Xukuumadda Somalia oo Dawlada Kenya ka Dalbatay in dib loo furo Xawaaladihii ay Albaabada u Xidhay iyo Qadiyada Qaxootiga Somalia

    Muqdisho 19.April 2015 (SDN/QJ)  Dowladda Somalia oo markii ugu horraysay ka hadashay culayska ay xukuumadda Kenya ku heyso Soomaalida dalkeeda ku nool, kaddib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Garissa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay dhigeeda ka codsatay inay dib u furto shirkadaha xawaaladaha Soomaalida ee ay xayiraadaha kusoo rogtay dhawaan. “Xukuumadda Somalia waxay…

    Read More

      Shir lagaga Hadlayo amniga oo Madaxweyne Xasan Sheekh kaga qayb galay Dalka Urdun

      Urdun 19.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah oo ku saabsan iskaashiga dhinaca amniga. Shirkan oo ay isugu imanayaan madaxda qaar ka mid ah waddamada Afrika iyo kuwa Carabta, ayaa lagu gorfeyn doonaa qaababka…

      Read More

        Aragtida Beesha Caalamka ee Shirkii Magaalada Cadaado ee Maamul u Samaynta Gobolada dhexe Somalia

        Nairobi 19.April 2015 (SDN/QJ)- Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay furitaanka shirka maamul u sameynta gobollada dhexe ee ka socda magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb. Qaramada Midoobey, IGAD, Midowga Yurub, AMISOM, dowladaha Mareykanka, Britain, Sweden, Talyaaniga, Itoobiya, Uganda iyo Turkiga ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyey furitaanka shirka. War saxaafadeed ay soo…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare Bedelkiisiina aan Magacaabin

          Hargaysa 18.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3197/042015 xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, isaga oo madaxweynuhu dib ka soo magacaabi doona masuulkii buuxin lahaa gudoomiyenimada. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay:                     Qodobka 105aad,…

          Read More

            Garyaqaan Maxmuud Xasan Raage oo ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed (X.U.S) oo macnahiisu Yahay (Walaaleye ) Xisbigan oo loga dhawaqay Uk

            london19April15(SDN/QJ)Garyaqaan Maxmuud xasan Rage oo ka mida aqoon yahanada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk ayaa waxa uu ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano X.U.S oo Luqada Inglishka  loo yaqaano Somali People’s Party (SPP). Astaaanteduna Tahay Shan Gacmood iyo Midibka Huruuda ,Cadaan, iyo Akhtar…

            Read More

              Madaxweynaha dalka Kenya oo Isku shaandhayn Kooban ku sameeyay Laamaha Amaanka iyo Wasiiradiisa

              Nairobi:April,18,2015(SDN/QJ)-Isku-shaandhayn kooban, ayuu Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ku sameeyey Hoggaanka Taliska Ciidanka qaranka Kenya iyo Golaha Wasiirradaba, kadib markii ay dhawaan Dhaceen Xasuuqii magaalada Garisa loogu geystay Ardaydii wax baranaysay. Ugu horrayn waxa uu Madaxweyne taliye cusub u magacaabay ciidanka militariga Kenya(KDF) kadib markii uu hawlgab noqday taliyihii hore ee ciidanka KDF Gen.Julius Karangi….

              Read More

                Waqabadkii Dawlada Soomaaliya ee Todobaadkii hore

                Mogadishu, 18 April 2015(SDN/QJ)–Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Qabqabasho iyo Xukunno lagu fuliyey denbiilayaal ka tirsan argagixsada Al-Shabaab, Qorshe Howleedka Baarlamaanka oo la diyaariyey, Shirka Maamul u Sameynta Gobollada Dhexe oo…

                Read More

                  Daawo:Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Maanta Baaqyo Kala Duwan Oo Khuseeya Doorashooyinka Soo Saaray Iyagoona Xukuumada Ku Hanbalyeeyey Qisaastii Ay Dhawaan Ku Fulisay Gacan Ku dhiiglayaasha….

                  Hargeisa 18/4/2015(SDN/QJ)madashada wadatashiga   iyi xisbyada mucaaridka somaliland ayaa maanta kulan ay ku yeeshen maansor waxay kaga hadleen arimo dhawro iyagoo soo dhaweyey  qisaastii ay xukuumadu ku fulisay dadkii gaysat  dilalka ee ku xidhnaa xabsiyada somaliland https://www.youtube.com/watch?v=lSYNDlJqbFk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com

                  Read More

                    Daawo:Beesha Uduruxmiin Muuse Ee Degta Degmooyinka Xiis Iyo Dayaxa Oo Xukuumada Cabasho Balaadhan U Soo Jeedisay Soona Dhaweeyey Go,aano Beshodu Ka Soo Saarat…

                    Xildhibaanada,Waxgaradka Culimaa’u diinka Iyo Dhalinyarada Beesha Degmooyinka Xiis Iyo Dayaxa Ee Ku Sugan Magaalada Hargaisa Ayaa Taageeray Go’aamadii Ay Soo Saareen Hogaanka Beeshoodu….. Xildhibaanada Siyaasiyiinta iyo wax garadka beesha uduruxmiin muuse ee degta galbeedka ceerigaao iyo Degmada xiis ayaa manta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada hargaisa waxa ay ku taageereen go’aamadii hogaanka beeshoodu…

                    Read More

                      Dil Muqdisho Loogu Geystay Xildhibaan Maamulka Puntland Katirsanaa Oo Dhalasho ahaan Somaliland kasoo Jeeda

                      Muqdisho:April,18,2015(Himilo)-Magaalada Muqdisho waxa Maanta Kooxo hubaysan oo aan Haybtooda la aqoonini Toogasho ugu geysteen Mudane katirsan Baarlamaanka Maamul-goboleedka Puntland oo la sheegay inuu Halkaas Arrimo Caafimaad u joogay. Eebbe ha u naxariistee Xildhibaan Aadan Yare waxaa uu Kasoo jeedaa Deegaano ku yaalla Gobolka Sool ee Gudaha Somaliland, waxana uu in muddo ah kasoo mid ahaa…

                      Read More

                        Somaliland Oo Xasbiga Dhigtay Guddoomiyihii Xarunta Xuquul Insaanka Human Rights Center

                        Hargeysa:April,18,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyihii Xarunta Xuquuqal Insaanka Human Rights Center  Guuleed Axmed Jaamac oo Hargeysa ku Taalla, ayaa ay Ciidanka Boolisku Xabsiga u taxaabeen, sida guddoomiyaha Laftiisu Warbaahinta u xaqiijiyey. Sida wararku sheegayaan Guuleed, ayaa saaka lagu xidhay Xarunta Maxkamadda Gobolka Magaalada Hargeysa, waxana uu Khadka telefoonka kula Xidhiidhay Idaacadda VOA-da oo uu u sheegay Halka uu ku…

                        Read More

                          15-Kamid ahaa Hawl-wadeenada Wasaaradda Duulista Oo Maanta Loo Diray Deeq Waxbarasho iyo Nuxurka Dardaarankii Loo Jeediyey

                          Hargeysa:April,18,2015(SDN/QJ)-Masuuliyiinta wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa Maanta Sagootiyey 15-Kamid ahaa Hawl-wadeenada wasaaaradda oo Deeq waxbarasho ka helay Dalka Ethiopia. Ardaydan la sagootiyey, ayaa   Soo Baran Doono Cilmiga Loo Yaqaanno Hagista Diyaaradaha (Air traffic Control) oo ah Cilmiga Baahidiisu ka muuqato somaliland. Munaasibad kooban oo Ardaydan loogu qabtay Xarunta Madaarka Magaalada Hargeysa, ayaa…

                          Read More

                            Kooxda Daacish oo weerartay xarunta safaarada Mareykanka ee dawlada degaanka Kurdida Ciraaq

                            Erbil April 18,2015(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta ee Daacish ayaa qarax la beegsatay Safarada Mareykanku ku leeyahay degaanka Kurdida ee Erbil. Qaraxan oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa ka dhacay aaga hore ee Safaarada Mareykanka. Qaraxa ayaa waxa ku dhintay Sadex ruux halka ay sided kalena oo haweeney Maraykan ahina ay ku dhaawacmeen. Qaraxa…

                            Read More

                              Nuxurka Qoraal Uu Xubin Sare Oo Al-shabaab Katirsani Ku Faahfaahiyey Saddex Qoddob Oo Sababay Hoos u dhaca Kooxda Al-shabaab

                              Baardheere:April,18,2015(SDN/QJ)-Kadib markii la dareemay hoos udhac ku yimi Awooddii kooxda Al-shabaab, ayaa waxa arrintaas si mug leh u sharraxay Masuul sare oo kooxda Al-shabaab katirsan. Suleyman Cabdi oo ku magac dheer ”Abuu ilyaas” ayaa barta Twetter-ka kusoo daabacay qoraal kooban oo uu uga hadlaayo Saddex arrin oo sabab u ah Hoos u dhaca ku yimid…

                              Read More

                                Wasiir Waran-cadde Oo Cadho Iyo Ciil Dalka Kaga Dhoofay, Kadib Markii La Joojiyey Malaayiin Lacago ah Oo Wasaaraddiisu Heli Jirtey

                                Hargeysa:April,18,2015(SDN/QJ)-Isbeddel ku yimi hannaan dakhli ee Dalka, ayaa keenay in wax kabedel iyo dib u eegis lagu sameeyo hannaanka ay lacagaha  ku helaan Wasaaradaha iyo Hay’adaha waddanku, waxana ugu horrayn la gooyey lacago malaayiin dollar ahayd oo Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku qaadan jirtey Magaca Amniga, taas oo la dhaliilay hannaanka  loo isticmaali jirey. Lacagtaas laga…

                                Read More

                                  Ha’yadda Amnesty International Oo Kenya u Dirtay Digniin Ka Dhan ah Rarista Qaxootiga Soomaaliyeed

                                  Nairobi:April,18,2015(SDN/QJ)-Amnesty International oo ah Hay’ad Xuquuqda Aadamaha u doodda, ayaa noqotay Ha’yaddii ugu dambaysay ee Caalami ah ee ka hadashay Tallaabada Kenya dib ugu celinayso Qaxootiga soomaaliyeed eek u nool Xeryaha Dhadhaab, waxana ay ka digtay in dadkaas qaxootiga ah si khasab ah dib loogu celiyo. Tallaabada Xukuumadda Kenya ku Go’aansatay inay qaxootiga dib ugu…

                                  Read More