Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Dalka Ciraaq Oo Dil Loo Geystay
Baghdad:April,18,2015(SDN/QJ)-Xukuumaddan talada dalka ciraaq haysa, ayaa dishay madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Dawladdii Madaxweyen Saddama Xusen Cizzat Ibrahim Al-dauri. Ninka la dilay ayaa muddo badan dhuumasho ku maqnaa, waxana la xaqiijiyey inuu ahaa Gacanta Midig ee madaxweynihii hore ee Ciraaq Saddam Xusein. Saraakiisha wadankaas ayaa sheegay in uu ku dhintay dagaal ka dhacay gobalka Salaxuddin, ee waqooyiga…
