“Somaliland Waa Dal Dunidu Hagratay, Balse Dadkiisu Horumariyeen” Gudoomiye Ku Xigeenka Wakiilada

    Hargeysa, 25March 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax Iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo u Kicitimay dalka Uk oo kaga qaybgalayaan Mooshin Ajandihiisu yahay Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland oo la horkeeni doono fadhiga golaha deegaanka Cardiff ee Boqortooyada Ingriiska. Sidaa waxa lagu yidhi qoraal uu boggiisa Facebook-ga soo dhigay Wasiirka…

    Read More

      Aragtida Xukuumada Somaliland ee inay door ku leedahay Abuurka & Jiritaanka Argaggixisada & Musuqa

      Nairobi 25.March 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ku dooday inaanay dad argaggixiso ah oo dunida weerarro ka geysanayaa wax shaqo ku lahayn Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay inaanu wakhtigan dalkiisa ka jirin mushkilad musuqmaasuq, balse wakhtigii Xukuumadihii hore Shacabku soo arkeen, xilliganna dedaalkoodu yahay cidhib-tirkiisa haddii la helo….

      Read More

        Masar oo sheegtay inay Somaliland ka Gacan siinayso Hawlaha Caafimaadka iyo Khubaro Tababaro Siinaya Mihnadlayaasha Caafimaadka

        Qaahira 25.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka ee dalka Masar Dr. Caadil Cadwi ayaa waraysi uu dhowaan siiyey wargeyska caanka ah ee Al-Ahram waxa uu ku sheegay in dawladda Masar ay dhowaan dhakhaatiir kala duwan iyo tababareyaal caafimaad u soo diri doonto Somaliland. Isla markaana ay ka dhisi doonto unug caafimaad oo qaabilsan kelyaha iyo tababarka …

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo iyo Shacbi Tiro badan oo ka qayb galay Aaska Alle ha u naxariistee Ganacsade Xuseen Gacmo dheere Iyo Weedhihii laga Yidhi DAAWO

          Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo ay wehelinayeen Madaxda kale ee Qaranka sida Gudoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiilada, madaxda axsaabta Qaranka, xubno ka tirsan glolaha wasiirada, salaadiin,culima’udiin iyo dadweyne faro badan ayaa maanta ka qayb galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Xuseen Gacmo-dheere oo ka mid ahaa odayaashii…

          Read More

            Duyuurad nooca Rakaabka ah oo Jarmalka laga leeyahay oo ku dul burburtay Buuraleyda Faransiiska

            French Alps Mar 24, 2015(SDN/QJ)-Duyuurad nuuca Airbus loo yaqaano oo ay laheyd shirkada duyuuradaha ee Lufthansa garabkeeda Germanwings ayaa ku dul burburtay buuraleyda Faransiiska ee loo yaqaano French Alps. Duyuurada ayaa siday 144 rakaaba iyo 6 shaqaale ah ayaa ka soo duushay magaalada Barcelona kuna  soctay dalka Jarmalka magaaladiisa Duesseldorf. Ciidamada amaanka ee dalka Faransiiska…

            Read More

            Barcelona 2 Real Madrid 1 (Daawasho Wacan) Qeybtii Dambe ee Ciyaarta oo Dhameystiran. By Jaahuur.

            Espain-24-Mar-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula ruqaansaneynaa xagaa iyo Espain oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (La Liga) Horyaalkan ka amar tukaaleeya waddanka Isbaanashka ayaa waxaad moodaa inuu dhakhtar u qorey iney badanka ku guuleystaan labada naadi ee aay ka dhaxeyso xinka badan waa Barcelona iyo Real Madrid. Barcelona ayaa ku hogaamineys…

            Read More

              Wasiir Xukuumadda Siilaanyo Katirsan Oo Ku Addimay Inaan Khayraadka Dalka Muwaadiintu u Sinnayn, Cidda Cuuratayna Farta Ku Fiiqay

              Hargeysa:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland, ayaa si lama filaan ah uqiray Jiritaanka Tabashada ay qabaan Beelaha Darafyada waddanka, waxana uu xusay in Khayraadkii Dalka aan loo sinayn. Wasiir Cabdirisaaq Khaliif oo la Hadlay TV-ga Universal, ayaa xusay inuu saxsan yahay qof kasta oo xusa inaan khayraadka aan loo fillayn,…

              Read More

                Abwaan Hadraawi Oo Ka Sheekeeyey Hannaankii uu Uga Badbaaday Daadkii Qaaday Gaadhigii uu Watay

                Burco:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi), ayaa ka Warramay Shil uu maalintii shalay kaga Badbaaday Daad baabuurkii uu watay ku qaadday Dooxa Dacar-budhuq ee u dhexeeya Magaalooyinka Berbera iyo Hargeysa. Abwaan Hadraawi oo u warramay Tv-ga Horn Cable, ayaa  ka Sheekeeyey Qaabkii shilkaasi u dhacay, waxana uu xusay inuu Baabuurkiisii halkaas ku qallibmay, “ilaahay waxan ugu mahadnaqayaa…

                Read More

                  “Waxan ugu Baaqayaa Dadweynaha Labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabwanaag inay Sida ugu Dhakhsanaha badan Kalsoonida ugala noqdaan Xukuumada Silaanyo “Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin

                  Hargeysa24Mar15(SDN/QJ) -Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin Oo Kamida Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Hargeysa ayaa waxa uu Xukuumada Ku Cambaareeyey waxqabad la’aanta ka jirta labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabawanaag oo uu Suldaanku sheegay inaan baahiyaha Bulshada sida Caafimaad ka Waxbarashada iyo Biyaha habayaraatee wax laga qabtay jirin intii Xukuumadani talada haysaySuldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin oo warbaahinta la…

                  Read More

                    Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Go’aanka Kenya Gidaarka Kaga Dhisayso Xadka Labada Waddan u Dhexeeya

                    Muqdisho:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay Dawladda Kenya, ku dhawaaqday inay Gidaar ka dhisayso Xadka  ay la wadaagto Dalka Somalia, ayaa waxa arrintaas jawaab ka bixiyey Safiirka Somalia u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Amerika. Safiirka ayaa sheegay in dhismaha darbigaasi aanay waxba kala socon Dowlada Somalia, sidaa awgeedna ay Dowladu xaq u leedahay in lala soo socodsiiyo…

                    Read More

                      Magaca Wiil Soomaaliyeed Oo Ciidamada Sirdoonka Britain Raacdo Ugu Jiraan iyo Shaki Laga Qabo Inuu Daacish Ku Biiray

                      London:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Waddanka Ingiriiska, ayaa raacdo ugu jira Wiil Soomaaliyeed oo Arday ka ahaa Dugsiga Church England School. Wiilkan oo Magaciisa lagu sheegay Zubeer, ayaa la sheegayaa inuu Guddoomiye kuxigeen ka ahaa Ardayda Dugsigaas dhiganaysay, waxana hadalkiisu haatan ku badan yahay Dugsigii uu dhigan jirey. Zubeer Nuur oo 19 jir Soomaali ah ayaa la sheegay…

                      Read More

                        Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Hoggaamiyihii Geeriyooday Ee Dalka Singapore Iyo Afkaartiisii Siyaasadeed?

                        Singapore:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Caalamka waxa laga hadal hayaa Hoggaamiyihii hore ee Dalka Singapore Lee Kuan Yew oo shalay geeriyooday, waxana dad badani is weydiinayaan Raadadkii uu dunida kagag tegay ee Geesinimada waddankiisa looga qiray. Lee Kuan Yew oo 91-sano jir ah ayaa ahaa Hogaamiyihii u dagaalamay xorriyada dalka Singapore uu ka qaatay Dalka Ingiriiska, waxa uuna ninkani noqday…

                        Read More

                          Daacish Oo Markale Soo Ridday Diyaarad Duqaymo Ku Haystay Fadhiisimadooda, Gacantana Ku Dhigtay Duuliyihii Iyo Caawiyayaashiisii

                          Idlib:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish, ayaa Markale dhulka soo dhigay Diyaarad duqayn ku Haysay Deegaanada ay maamulaan ee Gudaha Waddanka Syria, waxana ay Gacanta ku dhigeen Duuliyihii iyo Xubno Caawiyayaal u ahaa. Goobta Diyaaraddan lagu soo riday, ayaa ah Magaalada Idlib, waxana Nooca Diyaaraddan lagu sheegay Helicopter,iyadoo la sheegayo inay xilligaas ku jirtey Hawlgallo duqayn ahaa. Diyaarada ayaa…

                          Read More

                            Xubno Kamid ahaa Jabhadda Suldaan Wabar Oo Isa Sii Dhiibay, Daahana Ka Fayday Awood La’aanta Kooxdaas Haysata

                            Qolujeed:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Xubnihii ugu horreeyey ee katirsanaa Jabhadda Galbeedka Gobolka Borama ee uu hoggaamiyo Suldaan Wabar, ayaa isu soo dhiibay ciidamada Qaranka Somaliland, waxana ay ku dhawaaqeen inaanay arrintaas dib ugu noqon doonin. Xubnahan oo tiradoodu koobnayd, ayaa warbaahinta la Hadlay, waxana ay sheegeen inay maskaxdooda ka saareen fikraddii ahayd inay dagaal la geli doonaan Somaliland, iyagoo…

                            Read More

                              Wasiirka Duulista oo Tafaasiil ka Bixiyay Xeerka Duulista Madaniga ah DAAWO

                              Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka duulista Iyo hawada Oo Hortagay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, Sharaxaadna ka Bixiyey Xeerka Duulista madaniga ah ee Somaliland “ Wuxuu xeerkani caawinayaa Meeqaamkeena aynu ku doonayno in hawadeena aynu gaar u maamulano, Waxaan Golaha si xushmad leh ugu cosanaynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo qabyo tiro.” Wasiirka Duulista JSL Hargeysa…

                              Read More

                                “Dekedii Berbera Waxa La Hor Dhigtay Isbaaro Sharci Daro Ah……” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

                                Hargeysa, 24 March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakiilada, kana soo jeeda deegaanka gobolka saaxil, ayaa ka hadlay cashuuro uu ku tilmaamay sharci-daro oo lagu soo rogay baabuurta ka soo dega dekeda Berbera, isla markaana wuxuu sheegay in aanu shacabku u hoggaansami Karin waxaan soo marin Golaha Wakiilada, Balse ilihii…

                                Read More