay ku jirtaa halis!” Warsaxaafadeed Xisbiga Waddani

                                        Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Noloshii bulshadu waxay gashay cidhiidhi maceeshadii dhamaan way kacday, waxaynu ku jiraa sixir bararkii ugu daraa intii aynu dawladda ahayn. Boqolkii doolar wuxuu kusii siqayaa hal-milyan ku dhawaad sarifkiisu, haddi sidan xaal maanta yahay ay kusii socoto nolosho waxa la arki doona dhacdooyin aan la mahadin. Dareen damqasho ma muuqdo waxaad…

                                        Read More