“Al Shabaab Waxay Gudaha Kenya ka qoranaysaa Dhallinyaro falalkooda Guracan ku taageera”
Muqdisho 17.April 2015 (SDN/QJ)- Dhalinyaro lagu qiyaasay ku dhawaad 20 qof ayaa la waayay meel ay tageeen ,kuwaasi oo ku biiray Ururka Al shabab ee ka dagaallama Somaliya,waxanay dhalinyaradan u fidiyeen tababaro ay ugu qabanayso xuduudka u dhexeeya Somaliya iyo Kenya. Warbixin ay soo ururisay BBC-da ayaa lagu sheegay inay jiraan cadaymo muujinaya in Al…
