Dalka Sucuudiga Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Kala Sarraynka Iibsashada Hubka Caalamka
Washington:Mar,09,2015(SDN/QJ)-Sida ka Muuqata warbixin dheer oo kasoo baxday shirkadda caalamiga ah ee Ganacsiga hubka (Global Defense Trade Report), waxa uu dalka Sucuudigu Kaalinta Koowaad ka Galay dalalka ugu iibsiga Badan Hubka. Warbixintani waxa ay sheegaysaa in Sucuudigu Sanadkii dhamaaday ee 2014-kii ay iibsadeen Saanadii Militeri ee ugu badnayd, waxana ay ka hormareen Dalalka awooddaha Nuclierka…
