Xukuumada Somaliland oo ka Hadashay Siyaasad ay ka Yeelatay Gaadiidka Cusub ee dalka Soo Galaya,Jawaabna ka Bixisay Cabasho Macdaarada Gaadiidku u soo Jeediyeen DAAWO

    Hargaysa.20 March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Mudane C.risaaq Khaliif Axmed oo Shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sharaxay Qorshaha Wasaaradiisu u dejisay bad qabka gaadiidka cusub ee dalka soo gelaya iyo faa’iidada ugu jirta bulshada. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Waxaa kale oo uu ka Jawaabay Cabasho ka soo Yeedhay Ganacsatada Macdaarada Baabuurta,oo…

    Read More

      Nuxurka Shir Xildhibaanada Baarlamanka Uk iyo Xubno Jaaliyada Somaliland ahi kaga hadleen Arrimaha Somaliland DAAWO

      London 20.March 2015 (SDN/QJ)- Waxa magaalada London ka dhacay shir lagu qabtay dhismaha Baarlamaanka oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka UK iyo xubno ka mida Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi, Shirkan oo ay ka soo Qaybgaleen Xubno ka tirsan Baarlamaanka UK, oo ay ka mid ahaayeen Steven Doughty MP oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha…

      Read More

        Barnaamijka Faaqidaada laba Maxamed: Faaiido iyo khasaare waa iyama Doorashooyinka Somaliland(DHEGEYSO)

        London Mar 20,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay Xiisada siyaasadeed ee Doorashooyinka Somaliland ee dib in ay u dhacaan laga yaabo. Aqoon yahanku waxa ay walaac ka muujiyeen hanaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee weli curdinka ah…

        Read More

          Cali Gurey:Tan iyo maalintii xilka loo dhaariyay Madaxwayne Silanyo ma jirto warbixin keliya oo wax wanaag ah ka sheegtay Somaliland mid ka dayrinaysa mooyaane

          Hargeysa Mar 20,2015(QJ/SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID Md Cali Gurey ayaa sawir ka muujiyay xaalada dalku galay intii ka danbeysay doorashadii madaxweyne Axmed Siilaanyo. Hadalka Guddoomiyaha ayaa ku soo beegmaya shaacinta warbixin caalemi ah oo ka deyrisay Amniga Somaliland. qoraalka Cali Gureyna sidan ayuu u dhignaa: “Somaliland way jirtay xiliyo ay…

          Read More

            “Madaxweyne Siilaanyo ilaa iyo hada kamuu Jawaabin Tabashadii Reer Awdal ee aanu u Gudbinay” Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar

            Hargeysa 20.March 2015 (SDN/QJ):-Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah madaxdhaqameedka ka soo jeeda gobalada galbeedka Somaliland, kana mid ahaa madaxdhaqameedkii sanadkii hore daba-yaaqadisii madaxweyne Siilaanyo u gudbiyey barnaamij khuseeya saami qaybsiga dalka, ayaa waxaa uu sheegay in isku shaandhaynta uu madaxweyne Siilaanyo ku sameeyey xukuumadiisu aanay wali daboolin arrimihii u gudbiyeen, isaga oo…

            Read More

              Qiso Xiiso badan Iyo Dharaaro Xusuuseed Prof Gees oo ka Xogwaramay Gabay uu Cigaal Tiriyay 1976

              Hargaysa 20.March 2015 (SDN/QJ)- Walaalnimo ninkii dilay hadduu cabasho daynwaayo Xaajooyin duugnaa oo daalay baa imane Waa lay damqaayaaye inaan furo ma doonayne Anigoon dalkeeniyo fadhiyin degeladii saaxil oo Higilku ii yahay dugsi oo wehel ka doonaaya” Tuducyadan gabaygan oo uu tiriyey Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal markii Afgooye lagu xidhay ee askartu afgembiday xukuumaddii (Somali…

              Read More

                Laba Kaclaynta Musharaxa Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Waddani iyo Dareenka Gudoomiye Seed

                Hargeysa 20.March 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muunin Seed, ayaa soo dhaweeyay cid kasta oo xisbigaas ka tirsan oo kula tartamaysa musharax madaxweyne ku xigeenka xisbigaas.   Waxanu sidan sheegay kadib markii ay soo baxeen siyaasiyiin badan oo ka tirsan xisbigaas isla markaasna doonaya inay isku sharaxaan jagada musharaxa…

                Read More

                  “Anagu ogolaan Mayno,Qorshahani Waa Mid Qof Lagu Naasnuujinaayo Oo Xaarana Lacagtuna kuma dhacayso Khasnada dawlada” Macdaarada Somaliland

                  Hargeysa, 20 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsatada Macdaarada Baabuurta, ayaa xukuumada Madaxweyne Siilaanyo gaar ahaan wasiirka Maaliyada Samsam ku eedeeyay inay ku soo rogtay cashuur dheerad ah oo aan qasnada dawlada ku dhacay basle nin ka soo jeedda Qoyska Madaxtooyadu uu jeebka ku shubto. lacagtaasi oo qiimaheedu yahay $80 kasta Baabuur oo cusub. Sida ganacsatadu sheegtay Lacagtaasi…

                  Read More

                    Xoghayaha Gudida Dhismaha Wadada Cad Iyo Xubno Engera Ayaa Kormeer Indho Indhayna Ku tagay Deeganada Au Dhismaha Wadada Cad Ka Socdo (Sawiro)

                    Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garo loogu jiro hirgalinta 5 Tii kilo mitir ee dawladuu  bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhuhu…

                    Read More

                      Daawo:Waaa Ayaan Daro In Xukuumadani Dekadi Ay Umada Reer Somaliland Wax Kala Soo Degaan Tidhaa Shirkado Shisheyan Ku Wareenjinaynaa Umadani Taa Idinka Yeelimayso “Gudoomiye Ku Xigeenka Wadani Axmed Muumin Seed

                      Hargeisa 19/3/2015(SDN/QJ)gudoomiye ku xigeenka axmed muumin seed ayaa maanta  arinta dekada magaalada berbera  oo maalmihii ugu danbeeyey xukumada somaliland ku hawlanayd sidii dekadasi loogu wareejinlahaa s https://www.youtube.com/watch?v=b1QtuwuY1zQ Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Qatar Aiways Oo Duulmaadyo Ka Bilaabi Doonta Garoonka Muqdisho

                        Doha:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Somalia, ayaa lagu  wadaa inay dhawaan hesho duulimaayadii labaad ee ay diyaarad caalami ahi ku timaaddo muddo 20-sano ah, kadib markii Diyaarada Qatar Airways  ay shaacisay inay duulimaadyo ka bilaabi doonto. Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Axmed jaamac Jengeli ayaa sheegay in heshiiska dhinaca duulista hawada ee ay kala saxiixdeen dhigiisa Qatar uu suura…

                        Read More

                          “Cali Khaliif hadii uu Maamul Doonayo inuu kan maamulo ayaa ka fiican inta uu tagayo meesha Hargaha lagu cuno……”Xil. Indho Indho

                          Hargeysa:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Maxamed Xasan(indho indho) oo ah Mudane katirsan Golaaha Guurtida, lagana soo doorto Gobolka Sool, ayaa ka Hadlay tabashada Gobollada Bariga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in arrintaas wax laga qabto. Xildhibaan Indho indho oo maanta warbaahinta la Hadlay, ayaa  sheegay in xukuumadda madaxweyne Siilaanyo wax badan ka qabatay tabashooyinka Deegaanada Darafyada,…

                          Read More

                            Xoghayaha Guddida Ee Dhismaha Waddda Cad Iyo Qaar Ka Mid ah Engineerrada Waddadaas Oo Kormeer Ku Tegey Deegaanka Qoolcaday

                            Hargaysa 19March15(SDN/QJ) Xoghayaha Guddida Dhismaha Waddda Cad Faysal Cayuun Oo Uu Weheliyo Eng Maxamuud Muuse Gooni Oo Ka Mid Ah Engineerada Ku Hawlan Dhismaha Waddada Cad ayaa maanta kormeer ku tagay Deegaanka qoolcaday oo ay halkaasi ka socoto diyaar garow loogu jiro hirealinta 5-tii kiiloo mitir ee dawladdu bixisay iyo 3 kiilo mitir oo dadwaynuhu…

                            Read More

                              Guddoomiyihii Hay’adda Muslim Aid Somalia u Qaabilsanaa Oo Maalintii Saddexaad Ku Jira Xabsiga Godka Jinicaw Iyo Sababaha Xadhigiisa Lala Xidhiidhiyey

                              Muqdisho:Mar,19,2015(SDN/QJ)-Madaxii Hay’adda Muslim Aid Somalia u qaabilsanaa Maxamed Muumin, ayaa maalintii saddexaad ku jira Xabsiga Godka Jinicow oo ay ku xidheen Hay’adda Nabad Suggida Gobolka Banaadir. Guddoomiye Maxamed Muumin ayey Saraakiil katirsan Hay’adda Nabadsugidda Somalia kasoo qabteen Gurigiisa oo ku yaalla Degmada Xamar-weyne, waxana isla markiiba loo dhaadhiciyey Xabsiga Godka Jinicow, iyadoo xadhigiisana la sheegayo…

                              Read More