SAFIIRKA RUUSHKA U JOOGA DALKA DENMARK OO DALKAA UGU HANJABEY WEERAR HUBKA WAX GUMAADA AH
Copenhagen Mar 22, 2015(SDN/QJ)-Xidhiidhka u dhexeeya wadanka Ruushka iyo wadamada Yurubta Galbeed ee la saxiibka ah dalka Mareykanka ayaa waayadan danbeba ahaa mid sii xumaanaya iyadoo goor horaba la arkey in uu soo noqdey wixii loo yaqaaney dagaalka qabow (cold war). Waxaaney taasi keenay in lagu kala aragti duwanaado arimo badan oo dunida ka socda…
