Daawo:Wasarada Warfaafinta Xumo Iyo Wanaag Ilaahay Uma Xil Qarin,Markaa Shukri Waxan Leeyahay Iska Ilaali Shaqalahani Maaha Kuwii Aad Taqanay Waxay Galinka Hore Kugula Shiran Galinka Danbay Wepsitkooda Ku Soo Qoraane”Wasiir Cukuse

    Hargeisa 14/3/2015(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta c/laahi maxamed  cukuse ayaa maanta xilalka  u kala wareejiyey  awsiir ku xigenka wasiir ku xigeenka cusub ee dhawaan looso magacaabay  iyo kii hore iyadoo halkaasi wasiir ku xigeenka kula dardaamay  iyo shaqaalihiisa https://www.youtube.com/watch?v=VxncQuOw2qo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Siciid Sulub Oo ka Warbixiyey Fashiladii Xukuumada Siilanyo Kala Kulantay wado Hadaldii U Danbeeyey Ee Somaliland Iyo Somalia Iyo Xubno Wasiiradaisa Ah Oo Uu Ku Sheegay Qadiyada Somaliland Ka Baayac Mushtaraynayan

      Hargeisa 14/3/2015(SDN/QJ)wasiirkii hore hawlaha guud iyo guryeynta dawladii daahir rayaale siciid sulub maxamed ayaa maanta ka warbixiyey qaabkii u fashilmay wado hadaladii somaliland iyo somalia oo kulankii ugu danbeeyey lagu soo kala kacay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Kala Fadhigii 27aad Ee Golaha Wakilada Somaliland Oo Maanta Si Rasmiya U Furmay Iyo Golohoo Soo Dhaweeyey Xildhibano Cusub Oo Soo Buuxiyey Boosas Banaana

        Hargeisa 14/3/2015(SDN/QJ)kala fadhigii 27aad ee go;aha wakilada somaliland ayaa maanta si rasmiya uga furmay  xarunta golaha wakilda kala fadhigani ayaa waxa furay gudoomiyaha golaha wakiilada c/raxman maxamed c/laahi ciro oo uu hareer fadhiyey  gudomiye ku xigeenka labad ee gloaha cali maxamed yuusuf iyadoo afka xildhinada golaha wakilda uu ku hadlo gudoomiyuhu  ayaa waxa ay si…

        Read More

          Akadamiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Shaaciyey In Madax dhaqameedka Sii Badanayaa Ammaanka Halis Ku Yihiin

          Hargeysa:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Akadamiyadda Nabadda iyo Horumarka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in tiro-dhaafka Madax dhaqameedka dalku halis ku yihiin nabadda iyo wada jirka shacabka, isla-markaana ammaandarro dhaliyaan. Axmed Maxamd Diiriye oo  Madaxa Barnaamijyada ee Akadamiyada nabadda iyo horumarinta somaliland oo Idaacadda BBC-da la Hadlay, ayaa sheegay cilmi-baadhisyo badan ay sameeyeen inay halis ammaan ee madax-dhaqameedka sii badanaya…

          Read More

            Calaamadda Muujisa Buurnida Oo Laga Saaray Facebook-ga Iyo Sababaha Keenay

            New York:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Adeegga Macaamiisha Badan ee Facebook-gga, ayaa Go’aansaday inay Meesha ka saaraan Sawirka muujinaya Calaamadda Buurnimada oo kartoon ahaan ugu jira Adeegaada, kadib markii Macaamiil badani arrintaas codsadeen. Macaamiisha arrintan ku lugta leh, ayaa tiradooda lagu sheegay inay gaadhayaan ilaa iyo 16-kun oo macmiil, kuwaas oo dhamaantood saxeexay in calaamadadaas la saaro. Koox ololahan qaaday,…

            Read More

              Wariye Shaqo Uu 17-Sano Ka Hayey TV Lagaga Caydhiyey Aflegaaddo Uu Kula Kacay Xaaska Madaxweyne Obama

              Washington:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Warbaahinta Caalamka, ayaa si weyn u hadal haysa Shaqo ka caydhin Dhawaan lagula kacay Wariye Rodner Figueroa oo  aad looga yaqaan dalka Maraykanka, kana Hawlgeli jirey Univion Tv, gaar ahaan Barnaamijka Talk Show. Wariyahan, ayaa Barnaamijkiisa la sheegay inuu Aflegaaddo ugu geystay Xaaska Madaxweynaha Maraykanka Michiel Obama, waxana tallaabadaas qaaday Hoggaanka Tv-ga oo Wariyaha Shaqadii…

              Read More

                Qorrax-madoobaad La Saadaaliyey Inuu Dhaco 20-Ka Bishan March Iyo Meelaha Laga Arki Doono

                London:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Saynisyahannada Takhasuska u leh Cilmiga Sayniska, ayaa iclaamiyey in 20-ka Bishan March oo ah Jimcaha soo socda ay qaybo caalamka kamid ah Qorraxdu ka Madoobaan Doonto. Warkani waxa uu intaas ku daray in meelo badan oo caalamka  kamid ah uu saamayn doono Qorrax-madoobaadkaasi, isla-markaana saamayntiisa la dareemi doono. Waxay xuseen in meelaha ugu daran oo…

                Read More

                  Lafo-gurka Siyaasad Horleh Oo Boqorka Cusub Ee Sucuudigu Ku Wajahayo Bariga Dhexe Iyo Waagii Ikhwaanka Oo Mardambe Dib U Beryi Doona

                  Riyad:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Isbeddel dhinaca siyaasadda ah, ayaa laga dareemayaa Dalalka Bariga dhexe oo intooda badan ay siyaasadooda Go’aamiyaan Dalalka Sucuudiga iyo Masar oo ah Labada Dawladood Carabta inta Badan Horbooda. Waxey aheed 2011 markuu bilowday kacdoonii carabta ee loogu magacdaray GUGA CARBEED kacdoonkaas waxuu ka dhacay dalal badan sida Tuunis, Masar, Liibiya, Suuriya, Yaman  iyo Ciraaq waxaana…

                  Read More

                    Shakhsiyaad Tiro Badan Oo Shabaabku U Qabqabteen Dilkii Aadan Garaar Iyo Baadhitaanno Lagu Wado

                    Baardheere:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Kadib Duqayntii Maraykanku ku Dileen Xubin muhiim u ahayd Kooxda Al-shabaab Oo Lagu Magacaabi Jirey, ayey Xarakadu qabtqabteen tiro dad ah oo  looga shakisan yahay inay dilkaas ku lug lahaayeen. Garaar waxa uu xubin muhiim ah uu ka ahaa Xoogaga Amniyaadka ee Ururka Al Shabaab. BBC ayaa sheegtay in ninkaasi lala xidhiidhinayay weerarkii ay Shabaabku…

                    Read More

                    Halkan ka dhegeyso Wareysi Taxane ah oo aan la yeelanay Wasiirkii hore ee Qorsheynta Somaliland Md Cali Sanyare (DHEGEYSO QEYBAHA 1, 2, 3,4,5,6)

                    Geneva March 13,2015(SDN/QJ/ Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com wareysigan taxana  ah ayaad qeybtiisa…

                    Read More

                      Daacish Oo Aqbashay Midnimadii Dhexmartay Ururka Boko-xaraam Ee Galbeedka Afrika Ka Dagaallama

                      Mousil:Mar,13,2015(SDN/QJ)-Khulafada Islaamiga ah ee Daacish, ayaa Markii ugu horraysay Shaacisay inay Aqbashay Baa’ico dhawaan Dhexmartay iyaga iyo Kooxda  Ka Dagaallanta waqooyiga Afrika ee Boko Xaram. Cajalad maqal ah uu soo diray Afhayeen u hadlay Hogaamiyaha Kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in ay kooxdu aqbashay badeeco ay la gashay Hogaamiyaha Khilaafada Islaamka Sheekh Abubakar Al Baqdaadi….

                      Read More

                        Guddoomiyaha Degmada Mandhera Oo Dirqi Kaga Badbaaday Weerar Al-shabaab Kusoo Qaadday Iyo Khasaaraha La Gaadhsiiyey Kolonyo Uu La Socday

                        Mandhera:Mar,13,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa saaka weerar khasaare dhaliyey ku qaadday Kolonyo Gaadiid ah oo uu la socday Guddoomiyaha Degmada Mandhera ee Gobolka W/Bari Kenya Cali Roba. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Cali Roba ay Koox katirsan Ururka Al-shabaab U Galeen xilli uu kusii jeeday  Deegaanka Ceel-waaq,, waxana Halkaas ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac…

                        Read More

                          Laanta Socdaalka Somalia Oo Dacwad Ka Gudbisay Mudane Baarlamaan Oo Qoraal Bahdilaad ah Ka Gudbiyey Baasaboorrada Soomaliga ah

                          Muqdisho:Mar,13,2015(SDN/QJ)-Wararka Magaalada Muqdisho naga soo gaadhaya, ayaa sheegaya in Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Somalia ay Guddiga Anshaxa Baarlamaanka Somalia u gudbisay Dacwad xaasaasi ah oo ka dhan ah Mudane Baarlamaanka katirsan. Mudanaha Dacwaddaas algu soo oogay, ayaa magaciisa lagu sheegay  Xildhibaan Barre, waxana la sheegayaa inuu Gudbiyey Qoraal hoos loogu dhigay Meeqaamka Baasaboorka Somalia. Xildhibaan…

                          Read More

                            Magaca Sarkaal Shabaabka Duqayn Cirka Ah Shalay Lagaga Dilay Oo Meydkiisa Baardheere La Geeyey

                            Baar-dheere:Mar,13,2015(SDN/QJ)-Sarkaal kamid ahaa Amniyaadka Kooxda Al-shabaab oo shalay Maraykanku ku dileen Duqayn cirka ah, ayaa Meydkiisa la geeyey Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo lagu wado in maanta lagu aaso. Sarkaalkan oo magaciisu ahaa Aadan Garaar, ayaa  gelinkii dambe ee Khamiistii lagu dilay weerar ay fulisay diyaarad Drone ah, oo ka dhacay inta u dhaxeyso…

                            Read More

                              Madashii Shalay ee Kulmiye, Ismuujintii Kudladda Cusub ee Madaxtooyada Majaraha u Haysa Iyo Maqnaanta Kooxdii Awooddeeda La Rifay

                              Hargeysa:Mar,13,2015(SDN/QJ)-Shalay Madashii Xukuumadda iyo Xisbiygeeda Kulmiye ku qabsadeen Hutel Mansor, ayaa dibadda keentay KHilaafka Ba’an ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo labada garab u kala qaybiyey, waxana laga dheehanayey kala socodka iyo kala jabka Xubnaha ku Loollamaya Awoodda Dalka. Kadib markii dhawaan Caydhintii Wasiir Samaale soo shaac baxday, ayaa waxa Laga warhelay inuu jiro isxulafaysi ka dhexjira…

                              Read More

                                Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                                Hargaysa13.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal ugu deeqday Shabakada Qurbejoog.com amase Somalidiasporanews.com Mawduuc Halku dhigiisu Yahay ( Xusuus Qor…

                                Read More

                                  Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland oo ay Qaabishay Boqorada Dalka Ingiriiska ee Queen Elizabeth, isla xalayna u Dhoofay Dalkii Hooyo

                                  London 13.March 2015 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Niskii danbe ee xalay u Dhoofay Dalkii Hooyo ka dib markii uu dhamaystay Socdaal Rasmi ah oo uu ku yimi Dalkan UK. Xeer Ilaaliye Xasan waxa uu ka soo qayb galay Xuskii loo Sameeyay Axdigii loo yaqaanay Magna Carta…

                                  Read More

                                    “Saxaafada Madaxa Banaan Dimuqraadiyaday Qayb Ka Yihiin” Wasiirka Warfaafinta DAAWO

                                    Hargaysa 13.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta oo uu wehelinayey Agaasimaha guud ee wasaaradaasi Md Maxamed Cilmi Aadan ayaa  tababar u soo xidhay suxufiyiin ka hawlgala Gobolada iyo degmooyinka dalka kuwaasoo mudo 12 maalmood ah tababar ku qaadanayey xarunta wasaaradda warfaafinta. tababarkan oo ay iska kaashadeen Wasaaradaasi iyo Hay’ada BBC Media Action…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Cabdi Iley oo Caayay Somali ku eedeeyay inuu Danbiile Yahay DAAWO

                                      Washington 13.March 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Killalka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa caayey Nin Soomaali ah oo ku eedeeyey inuu yahay Dembiile Xasuuqay dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed, isla markaana isku-dayey inuu Boolis u dalbado isagoo ku sugan gudaha Huteel ku yaalla magaalada Washington ee waddanka Maraykanka. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wefti…

                                      Read More

                                        “Xukuumadu In Badan Bay Isku Dayday Inay Dagaalo Dalka Ka Rido…” Cali Cilmi Geele

                                        Hargeysa, 13 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cali Cilmi Geelle, ahna siyaasi ka tirsan xisbigga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa sheegay in xukuumada Madaxweyne Siilaanyo markasta isku daydo inuu dagaal dhaco, balse xisbiyadu ka hortaagan yihiin inuu wax dhibaato ahi ka dhaco dalka.Isla markaana wuxuu sheegay aanay xisbiyaddu wadin wax dhibaato…

                                        Read More