Siyaasiga Axmed Cabdi Xaabsade oo Ku Muusanaabay in Dhul uu ku Lahaa Muqdisho Xoog looga haysto DAAWO
Garowe 20.April 2015 (SDN/QJ)- Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumada Somaliland Iyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land oo uu haatan ku Sugan yahay ayaa Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Huteel Xaraf ee Magaalada Garowe waxa uu ku sheegay in Guri iyo dhul uu ku lahaa Magaalada Muqdisho…
