Berbera: Faanka Beenta, Foorrarka Runta, Fiirrada Nolosha, Ficilka Tukaha, Fuudka Musuqa Iyo Fooridda Dabaysha
Berbera 18.Feb 2015 (SDN/QJ)- Berbera waa muraayaddii dalka. Hadba wejiga ay leedahay, waa wejiga Somaliland leedahay. Nin baa laga hayaa, “Berbera waxay u eg tahay hadba ninka jooga”. Sii qalis, saafid iyo abla ablayn kale uma sii baahna fahamka halku dhegaasi. Hay,adihii caddaalada ee Magaaladda Berbera soo xusnay dhibaatooyinka u gaarka ah ee haysta. Biyaha…
