Jarmalka oo Xidh Xidhay Lix Ruux oo Looga shakisan yahay inay Xidhiidh la leeyihiin Alshabaab
Munich:Mar,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Jarmalka, ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay Lix qof oo looga shakiyey inay xidhiidh hoose la lahaayeen Kooxda Al-shabaab. Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Jarmalka ayaa sheegay in lixda ruux ee gacanta lagu dhigay shan ka mid ah dalka Soomaaliya ay tababar ku soo qaateen sanadkii 2012-ka. Lixdan nin ayaa laga kala qabtay meelo…
