“Badhsaabka Gobolka Saaxil Waa Mooryaantii Xamar Oo Dib Loogu Casriyeeyay Somaliland….” Cali Guray

    Hargeysa, 24March 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Cali Guray, ayaa badhasaabka Gobolka Saaxil ku tilmaamay mooryaantii Xamar oo dib loogu casriyeeyay Somaliland, isla markaana wuxuu sheegay in Madaxtooyadu noqotay abeeso bakayle liq ah oo aan waxba ku marganayn. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay…

    Read More

      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u quusgooyay hankii Musharaxnimo ee Muuse Biixi

      Hargeysa Mar 23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxa uu madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo la hortgay qorshe uu ku xasilinayo hankiisa siyaasadeed ee uu mudada ku hamiyay. Md Muuse Biixi ayaa la sheegay in dhawaan uu ku guuleysay in uu marwada madaxweynaha ku qanciyo qorshe Kulmiye u suurtogelinaya mudo kordhis loo sameeyo Madaxweynaha isla…

      Read More

        Daawo:Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Oo Cod Dheer Ku Shegay Inaanay Tagero Siinayn Wadani Iyo Tagero Ay Ka Muuqato Buuxinta Booskii Barkhad Oo Xukuumada Siilanyo U Muujiyey

        Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)mid kamida siyaasiyinta beelaha gabboye oo shegay  inan beelaha uu ka soo jeeda  wax taagero ah u miijnayn xisbiga wadani  kuna biirayn isagoo baaq  u diray  raxnttii saladinta ,boqorada gabooye ee u barkhad jaamac batuun hor kacayey  isagoo taagero bladhan u muujiyey xikuumada silanyo https://www.youtube.com/watch?v=GeunF9H9fX4 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Daawo:Hadii Xisbiga Wadani Wax Naga Siin Waayo Talada Dalka Anagu Ka Guurimayno Somaliland Gabooyena Waa Balaadhan Yahay Kii Ka Guurayaa Isagay Jirtaa Qabooyena Shakhsi Ma Matalo”Suldaan Abu Sufyaan

          Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)suldanka abu sufyaan oo ka mida saladinta somaliland  ahna sulaadn ka ida sladinta beelaha gabooye ayaa baaq ka soo saray  hadal ay qaar  ka mida sladiinta soo saren oo sheegay  inaan beelaha gaboye  hadii wadani  waxba ku soo kordhin waayo aanay dalka ka qixi doonin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Maayarkii Gabilay Oo Codkii Dadwaynaha Ku Doorsaday Xukuumada Cimrigedu Gabogabo Yahay Iyo Wasaarad Shaqayn

            Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)munaasibad  uu xilka kula waregayey  wasiirka dhawaan looso magacabay wasarda warshdaha somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay  wasiirki xigeenkiisa  oo hore xilka ugu wareejiyey wasiirkii iska casilay wasaradsi abiib diiriye nuur https://www.youtube.com/watch?v=pSdVWs7VwsY Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Xisbiga Waddani UK oo Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay DR Mustafe C/laahi Kaydsane oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Heer Qaran.

              London23Mar15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani UK ayaa Xaflad soo dhawayn ah u sameeyay, Dr Mustafe C/laahi Jaamac Kaydsane oo dhawaan ka yimi Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, kana mid ah Xubnaha Sarsare ee Xisbiga Waddani. Kulan kan oo ay soo qaban qaabiyeen Xisbiga Waddani UK ayaa waxa kasoo qayb galay, Masuulin ka mid ah Xisbiga waddani  Qaaradda Yurub,Gudida UK iyo…

              Read More

                Diiwaangelintii Muwaadiniinta Burco Laga Waday Oo Istaagtay, Lacagtii Shaqaalaha Oo La Lunsaday Iyo Shacabka Oo Meehanaabaya Goobihii Xidhmay

                Burco:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Gebi ahaanba waxa istaagtay Diiwaangelintii Muwaadiniinta oo haatan laga waday Gobolka Saaxil, waxana Suuqa iska galay Shaqaalihii Hawsha waday, kadib markii ay waayeen Lacagihii ay qaadan jireen ee mushaharka ahaa. Sidoo kale waxa la sheegayaa inay Go’een Waraaqihi iyo dhamaanba agabkii diiwaangelinta lagu waday ee shaqaalahaasi gacanta ku hayeen. “Waxaan doonayay inaan iska diwaan-geliyo goobtan…

                Read More

                  Kala Shaki Ka Dhex Jira Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Keenay In Dhaawacyo Soo Gaadhaan Saraakiil Sarsare

                  Garowe:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Kala shaki  ka dhashay Weerarrada qorshaysan ee Kooxda Al-shabaab ku hayaan Deegaanada Puntland, ayaa keenay in ciidanku toogtaan saraakiil iyaga katirsan oo Hawlo amni ku gudo jirey. Ciidamo ku sugnaa Bar Kantarool oo ku taalla Gudaha Garowe, ayaa Rasaas ku furay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Puntland, waxana Halkaas ku dhaawacmay Sarkaalkii iyo Askari kale…

                  Read More

                    Xasan Sheekh Oo Amar Ku Bixiyey In Ciidanka Nabadsugiddu Xoog Kula Wareegaan Tiro Gaadiidka Aan Xabaddu Karin ah Oo Uu Ra’isal Wasaarihii Hore Gacanta Ku Hayey

                    Muqdisho:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Tiro kamid ah Gaadiidka aan Xabaddu Karin oo uu gacanta ku hayey Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia, ayaa Ciidanka Nabad-sugiddu  si xoog ah ugala soo wareegeen Aqalka uu deggenaa Cabdiweli sheikh Axmed. Ciidanka Nabad Suggida oo watay dhowr ka mid ah gaadiidka dagaalka, ayaa Jimcihii gudaha u galay hoyga Ra’iisal Wasaarihii hore. Waxayna ka soo…

                    Read More

                      Askari Ganacsade Caan ahaa Toogasho Ugu Geystay Degmada Qotton iyo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Hoggaanka Mucaaridka Oo Tacsi u Diray

                      Hargeysa:Mar,23,2015(SDN/QJ)-Askari katirsan Ciidanka Ilaalada Bar Kontarool oo ku taalla Gudaha Magaalada Qotton ee Gobolka Daad-madheedh, ayaa Toogasho ku dialy Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere) oo ka mid ahaa ganacsatada xoolaha dhoofisa dalka, isla-markaana caan ka ah Somaliland. Marxuumka oo ka mid ahaa wafti uu hogaaminayay Wasiirka Caafimaadka jamhuuriyadda Somaliland Dr. Saleebaan…

                      Read More

                        “Marna ma suurawdo in cid gaari qaranka qalin shubataysto” Gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha G/Wakiilada SAWIRO

                        Hargaysa 23.March 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha GudidA Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada JSL mudane Cumar Axmed Saleebaan (Cumar Sanweyne) ayaa kulan la qaatay ganacsatada soo dejisa Baabuurta. Ganacsatadan oo gudida u soo gudbiyey Cabashada ay ka qabaan lacago dheeraad ah oo lagu soo rogay marka ay baabuurta dekeda kala soo degaan. Waxay gudida Ganacsatada soo…

                        Read More

                          General Samatar oo ay Ku Cadaatay Xasuuqii uu ka Fuliyay Somaliland+Maraykanka oo Masaafurinaya iyo Somalia oo Shaacisay inaanu Dhawrsooni lahayn DAAWO

                          Hargaysa 23.March 2015 (SDN/QJ)- Mudo dheer kadib Waxaa lagu guulaystay in Maxkamada Sare ee Maraykanku ay u aqoonsato General Maxamed Cali Samatar inuu gabood falo ka dhan ah Xuquuqda aadamaha ka gaystay Somaliland,Isagoo Magangalyo Siyaasadeed ku Jooga Dalka Maraykanka isla markaana ay Maxkamadu Go’aamisay in laga Masaafuriyo Wadankaas,Geesta kalena Dawlada Federaalka Somalia ayaa Sheegtay inaanu…

                          Read More

                            Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Hay’ad Denmark oo Somaliland ku Tilmaantay Dal Argagixiso

                            Hargeysa, 23 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay Muran hadheeyay jaamacada Hargaysa, isla markaana wuxuu sheegay in guddi madaxbanaan loo saaray khilaafka ka taagan, sidii wixii khaldamay loo sixi lahaa sharci adagna jaamacada loogu samayn lahaa. Wasiirku wuxuu jawaab ka bixiyey hay’adda Daynish ah oo Somaliland ku…

                            Read More

                              Kenya oo Shaacisay in Todobaadka Soo Socda ay Bilaabayso Dhisme Derbi ay ka Samaynayso Xuduuda ay Somalia la Wadaagto

                              Nairobi 23.March 2015 (SDN/QJ) Xukuumadda Kenya ayaa shaacisay in ay toddobaadka soo socda billaabayso dhimasha darbi ay ka dhisayso xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha dalka Kenya  Joseph Nkaissery ayaa sheegay in darbiga ay ka dhisayaan dhammaan xuduudda ay la wadaagaan Somalia, taasoo uu xusay inay qayb ka qaadan doonto sugidda amniga gudaha…

                              Read More

                                Maxay Yihiin Caqabadaha Haysta Maalgashi dibadeed oo Somaliland laga Hirgaliyo?

                                Hargeysa, 23March, 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in hirgelinta Bangiyada Ganacsi iyo Shuruucdii ay ku hawl-gali lahaayeen tahay caqadda ugu weyn ee hortaagan maalgeli dibadeed ee Somaliland ka hesho beesha Caalamka, sidaas awgeedna loo baahan yahay abuuritaanka iyo kobcinta hay’adaha dhaqaale ee dalka si loo daboolo baahiyaha shaqo iyo dhaqaale ee dalka ka jira…

                                Read More

                                  Fariin dhaxal gal ah oo Sheekh Maxamed Sh.Cumar Dirir u diray Golaha Deegaanka Hargaysa

                                  Hargeysa, 23 March 2015 (SDN/QJ)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa u soo jeediyay dawlada Hoose ee Magaaladda Hargeysa in ay qorshayso dhismaha Xabaalaha Masalaha ee Magaaladda Hargeysa. Isla markaana wuxuu kula dardaarmay in ay qurxiyaan oo ay qaabeeyaan cabirka dhulka si aanay u buuxsamin xabaalahaasi. Sidoo kale, Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir waxa uu ku…

                                  Read More