” 8 Dal oo Basaboorka Somaliland lagu Tagi jiray Xiligii Rayaale Waxay Maanta isugu soo Urureen Laba Dal oo Qudha” Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle

    Hargeysa 26.March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, oo ka mid ah Xildhibaanaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey wargeyskan Geeska Afrika waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaanna dib-u-dhaca doorashooyinka, wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, kala duwanaanshiyaha siyaasaddeed ee…

    Read More

      Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Safar ugu Kicitimay Maraykanka iyo Canada DAAWO

      Hargaysa 26.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimay Wadamada Maraykanka iyo Canada . Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ka hor intii aanay ka dhoofin Gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airpote warbaahinta la hadlay ayaa ka…

      Read More

        Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku riday Askarigii dhawaan Dilay Ganacsade Gacmo dheere iyo Taliyihiisii oo lagu Xukumay 10 Sano oo Xadhig ah DAAWO

        Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Maxkamada Ciidamada ayaa Fadhi ay Maanta ku yeelatay Magaalada Hargaysa Waxay Dil toogasho ah ku Xukuntay Askari Boolis Maxamed Cabdilaahi Cabdi oo ahaa Askarigii dhawaan Tuulada Qoton dabo ku dilay Marxuun Xuseen Gacmo dheere oo ka mid ahaa Ganacsatada Waaweyn ee Somaliland Sidoo kale Waxay Maxkamadu 10 Sanno oo Xadhig ah…

        Read More

        Asxaabtay (DAAWO) Ciyaarta Xeegada Ama Hockey-da Laga Ciyaaro Waqooyiga Ameerika Feedhadhka Aay Isku Adeegsadaan,Ilkaha Finiinaya,Sanka Jaban,Wajiyada Wada dhiigga ah,Darbiyada La Isla Eeganayo Iyo wax Yaaba Kale oo Xiisa Leh. By Jaahuur.

        Hockey(NHL)25-Mar-2015-(SDN-QJ) Saaiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu maanta ku bidhaamineynaa ciyaarta xeegada ama Hokida (NHL) oo aalaba laga ciyaaro waqooyiga Ameerika. Haddaba ciyaartan oo loogu tartamo koobka (Stanley Cup) ayeynu maanta ku eegeynaa feedhadhka aay isku adeegtaan,Hirdida,Sanka jaban,Ilkaha finiinaya,Wajiyada dhiigu qariyey iyo waxyaaba kale oo xiiso leh ee daawasho wacan. W/qorey Jaahuur SDN-QJ.

        Read More

          Xisbiga Kulmiye Oo Maanta Soo Dhaweeyey Taageerayaal Beelaha Gabooye Katirsan Oo Kusoo Biiray

          Hargeysa:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Kulmiye, ayaa Maanta Soo Dhaweeyey Taageerayaal kasoo jeeda Beelaha Gabooye oo kusoo Biiray, kuwaas oo loo qabtay Munaasibad heersare loo abaabulay. Munaasibadda Taageerayaashan lagu soo dhaweynayey oo lagu qabtay Hutel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa kasoo qaybgalay, Hoggaanka Xisbiga, Hormoodka Beelaha Gabooye, Salaadiin, Xildhibaanno, Taageerayaal iyo Marti-sharaf kale, waxana Halkaas Hadallo kasoo jeediyey…

          Read More

            Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Shacbiga Rer Somaliland Iyo Ehelkii Iyo Qarabadii uu Ka Baxay Taliyihii Hore Ciidanka Boolisak Cilmi Kabaal

            Hargeisa 25/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar ahaan ciidanka Booliska,  oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid ALLE ha u naxariistee taliyihii hore ee Ciidanka Booliska  Marxuum   Cilmi Rooble Furre (Cilmi kabaal) oo maanta 25/03/2015 ku geeriyooday Dalka Talyaaniga. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu tacsi taa…

            Read More

              Taliye Cilmi Kabaal Oo Maanta Geeriyooday iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Tacsi u diray

              Hargeysa:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Allah Ha Naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Rurreh(cilmi kabaal), ayaa, maanta ku geeriyooday Waddanka Talyaaniga. Marxuum Kabaal oo tiraba laba  goor soo qabtay Hoggaanka Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Dalka Talyaaniga dhawaan loo geeyey   xanuun dhinaca wadnaha ah, kaas oo mudooyinkii u danbeeyey ku sugnaa wadanka Talyaaniga. Taliyiyihii hore ee ciidamada booliska…

              Read More

                Guddida Dhalinyarada Garxajis Oo Shaaciyey Ajandaha Shirweyne Horaanta Bisha APRIL Lagu Qabanayo AW BARKHADLE+Qoddobada Ajendaha Uu Huwan Yahay Iyo Tirada Ergooyinka Loo Qulay Ka Qayb-galkiisa

                Hargeysa Mar 25,2015 (SDN/QJ )-Qaban-qaabada Shir-weyne lagu falan-qaynayo marxalada dalku marayo, gaar ahaan xaaladaha masiiriga ah ee ay ku sugan yihiin dhalinyarada Beelaha Garxajis ayaa maal-mihii u dembeeyey laga dareemayay guud ahaan Somaliland gaar ahaana Caasimadda Hargeysa. Shirweynahan oo ay hagayaan Guddi qaban-qaabo oo ka mid ah ururka Dhalinyarada Beelaha Gar-xajis ayaa la weriyey in horaanta…

                Read More

                  Cali Khaliif, Xildhibaanno iyo Saraakiil Kasoo Jeeda Deegaankiisa Oo Shirar Doceedyo ku Leh Hutello Muqdisho Ku Yaalla

                  Muqdisho:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif iyo Saraakiil kale oo ay isku deegaan yihiin shirar hoose ku leeyihiin Hutel Village, iyadoo halkaas lagu lafogurayo sidii looga Gudbi lahaa Caqabado dhawr ah oo Maamulkaasi ka tallaabsan waayey. Shakhsiyaadka Shirkan ku Wehelinaya Cali Khaliif, ayaa la sheegayaa inay ku jiraa…

                  Read More

                    Dagaallada u Dhexeeya Dhinacyada Isku Haya Dalka Libiya Oo Meel Halis ah Maraya iyo Diyaarado Dhulka Lasoo Dhigay

                    Tebruk:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Dhinacyada isku haya Maamulka Waddanka Libya, ayaa dagaalkoodu gaadhay meel sare, waxana Haatan Kooxda Al-fajr ee Caasimadda Gacanta ku Haysaa,  dhulka laga soo dhigay Diyaarad ay lahaayeen oo duqaynaysay Xukuumadda Caalamku taageersan yahay ee Fadhigeedu yahay Tebruk. Diyaaradan u dagaalameysay isbaheysiga Al Fajar ayaa kusoo dhacday nawaaxiga magaalada Zintan oo ah goob ay ku xoogan…

                    Read More

                      Wiilka Madaxweynihii Hore Ee Waddanka Senegal Oo 9-Sano Oo Xabsi ah Lagu Xukumay Iyo Sababta Eeddiisa

                      Dhakar:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Waddanka Senegal, ayaa sagaal sano oo xadhig ah ku Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Senegal Cabdalle Waade oo lagu magacaabo Karim Wade. Wiilkan ayaa lagu eedeeyey inuu ku kacay arrimo musuqmaasuq, waxana wiilkan oo Wasiir dalkiisa kasoo noqday lagu eedeeyey inuu Hanti uu haatan hayso sifo sharcidarro ah ku helay. Ninkan…

                      Read More

                        Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

                        Read More

                          Mushkilada ay Dooxyadu ku hayaan Shacabka Somaliland iyo Sida ay Gaadiidka iyo Dadkaba u Qaadaan DAAWO Muuqaalkan

                          Hargaysa 25.March 2015 (SDN/QJ)- Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaallo muujinaya dhibaatooyinka ka taagan Dooxyada Dacar-budhuq ee degmada Laas-geel ee gobolka Maroodi-jeex oo u dhexaysa magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa, kuwaasoo Xilliyada Roobabku curtaan Dad iyo Gaadiid-ba qaada, Daadad badan oo ka rogmada Dooxyadaas. Dad badan ayay galaafteen oo Saacaddu ka dhammaatay, isla markaana Allaah sabab…

                          Read More

                            “Waxaanu Si Deg Deg ah Waajibkiisa u Marin doonaa Gacan ku dhiiglihii dilay Alle ha u naxariistee Ganacsade Gacma dheere” Taliyaha Booliska Somaliland

                            Hargeysa 25.March 2015 (SDN/QJ)  Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo-guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in askarigii dilka u geystay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada reer Somaliland si degdeg ah sharciga loo marindoono. Taliye Fadal waxa uu sidan ku sheegay aaskii qaran ee shalay loo sameeyay Marxuum Gacmadheere. “Gacan ka xaqdaran…

                            Read More

                              Heshiis Saamayn ku Yeelanaya Somaliland oo ay Wada Gaadheen Wadamada Itoobiya,Sudan iyo Masar

                              Khartuum 25.March 2015 (SDN/QJ)- Dalalka Itoobiya, Masar iyo Suudaan ayaa magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan ku kala saxeexday heshiis isfaham oo ay ka yeesheen Biyo-xidheenka uu dalka Itoobiya dhismihiisa wado.  Munaasabadan ka dhacday aqalka madaxtooyada dalka Suudaan oo ay ka soo qayb galeen raysawasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn, madaxweynahaya Masar Cabdifataax Siisi iyo madaxweynaha Suudaan…

                              Read More