Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Jawaab u Weyday Hal-xidhaalaha Fulin La’aanta Tirada Gacan-ku-dhiiglayaasha Oo Dalka Kusii Badanaya
Hargeysa:Mar,27,2015(SDN/QJ)-Inkastoo Dilalka Dalka Gudihiisa ka dhacayaa sii badanayaan, Haddana Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa arrintan jawaabta kaliya ee ay u haysaa noqotay inay Ku riddo xukunno dil ah balse wali lama hayo hal qof oo dilkaas lagu fuliyey. Laba maalmood ka hor ayey ahayd markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sidaa xukun dil ah ku ridday Gacan-ku-dhiiglihii qudha…
