Madaxweyen Siilaanyo Oo Markii Shanaad Seeftiisa u Diiday Inay Taabato Afarta Wasiir Ee Beeshiisa ah

    Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Xalay isku shaandhayn uu ku sameeyey Golihiisa wasiirrada  ay  lama filaan ku noqotay Badiba shacabka reer Somaliland oo tallaabada u dheg taagayey. Madaxweynaha, ayaa iska diiday inay isku shaandhayntiisani saamayn ku yeelato Afar Xubnood oo kamid ah Golihiisa wasiirrada, kuwaas oo tan iyo intii xukuumadiisu jirtey aan marnaba…

    Read More

      Akhri Sababaha Keenay In Wasiir Samaale Laga Tukhaantukhiyo Wasaaraddii Maaliyadda Ee Ka Hor Doobyi Jirey Muddada Dheer

      Hargeysa:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa xalay Seeftiisa afka daran ku qaaday Wasiirkiisii Maaliyadda oo uu  hore ugala soo dhexbaxay Golaha Baarlamaanka oo ay saaxiibnimo badani ka dhaxaysay, waxana uu u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo laga wareejiyey Wasiir Samsam Cabdi Aadan. Madaxweyne Siilaanyo ooh ore Samaale ugu soo daray Golaha Wasiirrada, ayaa  qaatay Go’aan adag oo uu…

      Read More

        Xawaaladaha Somalida Ee Maraykanka Oo Dib Loo Furay Iyo Shuruudaha Lagu xidhayo Lacagaha ay Xawilayaan

        Washinton:Feb,28,2015(SDN/QJ)-Xawaalada Somalidu ku leedahay Dalka Maraykanka, ayaa maalinta berri ah dib loo furayaa, kadib wada-hadallo lagu guulaystay oo lala qaatay Hay’adaha arrintaas shaqada ku leh. Kulan dhexmaray masuuliyiin ka socotay Bangiyada Mareykan iyo Guddiga Soomaalida u qaabilsan Xawaaladaha, ayaa lagu go’aamiyay in la diro lacago yar yar oo Biilasha ah, maadaama dad badan oo Soomaaliyeed…

        Read More

          Metelaa Cusub oo arrin Hor leh ku soo bandhigay Hargaysa Daawo Sida uu Luuqada Madaxweyne Siilaanyo u Matalay

          Hargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Barnaamij Hibeedka Telefishanka Qaranka Somaliland Somaliland Got  Ta Lent ayaa nin dhallinyaro ah oo Ku Nool Magaalada Hargaysa waxa uu ku soo bandhigay Sheekooyin Qosol leh. Ninkan oo lagu naanayso Siyaaro Waxa uu Metelaa  Codadka Weriyeyaal Caan ka ah Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqada Somaliga kuwaas oo badiba codkooda lagu…

          Read More

            Dr Gaboose oo Xukuumada Somaliland inay Siyaasad ka Yeelato Yaraynta Maandooriyaha Qaadka {DHAGAYSO/DAAWO}

            Hargeysa 28.Feb 2015  (SDN/QJ)Mas’uuliyiin ka tirsan Dawlada Somaliland iyo qaar ka mid ah culima’udiinka waaweyn ee Dalka ayaa ka qayb galay muxaadaro balaadhan oo ku saabsanayd la dagaalanka mukhaadaraadka, taasoo ay si wadajir ah u soo jeedinayeen Dr Maxamed Cabdi Yuusuf gabboose iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir. Wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland Dr….

            Read More

              Saxaafadda Caalamiga ahi Sidii ay uga Hadashay Dilkii Daacish ee Masiixiyiita Iyo Dirirtii lagu qaaday.

              Hargaysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Saxaafadda caalamka ayaa todobaadkan faallooyin kala duwan ka bixisay duqayntii dhanka cirka ee ay ciidamada cirka ee masar ku qaadeen fadhiisimo ay Liibiya ku leeyihiin kooxda Daacish, ka dib markii ay kooxdaasi laysay dad ka tirsan masiixiyiita dalka masar oo Liibiya ka shaqaysanayey. Wargayska Indepandent ee dalka Britain ayaa faallo uu…

              Read More

                Mudaharaad ka dhan ah Xadka Xidhan ee Jabuuti iyo Somaliland oo Lawya cado ka dhacay

                Lawyacado 28.Feb 2015 (SDN/QJ) – Dadweyne gadoodsan ayaa saaka mudaharaad ka dhigay magaaladda Lawyacado, halkaas oo ay Taayiro ku gubeen iyagoo ku dhawaaqayey erayo ay kaga soo horjeedaan Xadka xidhan ee ay wadaagaan Jabuutin iyo Somaliland. Dadweynahan oo aad u kacsanaa ayey Ciidamadda Qaranka iyo kuwa Booliiska ahi u adeegsadeen Rasaas kadib markii uu xoogaystay…

                Read More

                  Wasaarada Caafimaadka oo Digniin adag u dirtay Shirkada Isgaadhsiinta Telesom

                  Hargeysa 28.Feb 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii labaad Digniin u dirtay Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom oo diidday ku dhaqanka Wareegto dhaqan-gashay oo Wasiirka Wasaaraddaas Dr. Saleebaan Ciise Axmed soo saaray bilawgii bishan aynu ku jirno, isla markaana dhaqan-gashay sagaalkii bishan Febraayo, taasoo lagu mabnuucayey Baahinta Xayaysiisyada iyo Ogeysiisyada Caafimaad ee aan soo marin…

                  Read More

                    Safar-Dhuleed Addis-Ababa & Khartuum Ah oo La Furay

                    Addis ababa 28.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dalalka Itoobiya iyo Sudan ayaa ku heshiiyey  barnaamij wadajir ah oo ay iskaga kaashanayaan ka ganacsiga dhanka gaadiidka dadweynaha sida ay maanta baahiyeen gudida socdaalka ee wadanka Itoobiya.   Mr  Abelneh Agidew, maamulaha hay’adda gaadiidka dadweynaha ee dalka  Itoobiya oo u waramayey wakaalada wararka dalkaasi ee ENA  aya sheegay in…

                    Read More

                      Madaxweynaha Somaliland oo markale isku shaandheeyay xukuumada

                      Hargeysa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015 uu xilka qaadis, magacaabid, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey golaha wasiirada, w/kuxogeenada, Agaasimeyaasha guud qaar ka mida, Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay’adaha Madaxa banaan. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda…

                      Read More

                        Booliska Jabuuti oo sheegay in Xadka Somaliland u dhexeeyaa Cid gaara ka xidhan yahay DAAWO

                        Jabuuti 27.Feb 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Col: Cabdillaahi Cabdi Faarax, ayaa sheegay inaanu xidhnayn Xuduudka u dhexeeya dalalka Somaliland iyo Jabuuti, kaasoo toddobaadkii hore hakad la geliyey gaadiidkii iyo dadkii labada dhinac u kala gudbi jirtay. Hase-yeeshee, Taliyaha ayaa maanta sheegay inaanu xadku ka xidhnayn cid kasta oo doonaysa inay sifo sharci ah…

                        Read More

                          Dirir Qadhaadh oo Maanta Mar kale ka soo Istaadhantay Deegaanka Kalshaale

                          Buuhoodle:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Dagaal qadhaadh oo aan waxba la isula hadhin, ayaa Maanta ka bilaabmay Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, waxana uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira. Wararka aanu ka Helayno Deegaankaas, ayaa sheegay in Dagaalku ka bilaabmay Muran dhinaca dhul-daaqsimeedka ah oo dhex yaalla Laba beelood ee kala dega deegaanada Qorilugud iyo Buuhoodle. Dhimashada ilaa…

                          Read More

                            Gudidii Somaliland u Matalaysay Wada hadalada Somalia oo Goor dhawayd u duulay Turkiga DAAWO

                            Hargaysa 27.Feb 2015 (SDN/QJ)-Guddiga jamhuuriyadda S/land u qaabilsan wadahadalada Somaliya ayaa maanta u ambabaxay Dalka turkiga oo maalinta Axadda ay ka bilaaban doonaan wadahadaladii labada dhinac, wadahadaladaas oo ay Somaliland ku doonayso inay ka soo baxdo natiijo saamaynaysa madaxbanaanida JSL. Waftigan oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa waxa ku…

                            Read More

                              War Degdeg ah: Dil Goor Dhaweyd Ka Dhacay Deegaanka Kalshaale Iyo Daruur Colaadeed Oo Halkaas Ka Curatay

                              Hargeysa:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in dagaal uu goor dhaweyd halkaas ka dhacay, isla-markaana  ay dhimasho iyo dhaawacba jiraa. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Kooxda fallaagada Khaatumo ay saaka Weerar kusoo qaadday deegaanka  Maskax-buqle oo ka ag dhaw Balliga Kalshaale, waxana ay halkaas ku dileen Nin ka…

                              Read More