Fool Xumida ay ku Keeni karto Hannaanka Dawladnimo ee Somaliland in Madaxweynuhu aanu ka Talo galin Mas’uuliyiinta uu Xilalka u Magacaabo
Hargeysa 15.March 2015 (SDN/QJ)- “Inta uu talefanka igala soo hadlay ayaa uu igu yidhi, waxa aan doonayaa in aad noqoto xoghayahayg arrimaha dibadda. Aniguna waxa aan ugu jawaabay, Maya, maya, ha iga dhiganin aniga. Fadlan aniga iga daa, waxaa jira dad kale oo badan oo hawshan qaban kara” Sidaa waxaa sheegtay xoghayihii hore ee arrimaha…
