Khasaaraha ka dhashay Dagaal Laba Beelood ku dhex maray Magaalada Taleex iyo Xal la’aanta Taagan

    Taleex 22 April, 2015 (SDN/QJ)-Ugu yaraan 6 ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen Dagaal la isku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka, ayaa shalay ka dhacay magaalada Taleex ee magaalo madaxda Gobolka Xaysimo oo ku taala xaduudka  Gobolka bariga Somaliland, oo qiyaas 175-KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Laascaanood. Dagaalkan oo u…

    Read More

      Ururadda Xuquuqal-Iinsaanka Ee Dalalka Geeska Iyo barriga Afrika Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Degdeg Xabsiga Uga Sii Dayso Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka

      Hargeysa, April 22, 2015 (SDN/QJ) – Dallada kulmisa ururadda xuquuqal-iinsaanka ee ka jirra dallka geeska iyo barriga Afrika oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaa (EHAHRD) ayaa bayaan ay galabta soo saarreen waxay xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay si degdeg ah xoriyadiisa ugu soo celiso guddoomiyaha xarunta xuquuqal-iinsaanka Guuleed Axmed Jaamac, kaas oo ay dawladu…

      Read More

        “Xisbiga Kulmiye barigii uu mucaaridka ahaa wuxuu ka qaylin jiray afar daarood oo Hindiya Line-ka ku yaala,Inay Dekedda Berbera Wareejiso Maaha” Murashax Jamaal

        Edminton April 22, 2015 (SDN/QJ) – Murashaxa Madaxwaynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa naqdiyey qorshaha xukuumaddu ku raadinayso maalgeshi dibadeed oo lagu sameeyo dekadda magaaladda Berbera oo lagu kala dooranayo dhowr shirkadood oo la kala leeyahay dalalka Faransiiska, Imaaraadka iyo Sucuudigu Jamaal Cali Xuseen waxa uu nasiib-darro ku tilmaamay in…

        Read More

          Shaqaalaha Madaarka Cigaal oo Loo Furay Kulan ay Ku Baranayaan Habka Gargaarka Deg Dega ah

          Hargeysa, 22 April, 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta tabobbar u furay Shan iyo toban ka tirsan Shaqaalaha Madaarka Cigaal ee magaalada Hargeysa, kaasoo lagu barayo adeegga gargaarka deg-degga ah (First Aid). Furitaankii tabobbarkan oo lagu qabtay isla Madaarka waxaa ka qayab-galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista, Maamule…

          Read More

            Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guclo ugu Jira Sidii Madaxweynaha Gobolada dhexe looga dhigi lahaa Rafiiqiisa Cabdikariim Xuseen Guuleed

            Muqdisho, 22 April, 2015 (SDN/QJ)-Cabdikariin Xuseen Guuleed wasiirkii hore Amniga Soomaaliya aya maanta ku dhaawaaqay inu u taagan yahay xilka Madaxtinimo ee maamulka la doonayo inloo dhiso gobollada dhexe dalka Soomaaliya. Cabdikariin aya musharaxnimadiisa ku shaaciyey munaasibad ka dhacday magalada Cadaado oo ah halka uu ka socdo shirka maamul u samaynta gobollada dhexe,munaasibadasi oo ahayd…

            Read More

              “Ma jirto shirkad la siinayo dekeda Berbera, iyada oo aan waxba inoo qaban” Duqay Reer Berbera ah

              Hargeysa, 22 April, 2015 (SDN/QJ)- Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobollada Maroodi-jeex iyo Saaxil, ayaa ka hadlay xaaladda dekeda magaalada Berbera oo muddooyinkii u dambeeyay la isla dhexmarayay in xukuumadda talada haysaa ay ku wareejinayso shirkado ajaanib ah. Xubnahan ayaa baaqyo u diray xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, axsaabta iyo guud ahaan shacabka Somaliland, iyagoo xisbiyada ku…

              Read More

                Cayimaada Komiishanka ee Qabsoomida Doorashooyinka,Cabsida Mucaaridka,Catawga Guurtida Iyo Ciil qabka Xukuumada DAAWO

                Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Bisha June 1 deeda Sannadka Soo Socda ee 2016 ka ay qabsoomi doonto Doorashooyinka Lamaanaha laga dhigay ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada,Taas oo ka danbaysay Kulamo ilaa Xalay Saacado danbe lagu gaadhay. Xisbiyada Mucaaridka ee Waddani iyo Ucid ayaa Taageeray hindisaha Komiishanka…

                Read More

                  War Deg Deg ah:Dagaal Khasaare Geystay Oo Goor Dhaweyd Ka Qarxay Gudaha Magaalada Taleex Iyo Tirada Dhimashada

                  Taleex:April,21,2015(SDN/QJ)-Wararka  laga helayo Magaalada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo, ayaa sheegaya in dagaal laba beelood u dhexeeyaa uu halkaas ka qarxay, iyadoo khasaare dhimasho iyo dhaawac ahina ka dhashay. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Dhimashada ilaa iyo afar qof oo labadii dhinac ahi ay jiraan, halka Dhaawacuna uu yahay tiro ku dhaw Toban…

                  Read More

                    War Deg Deg ah: Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Xilligga Rasmiga ah ee ay Doorasho ku Qaban karaan

                    Hargeysa:April,21,2015(SDN/QJ)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka SOmaliland, ayaa haatan shir jaraa’id oo ay xaruntooda ku qabteen ku shaaciyey xilliga rasmiga ah ee ay ku qaban karaan doorashooyinka laga sugayo ee Madaxtooyada iyo Wakiillada. Guddida doorashooyinka ayaa sheegay inay mari doonaan shuruucda iyo xeerarka doorashoooyinka u yaalla, isla-markaana ay wada tashi ay arrintaas kaga baaraan degayaan la qaateen madaxda…

                    Read More

                      Mineapolis:Wiil Soomali ah Oo Toogasho Ku Dilay Gabadh Soomaaliyeed iyo Booliska Oo Raacdo Ugu Jira Soo Qabashadiisa

                      Minneapolis:April,21,2015(SDN/QJ)-Wiil Soomaali ah, ayaa la sheegayaa inuu Madaxa ka toogtay Gabadh Somali-American ah oo ku nooleyd dalka Mareykanka, waxana raacdo loogu jiraa sidii wiilkaas loosoo qaban lahaa. Gabadhan Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey Ayaan Cabdi Cabdulaahi (AU) oo 21 sano jir ah ayaa waxaa la sheegay inuu wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Cabdiraxiim Cabdi…

                      Read More

                        Guddiga Doorashooyinka Somaliland Oo La Sheegay Inay Iclaamiyeen Xilliga Rasmiga ah Ee Ay Qaban karaan Doorashada Madaxtinimada

                        Hargeysa:April,21,2015(SDN/QJ)-Guddiga Doorashooyinka Somalilad, ayaa sida warar hoose oo la helayaa sheegayaan habeenkii xalay madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey Qoraal rasmi ah oo ay ku shaacinayaan xilliga ay  dalka kaga qaban karaan Doorashooyinka Madaxtinimada iyo Baarlamaanka oo horeba u muddo-dhaafay. Inkastoo warqadda komishanku madaxweynaha u gudbiyeen aanay si rasmi ah usoo gaadhin warbaahinta, haddana warar lagu kalsoon…

                        Read More

                          Akhri Magacyada Lix Nin Oo Somali ah Oo Lagu Xidhay Maraykanka Iyagoo u Socda DHinaca Kooxda Daacish

                          Minneapolis:April,21,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Dembi baadhista iyo dabagalka Maraykanka ee FBI-da, ayaa xabsiga dhigay lix nin oo soomaali ah, kuwaas  looga shakiyey inay ku biirayeen Kooxda Daacish. Afar ka mid ah raggan, ayaa waxaa laga qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota, halka labada kalana laga qabtay Magaalada San Diego ee Gobolka California. Lixduba waxay deegaan ahaan ka soo…

                          Read More

                            Halisaha Sicir Bararka Somaliland ka Taagan Isu eekaanta Shan Sanno ka Hor Iyo Midabka Maanta Farqi uma Dhaxeeyo DAAWO

                            Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Nolosha dadka Reer Somaliland ayaa Xaalad adag gashay kadib Markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar dhaliyay in Maceeshadii Cirka isku shareerto. Dareen damqasho ma muuqdo waxaad mooda in Xukuumadu aanay hayn Siyaasad Cad oo ay ku hagto Nolosha ummada ay Mas’uulka ka tahay, Ganacsatadu Malaha Damiir qabta Ku dar Mooyee. Ha…

                            Read More

                              “Shir Siyaasadeed Dhalanteed ah Looa Baahna” Wasiir Cukuse oo Shaaciyay inaan Shir Siyaasadeed haatan loo Baahnayn DAAWO

                              Burco 21.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Md Cabdilaahi Maxamed daahir Cukuse oo magaalada Burco kaga qayb galay shirweynaha lagaga tashanayo arimaha dhulka ayaa sheegay in shirarka loo baahan yahaya ay yihiin kuwa lagaga hadlayo waxyaabo bulshada aayaheeda khuseeya, laakiin aan loo baahnayn in lagu baaqo shirar siyaasadaysan oo aan wax faa’iido…

                              Read More

                                Huteelkii Qaraxu ka Dhacay ee Centeral Muqdisho oo Dib loo Furay,Mulkiilaha oo Sheegay inuu is weydiiyo Siduu Ajaanib ugu noqday Muqdisho DAAWO

                                Muqdisho 21.April 2015 (SDN/QJ)- Mudo dhawr Todobaad ah ayay ahayd Markii Qarax Qasaare badan oo Dhimasho iyo Dhaawac lihi uu ka dhacay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Huteel Centeral. Dadkii dhibaatooyinka dhaawac ka soo gaadheen Qaraxaasi Waxaa ka mid ahaa Raysal Wasaare Xigeenka Somalia oo hada daawayn ugu Maqan dalka Turkiga, Saraakiil dawlada Somalia ka tirsan…

                                Read More

                                  “Weligay Xisbiga Kulmiye Ma Galayo Waa Xisbi Beelaysan Isaga Iyo Dawladiisuba ” Siyaasiga Maanta La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

                                  Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Siyaasada Doogsin Cararku Waa Mid astaan u noqotay Siyaasiyiin badan oo u dhashay Somaliland Waxay isaga dab qaadeen Xisbiyada dalka ka Jira iyo kuwii baa’bay dhamaantood,In la soo bandhigo Waxay Muujin kartaa Ugu Yaraan Shakhsiyada Qofka. Warfidiyeenku hawl buu qabtaa aan ahayn in uu siyaasi noqdo. Qoraagu hawl buu hayaa aan…

                                  Read More

                                    “Sida la ii Garaacay ee Saadhkayga loo Goo’gooyay Markhaati ayaad ka Tihiin Somalilandeey” Boqor Raabi Yuusuf DAAWO

                                    Hargeysa 21.April 2015 (SDN/QJ) Raabi Yuusuf Cabdillaahi oo ka mid ah Hogaanka madaxdhaqameedka Somaliland Somaliland, ayaa sheegay in Ciidamada Wasaaradda Maaliyaddu u xilsaartay Ururinta Cashuuraha gaadiidku jidh dil u gaysteen. Waxa uu sheegay inay naftiisa iyo gaadhigiisaba dhib u gaysteen Boolisku, isagoo tilmaamay in gaadhigiisu cashuurnaa islamarkaana aanu garanayn sabab ay Booliska iskugu yimaadaan marka…

                                    Read More