“Anigu Waxaan ku Talin lahaa In La Hakiyo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia” C.laahi Geel Jire

    Hargeysa 08.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirkii hore wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka bada Somaliland Md:Cabdilaahi Jaamac Cismaan ( Geel-Jire), ayaa soo jeediyey in la joojiyo wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya inta ay soo dhex-galayso beesha caalamku oo la helaayo dawlado si dhex ah u dhagaysta dooda labada dhinac, waxaana uu taa badelkeeda sida oo kale uu soo jeediyey…

    Read More

      Dawlada Somalia oo uu Shiinuhu Ku Caawinayo Diyaaradaha Drones-ka

      Muqdisho 08.March (SDN/QJ)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in markii ugu horreysay la siinayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno Drones-ka si ay ugu isticmaasho dagaallada ay kula jirto Al-shabaab.   Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Somalia, Maxamed Yuusuf ayaa u sheegay wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua in dowladda Somalia la siinayo markii ugu horreysay diyaaradaha…

      Read More

        R.W. Cumar oo kulamo kula qaatay Dhuusamareeb Odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka

        Dhuusamareb March 7, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiir dowlaha xafiiska R.W, Wasiiru dowlaha Amniga, xubno kamid Baarlamanka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada dhexe ayaa maanta soo gaaray magaalada…

        Read More

          Magaca Sarkaal Shabaab Katirsan Oo Lagu Soo Bandhigay Dhuusa Marreeb Iyo Muran Ka Taagan Hannaankii Loosoo Qabtay

          Dhuusa-mareeba:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Sarkaal katirsanaan jirey Ururka Al-shabaab, ayaa Maanta Ciidanka Dowladda Somaliya ee ku sugan Magaalada Dhuusa Mareeb soo bandhigeen, waxana la sheegayaa inuu iskii isku soo dhiibay. Sarkaalka oo lagu magacaabo C/laahi Axmed Muxumed, ayaa waxaa xalay lagu qabtay deegaanka Madheedhgur ee Gobolka Galgaduud, xilli uu la socday gaadhi ka yimid dhinaca Degmada Ceeldheer, kuna sii…

          Read More

            “Laba qof oo kasta oo wada shaqeeya oo isjecel Xasad iyo xaasid ayey leeyihiin, dad baana jira Warka inta xun uun ka shaqeeya iyo…..”Wasiirkii Hore ee Maaliyadda

            Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Maanta markii ugu horraysay Si Faahfaahsan uga warramay Xidhiidhka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ay saaxiib dheer soo wada ahaayeen, waxana uu ku dheeraaday Marxalado kala duwan oo ay soo wada Mareen. Wasiir Samaale oo maanta ka Hadlay munaasibad uu xilkaas ku wareejinayey…

            Read More

              Daawo:Wasiirka Maaliyada Oo Maanta Xilkii Wareejiyey Iyo Wasiiradii Somaliland Dul Xoonsanaa Iyo Weedhihii Maanta Halkaasi Ka Jeediyey

              Hargeisa 7/3/2015(SDN/QJ)Munaasibad baladhan oo ay  xilalka kula kala waregaayey  wasiirka cusub maaliyada samsam cabdi iyo wasiirkii hore maliyada c/casiis maxamned samaale ayaa maanta ka dhacday  hoolka shirarka ee wasarada arimaha gudaha munaasibadani oo ay ka soo qayb galeen xubno wasiiro ah xildhibaano salaadiin saraakiisha ciidanka qaran iyo waliba martisharaf  badan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Waxqabadka Dawladda Somalia ee Toddobaadka Oo Lasoo Saaray iyo Wada-hadalladii Burburay Ee Turkiga Oo Lagu Soo Daray

                Mogadishu: Mar,07,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia, ayaa soo waartay qoraal dheer oo lagu sheegay inuu yahay waxqabadkii xkuumadda ee Toddobaadkii ina dhaafay, iyadoo arrimaha ugu waaweyn ee waxqaadkaas lagaga warramayna ay kamid yihiin Wada-hadaladii burburay ee Somaliland iyo Somalia. Qoraalka oo uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagaga warbiyey  Dowladda…

                Read More

                  Wasiir Samaale Oo Xilwareejintiisii Maanta Kaga Hadlay Halka Laga Qaniinay, Daahana Ka Qaaday Halka uu ku Dambaynt Doono Hakiisii Siyaasadeed

                  Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxaed Samaale, ayaa Maanta xilkii wasaaradaas si rasmi ah ugu wareeyey Wasiirka cusub ee wasaaradaas dhawaan loo magacaabay Marwo Samsam Cabdi Adan. Munaasibad si heer sare ah lloo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa waxa kazoo qaybgalay Wasiirro ay Mudane Samaale saaxiib dhaw ahaayeen,…

                  Read More

                    “Madaxweyne Xasan Sheekh markuu na dirayey waxa u na yidhi waxan Madaxweyne Siilaanyo ku idhi Kursigayga Haddii Midnimadii Somalia lagu helayo waa iga diyaar…..”Wasiir Maareeye

                    Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Dawladda Federal-ka Samalia Maxamed Cabdi Xayir(maareeye)ayaa si qoto dheer uga Hadlay Wada-hadalladii fashilmay ee Dhawaan ka dhici lahaa Dalka Turkiga oo kamid ahaa Waftigii Somalia Halkaas u wakiillatay. Wasiir Maareeye oo u warramay Idaacadda Dawladda Federal-ka ah, ayaa kaliya Guul ku tilmaamay in labada dhinac wada Hadal iskugu yimaadaan,…

                    Read More

                      Xiisaha Maanta Ee Xil-wareejinta Wasaaradda Maaliyadda Iyo Samaale Oo Laga Sugayo Inuu Saro Siraha Diidmadiisa Xilka Waxbarashada

                      Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Maanta  oo ay Bisha March Tahay 6-da, waxa loo ballasan yahay inuu wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale uu wareejiyo xilka wasaaradaas, isagoo ku wareejin doona Wasiir Zam Zam Cabdi Aadan oo uu diiday inuu wasaaradda laga soo beddelay qabto. Xil-wareejintan ayaa ah arrinta ugu xiisaha badan ee waddanka laga hadal hayo, waxana…

                      Read More

                        Jilaa Caan ka Ahaa Hollywood-ka Oo Ku Dhaawacmay Shil Diyaaradeed

                        Los Angles:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Jilaaga caanka ah ee sameeya Aflaanta Shirkada Hollywood Harrison Ford, ayaa ku dhaawacmay shirl diyaaradeed oo uu gacantiisa ku galay. Jilaagan ayaa la dhigay Cisbitaal ku yaalla Magaalada Los Angles, waxana la sheegayaa in lala tacaalayo xaaladiisa caafimaad ee xilligan. Harrison Ford oo 72-jir ah ayaa duuliye ahaa muddo badan, waxaana uu mar walba…

                        Read More

                          Akhri Natiijada Xukun Maxkamad Islaami ahi Ku Ridday Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Maamulka Puntland

                          Taleex:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa ay maxkamad islaami ahi ku ridday xukun ah inuu masuul ka yahay khasaaraha ka dhashay Dagaal ciidamo uu watay Ku laayeen Dad Shacab ah Deegaanka Taleex. Maxkamaddan oo ay gacanta ku hayeen Wadaado dhinacyo arrintani ku dhaxaysay Kalsooni siiyeen, ayaa sheegtay  in falkii ka dhacay…

                          Read More

                            Shirkaddii Ku Guuleystay Diiwaan Gelinta Codbixiyeyaasha oo Qandaraaskii Lagala Noqday,Caqabada ay doorashada ku Keenayso Iyo Interpeace Oo Qoraal Ka Soo Saartay

                            Nairobi 07.March 2015 (SDN/QJ)- Shirkad lagu magacaabo Creative oo qandaraas lagu siiyey in ay Somaliland ka hir geliso Diiwaan gelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, ayaa la sheegay in gebi ahaanba la laalay qandaraaskaasi hore loo siiyey, ka dib markii mada madow ka soo baxay qaabka ay ugu tartantay Qandaraaskaasi.   Hay’adda Interpeace ee Somaliland ka caawisa doorashooyinka,…

                            Read More

                              Gaadiidleyda Lawyacado iyo Somaliland oo Wasiir Samaale ku eedeeyay inuu Magafe u Samaystay Bulshada DAAWO.

                              Saylac 07.March 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Iskaashatooyinka Gaadiidka isaga kala goosha Gobolada Awdal iyo Salal ayaa ku eedeeyay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale inuu Tacriifad aan hore loo arag ku soo rogay gaadiidka iyo dadka u kala goosha Somaliland iyo Jabuuti iyagoo xusay inuu Mudane Samaale u samaystay Shakhsi…

                              Read More