Daalibaan Oo Qudha Kajartay Qareen Hore u Difaacay Dhakhtarkii Fudaydiyey Dilkii Usama Ben Laden

    Peshawar:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Mintidiinta Daalibaan, ayaa toogasho ku dilay Qareen hore udifaacay Dhakhtarkii maraykanka ka caawiyey dilkii Usama Ben Laden. Dabley hubeysan ayaa rasaas ku furtay Samiullah Afridi xilli uu ku sii jeeday gurigiisa waxana uu u dhintey dhaawacyadii ka soo gaadhay rasaastaas. Qareenkan ayaa dhowaan ku soo laabtay dalka Pakistan kadib markii uu ka tegey dalkaasi isagoo…

    Read More

      Sirdoonka Reer Galbeedka Oo Qorshayaal Cusub Kaga Jawaabay Codsiyo Uu Dhiibtay Zakariye Ismaaciil Oo Dhawaan Shabaabnimada Ka Tanaasulay

      Muqdisho:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee laga helayo xaaladda Zakariye Ismaaciil Xirsi oo Sarkaal hore uga tirsanaan jirey Xarakada Al-shabaab, ayaa sheegaya in Sarkaalkaas loo sheegay qorsheyaal hor oo noloshiisa khuseeya. Xogahan oo qaarkood warbaahintu heshay, ayaa sheegay Sirdoonnada Maraykanka iyo Reer Gableedku jawaab ka bixiyeen Dalab uu Zakariye ku dalbaday in si noloshiisu usii socoto loo…

      Read More

        Kenyan Airways Oo Iska Diidday Inay Madaxweynaha Uganda usoo Qaaddo Dhinaca Nairobi Iyo Xiisad ka Aloosantay

        Kampala:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Muran ba’an ayaa ka Taagan tallaabo dhawaan ay Diyaraadda Kenyan Airways ku diiday inay Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni usoo qaaddo dhinaca Nairobi. Tallaabadan ayaa dhacday markii uu madaxweyne Museveni u diraagaroobayey inuu  20-kii bishii hore kaga qaybgalo shirka dhacayey Magaalada Nairobi, waxana Madaxweynaha Markii dambe soo qaaday Diyaarada Ethiopian Airways. Arrintan ayaa durbaba dhalisay muran…

        Read More

          Islaamiyiinta Al-shabaab Oo Shaaciyey Xubin Lagu Eedeeyey Inuu Ku Lug lahaa Dilka Saraakiil Duqayno Looga Dilay

          Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeesay waxa ay soo bandhigtay Muuqaalka sargaal sare oo katirsanaa Kooxdaasi ,kaa oo lagu dilay Duqeyn ay Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Dalka Mareykanka ay la beegsadeen. Sargaalkan Duqeynta lagu dilay ayaa lagu magacaabi jiray Axmed Cabduqaadir oo sidookale loo yaqaanay Sahal Isku Dhuuq iyo Camow, waxaana sargaalkan duqeyn diyaaradeed…

          Read More

            Somaliland Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay In La Kala Gaadho Iyaga Iyo Somalia Oo Isfaham-waa ka Dhex Aloosan yahay

            Hargeysa:Mar,18,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Burburka Wada-hadalladii Turkiga ee dhawaan Burburay sababteeda ay lahaayeen Dawladda Federalka Somalia, isla-markaana Arrintaas ay ku qanciyeen Safaarado uu sheegay inay  kulamo lasooo yeesheen. Wasiir Biixi oo shalay kasoo degay Garoonka Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dhammaanba diblomaasiyiintii ay la kulmeen intii ay…

            Read More

              Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayar Cusub Doortay, Kadib Markii Kii Hore Ku Biiray Golaha Wasiirrada

              Gabiley:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Faadhi ayaa saaka Yeesheen Golaha Deegaanka Gabiley ayey ku doorteen Guddoomiye, kadib markii uu Guddoomiyihii Hore Shucayb Maxamed Xasan ku Biiray Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Deegaanka Gabiley, ayaa loo doortay Xildhibaan Aamiin Cumar Cabdi oo halkaas ka helay Cod aqlabiyad ah. Mudanaha Cusub ee loo doortay Guddoomiyenimada Golaha Deegaanka Gabiley,…

              Read More

                “Shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu, shaqaalaha kuwa ugu laddan bay ku jiraan, waxay qaataan mushahar waxana ay qaataan Gunno, Laakiin Gunnadaass, ayaa caddaalad-darro ka……” wasiir Cukuse.

                Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafka iyo Guuxa ka dhex jira Wasaaradiisa oo maalmahan dambe si weyn loo dareemayey. Wasiir Cukuse oo maanta warbaahinta Madaxa Bannaani  xafiiskiisa ku booqatay xilli uu kulamo garnaqsi ah la lahaa shaqaale cabasho usoo gudbiyey, ayaa sheegay inaanu…

                Read More

                  Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Kulan Uu Eeday La Yeeshay Shaqalaha Wasarada Uu Hor Jooga Ka Hahay Ee Warfaafinta Somaliland

                    Hargeisa 17/3/2015(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa maanta kulan uu layeeshay qaar ka mida shaqaalaha wasrada warfaafinta somaliland iyagoo  awsiirka si  qaawan ugala hadlayey cadaalad daro ay shegen inuu isga iyo aamulka wasaradasi ay ku hayaan http://www.youtube.com/watch?v=gB56YxsNQLg&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Dedaallo La Doonayo In Madaxweyne Bashar Alasad Wada-hadal La galo Mucaaridka Dalkiisa Oo Maraykanku Haatan Bilaabay

                    Damascas:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa ka daashay cadaadiskii ay muddada dheer ku haysay Dawladda Dalka Syria ee uu hoggaamiyo madaxweyne Bashar Al asad, waxana ay Tilmaameen baahida loo qabo in xukuumaddaasi wada-hadal  la furto mucaaridkeeda dagaalka wada. Warkan ayaa waxa sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibada John Kerry oo ka qeyb galay shirweynihii ka dhacay magaalada Sharma Sheikh…

                    Read More

                      Shacabka Reer Buuhoodle Oo Ka Hortegay Tallaabo Ciidamo Ethiopian ahi Ku Doonayeen Inay Ku Qabtaan Nin Macallin ahaa Iyo Khasaare Ka Dhashay

                      Buuhoodle:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ethiopia, ayaa isku dayey inay gacanta ku  soo dhigaan macallin qur’aan oo wax ka dhigayey Dugsi ku yaalla Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle, waxana Guuldarraystay Isku daygaas. Ciidanka Ethiopian-ka ah ee Deegaankaas deggen, ayaa Xalay fiidkii hore si hoose usoo galay Iskuulka macallinkaasi dhigi jirey, waxana ay isku dayeen inay gacanta ku dhigeen,…

                      Read More

                        Ku-xigeenka Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo U Jiifa Dhaawacyadii Dhawaan Gaadhay Iyo Wasiirka Caafimaadka Turkiga Oo Cisbitaalka Ku Booqday

                        Ankara:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ku-xigeenka Ra’isal wasaaraha Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa wali  u jiifa dhaawacyadii dhawaan kasoo gaadhay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay, waxana Cisbitaalka uu ku jiro kusoo booqday Wasiirka Caafimaadka Waddanka Turkiga. Raiisul wasaare ku xigeenka ayaan wali ka bixin Cisbitaalka uu uga jirro Magaaaladda Ankara iyadoo Xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay. Booqashada Ra’isal…

                        Read More

                          Islaamiyiinta Al-shabaab Oo Madaafiic Iskaga Difaacay Diyaarado Hawlo Basaasnimo ah Ka Waday Xeryo ay Lahaayeen

                          Baardheere:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Sida ay  sheegayaan wararka naga soo gaadhay deegaanka Baardheere ee Gudaha dalka Somalia, Kooxaha Al-shabaab, ayaa qoryaha lidka Diyaaradaha ku weeraray Diyaarado Dul heehaabayey Goobaha ay Kooxahaasi deggen yihiin. Warku waxa uu intaas ku darayaa in diyaaradahaasi doonayey iay sawirro ka qaataan Xeryaha Kooxda Shabaabku deggen yihiin, waxase arrintaas madaafiic kaga hortegay ururkaas, iyadoo khasaaraha…

                          Read More

                            Dalka Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Magacaabay Somalia Iyo Kii Hore Oo La Beddelay

                            London:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Ingiriiska, ayaa Safiir Cusub oo haween ah usoo magacowday Dhiggeeda Somalia. Safiirkankan Cusub ee lasoo magacaabay, ayaa xilka kala wareegi doonta Safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey ingiriiska  Neil Wigan. Harriet Mathews OBE, ayaa noqoneyso Safiirka Britain ee Somaliya. Waxayna soo dhaweysay in loo magacaabo Wadanka Somaliya, markii ugu horeysay. “Waan ku faraxsanahay…

                            Read More

                              Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 17.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Waa barnaamij ka Mid ah Taxanihii Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Xidhiidhka Aabuhu uu la yeelan karo Ubadkiisa,Waana Taxanihii ( Xusuus Qor…

                              Read More

                                Wasiirka Maaliyada oo Kormeerkeedii 1aad ku tagtay Berbera,Sawir qaade Hamash Wilson oo Caan ka ahaa Ururkii SNM oo Wehelinayay DAAWO

                                Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada Waxay ku tagtay Magaalada Berbera isla markaana kulano la yeelatay Madaxda hay’adaha dakhli soo saarka ee Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro

                                Read More

                                  “Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO

                                  Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa. Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso…

                                  Read More

                                    Shaqaale ka Mid ah Wasaaradda Warfaafinta oo ka Cabanaya in dhaqaalihii ay qaadan jireen laga jaray iyo Kulan Maanta loo balansan yahay DAAWO

                                    Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex jira Wasaaradda Warfaafinta kaas oo Sababay in Mid ka Mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi uu ku dhawaaqo inuu Xilka iska Casilo. Sidoo kale Qaybo ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda ayaa Cabasho ka Muujiyay in la Jaray Mushaharkooda amase Gunooyinkii ay qaadan jireen,Wasiirka…

                                    Read More