“Wixii talo ah diyaar ayaanu u nahay in aanu markasta ka wada hadalno xisbiyada mucaaradka, kana wada tashano(Muddo kordhinta)” Mudane Saylici

    Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa dabacsanaan u muujiyay Mucaaradka, sheegayna inay diyaar u yihiin in laga wada tashado muranka siyaasadeed ee jira iyo muddo kordhin Xukumadda loo sameeyo. Madaxweyne xigeenka oo Wargeyska Jamhuuriya wax ka waydiiyay aragtida Xukumadda ee baaqa Mucaaradku ku dalbanayo talo qaran ka hor 26-ka June…

    Read More

      Bayaan 10 qodob ah oo si wadajir ah ay u ansixiyeen shirweyne ay isugu yimaadeen labada beelood ee Ciise Muuse iyo Muuse Cabdale magaalada London

      London Mar 16,2015(SDN/QJ)-Shirweyne ay isugu yimaadeen shalay Axadii 15/3/15 waxgaradka, aqoonyahanka iyo gudiyada labada beelood ee Ciise Muse iyo Muuse Cabdale ayey ku ansixiyeen 10-ka  qodobka  ee hoose kuwaas oo hore ugu soo bandhigay waxgaradka, salaadiinta iyo aqoonyahanka labadan beelood oo ka soo jeeda Gobolka Saaxil. 1- Waxaa ay labada beelood ku heshiiyeen in ay…

      Read More

        Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Ajandaha Kalfadhigooda 27aad iyo Qodobada uu Xambaarsan yahay

        Hargeysa Hargeysa  16.March 2015 (SDN/QJ) -Mudaneyaasha Golaha wakiilada Somaliland, ayaa maanta ansixiyay Ajandaha kalfadhiga 27-aad ee golaha wakiilada oo dhawaan furmay kadib markii shalay mudaneyaashu ka doodeen.     Fadhiga oo uu gudoominayay Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaa goob joog ahaa 45 mudane, waxaana cod loo qaaday ku ogolaaday ajandaha 33, waxaa diiday 11 mudane, halka…

        Read More

          “Maanta wasiir baan ahay shalayna Maayar baan ahaa,Meel kasta oo la ii magacaabo waxaan diyaar u ahay.. ” Wasiirka Cusub ee Wershadaha

          Hargeysa  16.March 2015 (SDN/QJ) Maayarkii hore ee  degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse oo haatana ah Wasiirka Warshadaha Somaliland, oo Madaxweyne Siilaanyo ugu magacaabay isku shaandhayntii ugu dambeysay ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo xilka Madaxweynuhu u magacaabay islamarkaana diyaar u yahay inuu qabto. Dad badan ayaa aaminsanaa in Shucayb Maxamed Muuse Xilkan wasiirnimo ay uga wanaagsanayd…

          Read More

            “Mucaarad Ahaan qalinka uu kor u qaado Madaxwayne Siilaanyo Anaga ayuu wax Nootarayaa Oo waanu nasanay oo waanu u Mahad Naqaynaa odayga.”Xil. Tukaale.

            Hargaysa:Mar,16,2016(SDN/QJ)-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo kamid ah Mudanayaasha aqalka Wakiillada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay  magacaabistii madaxweyne Siilaanyo dhawaan Maayarkii Gabiley kaga dhigay Wasiirka Warshada, waxana uu tilmamay Shacabka Reer Gabiley ka raysan doonaan Maayarkaas hore. Xildhibaanka oo ka Hadlaya Arrinta Maayarka Gabiley iyo Iscasilaadii Wasiir Samaale, ayaa Hadalkiisa ku bilaabay, “Waan Maqlay in Wasiir…

            Read More

              Fayraska khilaaf-dhaliyaha ah ee ku jira dastuurka somaliland! Faallo: tifaftiraha Wargayska Jamhuuriya, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)

              Hargaysa 16.March 2015 (SDN/QJ)- Sida culimada caafimaadku tilmaameen fayrasku waxa uu ka mid yahay waxyaabaha dhaliya cudurrada inta badan aan daawada lahayn, halka bagteeriyaduna ka tahay xannuun-dhaliye laga bogsan karo, inkastoo cudur kastaaba yahay mid ku yimaad qaddarka Ilaahay, mid dawo leh iyo mid aan dawo loo helinba, balse waxa la ogyahay in fayraska iyo…

              Read More

                “Komishanka Doorashooyinka shaqadoodu ma aha diiwaangelin oo kaliya, waxana looga fadhiyaa inay soo saaraan jadwal dhamaystiran oo ah jadwalka” Xil. Buubaa

                Hargeysa:Mar,16,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ugu baaqay inay si degdeg ah u sameeyaan Jadwalkii Doorashooyinka dalka ka muddaysan iyo Waliba Xiliga rasmiga ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayaashu  bilaabanayo iyo wakhtiga ay dhamaanayso. Mudane Buubaa oo maanta warbaahinta la Hadlay, ayaa sheegay inaanay shaqada Komishanku ahayn kaliya Diiwaangelin,…

                Read More

                  Malaayiin Reer Brazil ah Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad ka Dhan Madaxweynahooda

                  Soa Polo:Mar,16,2016(SDN/QJ)-Shacabweynaha reer Brazil intooda badan, ayaa iskugu soo baxay Mudaharaaddo ballaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Madaxweynaha Dalka Dilma Rossef oo ay siyaasadeedda dhaliilsan yihiin.  Dadka banaanbaxa dhigaayay, ayaa ku dhawaaqayay inay xilka ka degto Dilma Rousseff, oo ay ku eedeeyeen musuq la xidhiidha shirkada Shidaalka ee Dowladda ay maamusho oo lagu eedaynayo inay …

                  Read More

                    Tiro Dhallinyaro Ingiriis ah Oo Turkiga Lagu Qabtay Xilli ay Ku Biirayeen Islaamiyiinta Daacish

                    Stanbul:Mar,16,2015(SDN/QJ)-Kadib dabagal ballaadhan oo la sameeyey, ayaa gacanta lagu dhigay saddex dhallinyaro ingiriis ah oo doonayey inay ku biiraan kooxda Daacish. Dhallinyaradan, ayaa lagu qabtay garoonka diyaariyadaha magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga, waxana  la sheegayaa inay boolisku muddo ku daba jireen socodkooda. Laba ruux oo da’dooda aheyd 17 jiro ka yimid galbeedka London iyo wiil…

                    Read More

                      Agaasimihii Waaxda Farsamada Wasaaradda Warfaafinta Oo Iscasilay, Wasiir Cukusena Ku Eedeeyey Inuu Baabi’iyey Sumcaddii Wasaaradda

                      Hargeysa:Mar,16,2015(SDN/QJ)-Khilaafkii wasaaradda Warfaafinta, aya sii xoogaystay, waxana Haatan xilkii iska casilay Agaasimihii waaxda farsamada  oo muddo dheer halkaas kasoo shaqaynayey. Agaasime Axmed Saleebaan Weyne ayaa waraaqda iscasilaadiisa warbaahinta  mariyey, waxana uu sabab uga dhigay khilaaf uu sheegay inuu wasiir Cukuse Bud-dhig u yahay oo wasaaradda la hadhay, isla-markaana aanay macquul ahayn in lagu sii jiro….

                      Read More

                        Wasiir Waran-cadde Oo Shirkadaha Xawaaladaha Uga Digay Inay Dadka Lacagaha Ugu Diraan Adeegga Zaad-ka

                        Hargeysa:Mar,16,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa Shirkadaha Xawaaladaha Somaliland kulan kala yeeshay sidii ay u joojin lahaayeen Lacagaha ay Adeegga Zaad-ka ku dirayaan. Kulankan ayaa sida wasiirku sheegay lagu lagoguray sidii loo joojin lahaa lacagaha Zaad-ka oo qiimihii lacagta somaliland hoos u dhigay, isla-markaana sababay sixir-barar iyo noloshii oo adkaata, “Runtii waxaa jira…

                        Read More

                          DHEGEYSO Barnaamijka Faaqidaada Labada Maxamed iyo Wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

                          London Mar 16,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay wadahadaladii hakadku dhawaanta galay ee Soomaaliya iyo Somaliland. Aqoon yahanku waxa ay isla qireen in farsamo xumo iyo caqabado kaleba ay ragaadiyeen wadahadalada, balse ay yihiin qaar loo…

                          Read More

                            Ururka Samafalka ee hablaha Gaaroodi ee Uk oo Kulan Casho Sharafa ku soo dhaweyey Gudoomiyaha iyo ku Xigeenkisa

                            London 16March15 (QJ/SD)Ururka Samafalka ee Hablha Garoodi  ku qabtay  Galbeedka london kulan  casho sharaf ah  oo  lagu soo dhawaynaaayo gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka cusub ee Hablaha Gaaroodi  kulanka oo isagu jiray sagootin gudidii hore iyo soo dhawqayn Gudoomiyaha Cusub Marwo SahraCumar Cabdi iyo gudoomiye ku xigeenka cusub Marwo layla Suldaan Cabdiqaadi klankan aya waxa…

                            Read More

                              Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani oo maanta London tababar loogu siiyay ku saabsan ilaalinta sanduuqyadda doorashooyinka Soomaaliland.

                              london16March15(SDN/QJ)Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay galeedka London ayaa maanta shahaadooyin lagu gudoonsiiyey qaar ka mid ah tageerayaasha Xisbiga Waddani,Tababaradan la siiyey tageerayaasha Xisbiga Waddani aya ah kuwa xisbiga Waddani uga qayb galaaya ilaalinta sanduuqyadda doorashadda Soomaaliland ee la filaayo inay qabsoonto. 23Khubaro aad ugu xeel dheer doorashooyinka Soomaaliland kana qayb qaatay doorashooyinkii hore ee…

                              Read More

                                DHEGEYSO Xildhibaan Bulqas:In maamulku gaaro Bariga waxaa hortaagan Xuukumada Somaliland

                                Hargeysa Mar 15, 2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Gollaha Wakiilada Soomaaliland ka soo gala Gobolka Sanaag ayaa xaaladda waddanka si weyn uga deyriyey, kana hadlay caddaalad darrada jirta, Xildhaabaanku waxa uu hadalkiisu ku soo beegmayaa xili 24 saacadood ka yar uu madaxweyneha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiiisa.   [peckplayer…

                                Read More

                                  Shirweynihii Heer Qaran ee Dhallinyaradda Xisbiga Waddani oo Hogaan Cusub Goor dhawayd doortay

                                  Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha iyo Kuxigeenka Garabyada dhallinyarada Heer Qaran, ayaa saaka lagu kala hagaagay, kadib shirweyne ka qabsoomay Huten Mansor Hutel ee Magaalada Hargeysa. Madasha uu ka dhacayey Shirweynaha Heer qaran ee Garabka dhallinyarada Xisbiga Waddani, ayaa ay Goob Joog ka ahaayeen Hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani iyo waliba Ergooyinka ka kala socday Gobollada iyo Degmooyinka waddanka,…

                                  Read More

                                    “Wasiirrada ugu wanaagsan ee Wada A-da ah idinkaa(Beesha dhexe) wada lehe annaga waa D, iyo wasiir-ku-xigeenno iska gidaar ah iyo wasiirro aan naf lahayn oo aan waxba….”Xildh. Bulqaas

                                    Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, Lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa luuqaddii ugu adkayd kaga falciliyey Caddaaladdarro uu sheegay inay ka jirto Gudaha Somaliland, taas oo salka ku Haysa Wax wada lahaanshaha Khayraadka wadanka iyo Xilalka Dawladda. Xildhibaan Bulqaas ayaa Kalfadhigii 27-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxa uu  doodda ajandaheeda…

                                    Read More