Kulan ay isagu yimadeen Aqoonyahanada Beesha Daud Garxajis (CiidaGale ) ee Uk waxa la goan saday inay beeshy samayso Gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay(Bayaan)

    London 17Feb15(SDN/QJ) Waxa ka dhacay Galbeedka London shir wada tashi oo isagu yimadeen aqoonyahanka beesha Ciida gale oo loga tashanayo arimaha Beesha ee Uk  waxana la goansaday in la samaysto gudi rasmiya oo beeshu u dhan tahay madama tii hore is magacawday iyada oo aan beesha la tashan isla markana anay wada matalin dhamaan ardayada…

    Read More

      Daawo:Badhasaabka Gobalkani Maroodijeex Jeeni Yare Oo Maanta Ka Warbixiyey Horumar Uu Sheegay Inay Xukuumadu Ka Fulisay Gobalka UU Ka Soo Jeedo Ee Sool

      Hargeisa 16/2/2015(SDN/QJ)Badahsaabka  gobalkani maroodijeex mr jeeni yare ayaa manta ka hadlay  xaalada gobalka marodijeex  iyo dhalinyaradii habenadii ugu danbeeyey la qabqabnayey sidoo kale awax uu ka hadlay xalada gobalka uu ka soo jeediyo sool Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Xil Wareejin ka dhacday Xarunta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dalka

        Muqdisho Feb 16,20159SDN/QJ)-Wasiirkii  hore ee Wasaaradaha Waxbarashada Mudane Ciise Maxamed Axmed  Guraase iyo Wasiirkii hore ee Wasaarada Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed ayaa xilka ku wareejiyay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda  Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Drs Khadar Bashiir Cali oo loo soo  magacaabay xilkaas, waxayna Xafladu ka dhacday Xarunta Wasaarada  Tacliinta Sare waxaana ka soo…

        Read More

          Xafiiskii ku Midaysnayeen Jaaliyada Somaliland ee Uk oo laga Ibiyey Ganacsato Somalia

          London16Feb15(SDN/QJ) Xubno ka tirsan ururka somaliland west Comunitye ee ku bahoobay jaaliyada somaliland ee uk ayaa la soo xiriiray shabakada wararka qurbejoog xafiiskiisa uk ugana waramay xalada ay marayso xafiiska ay ku bahoobeen jaaliyada oo in mudo ku shaqaynayey magaca somaliland oo sanadkiiba mar qabta xaflada ama bilado abaal marina xafiskan aya ah xafiiska kaliya…

          Read More

            Daawo Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Emb:Cabdifataax Siciid Axmed,Lataliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Arimaha Haayadaha Caalamigaa…

            london16Feb15(QJ/SDN)Kulan ka dhacay Galbeedka London laguna sii sagootinaayey Siyaasi Cabdifataax Siciid Axmed lataliyaha Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa waxa kasoo qayb galay qaar ka mid ah bulsha weynta reer Somaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska gaar ahaan magaaladda London. Kulanka oo ay kasoo qayb galeen madax ka tirsan ururada bulshada ee Somaliland sida SSUK,Saxafadda,Haween,siyaasiyiin ayaa…

            Read More

              Guddoomiye Muuse Biixi Oo Markale Ka Baaqsaday Inuu Madaxweyne Siilaanyo u Raaco Safarkiisa Galbeedka Dalka

              Hargeysa:Feb,16,2015(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Haye ee Kulmiye  Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Markii labaad ka baaqsaday inuu Madaxweyne Siilaanyo ku weheliyo Safarkiisii uu shalay ku tegay Deegaanada Gobolka Gabiley, waxana uu iska watay shaqada xafiiska Xisbiga Kulmiye. Guddoomiye Muuse Biixi, ayaa lagu arkay Shalay isagoo xafiiskiiga fadhiya, xilli inta Badan Xubnaha Golaha Wasiirrada  oo uu hoggaaminayo…

              Read More

                Muxuu Xasan Sheekh Ka Yidhi Kursi-Jacayl Hore Taariikhda Ugu Galay Madaxweyne Siilaanyo Oo Haatan Xilligiisii La Taagan Yahay?

                Hargeysa:Feb,16,2015(Himilo)-Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo haatan ah Guddoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka, ayaa ka Hadlay xiiso xagga Kursiga ah oo Madaxweyne Siilaanyo hore caan ugu ahaa, kaas oo lagu arkay xilliyadii Halganka lagu jirey, isagoo si weyn uga Horyimi in la sameeyo wax muddo-kordhin ah. Mujaahidka oo u warramay Qaarka mid ah Saxaafadda…

                Read More

                  “Muddo-kordhintan waxad mooddaa inay Dawladdu iska caashaqsan tahay, iyadaana wadwaddee cidkalee oo wadwaddaa ma jirto. Shacabkuna wuu ku wareeray” Xildh. Obsiiye

                  Hargeysa:Feb,16,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida, ayaa ka Hadlay Muddo-kordhin la filayo in loo samayn doono xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, iyadoo lagu sababaynayo inaanay dhamaystirnayn shuruudihiii doorasho lagu qaban lahaa. Mudane Obsiiye oo u warramayey qaar kamid ah warbaahinta Dalka, ayaa sheegay in muddo-kordhintaasi tahay mid xukuumaddu si iskeed ah iskaga jeclaatay,…

                  Read More

                    “Anigu ma ahi Kaabe Qabiil ah,Weligay qabiil kumaan shaqayn,qabiilna meesha ima keenin,Dekeduna…” Cali Xoor Xoor DAAWO

                    Berbera 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Saaxil oo uu Weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa  beeniyay Warar mudooyinkii u danbeeyay lagu faafinayay Warbaahinta oo ku Saabsan Dekeda Berbera oo sheegaya in Shirkad Shisheeye ahi ay Maamulkeeda la Wareegi doonto. Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) waxa uu ka hadlay in qorshaha ay…

                    Read More

                      Laba Wasaaradood oo cadeeyay inay Iskaashi ka Yeelanayaan Joojinta Dhuxusha laga shito deegaamada Somaliland

                      Hargeysa, 16Feb 2015 (SDN/QJ)-Wasaaradaha Deegaanka,Macdanta iyo Tamarta iyo Ganacsiga,ayaa ka wada xaajoonaya qorshe lagu joojinayo isticmaalka Dhuxusha , islamarkaana loogaga guurayo Isticmaalka Shooladaha wax lagu karsado. Wasiirada Wasaaradahaasi iyo Masuuliyiinta kale ayaa kulan ay shalay ku yeesheen xarunta wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga waxay kaga wada hadleen sidii wasaarad walba doorkeeda uga qaadan lahayd…

                      Read More

                        “Waa Nin Adduunka Kaga Dawarsada Al-shabaab Isaga ayaa Ka Tirsan U Dulqaadan Mayno Maalin Walba Puntland.” Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland

                        Hargaysa 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa si kuluul uga jawaabay eedo kaga yimi maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, isla markaana wuxuu sheegay inay xukuumad ahaan aad uga xun yihiin hadalka ka soo yeedhay maamulkaas. Sidaa wuxuu ka sheegay Waraysi uu Xalay siiyey Idaacadda BBC-da waxaanuu yidhi,“Runtii aad iyo aad…

                        Read More

                          Dood Baarlamaanka Yurub Yeeshay oo lagaga hadlay Suurta-Galnimada In Somaliland Iyo Koonfur Yemen Noqdaan Dalal Madax Banaan

                          Strasbourg,  France 16.Feb 2015  (SDN/QJ):- Baarlamaanka Midowga Yurub oo dood arbacadii toddobaadkii hore ka yeesheen xaaladda dalka Yemen, ayaa markii ugu horeysay lagu soo qaaday xaqa ay u leeyihiin in dal madax banaan loo aqoonsado Koonfurta Carab (Koonfurta Yemen) ee aqlabiyadoodu tahay Muslimiinta Sunniga ah, kadib markii dalka Yemen ay taladiisa gacanta ku dhigeen kooxda…

                          Read More

                            “Xukuumadan Wakhtigeedii Wuu dhamaaday,Hadii la Yidhaa intaas oo Sano ayaa laguu Kordhiyay Mushkiladeeda ka Lug bixi mayno” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Daawo

                            Hargaysa 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Sheegay in Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Wakhtigii Sharciga ahaa ee ummadu dooratay uu dhamaaday Waxaanu Xusay in dalku galayo Marxalad loo baahan yahay in wada tashi lagaga gudbo.

                            Read More

                              Dufcadii 2aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Gebilay+ Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

                              Gebilay 16,Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka Qayb Galay Qalin Jabinta Dufcadii Labaad ee Jaamacada Tima-cade ee Magaalada Gabiley oo tiradoodu dhamayd 64 arday kuwaas oo ka baxay 4 Kuliyadood. Madaxweynaha oo intii uu ku gudo jiray jidka u dhexeeya hargeysa ilaa Gabiley, ay shacbiga deegaamadaasi si weyn ugu…

                              Read More

                                Prof Jawaari oo Shaaca ka qaaday in Mudada Xil Haynta Dawlada federaalka loo Kordhin doono

                                Muqdisho 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, ayaa sheegay in aanay jiri doonin wax muddo kordhin ah oo ay samaynayso dowladda Soomaaliya marka la gaaro sanadka 2016-ka. Prof. Jawaari ayaa wariyayaasha ugu sheegay Muqdisho  in xilliga u hadhsan dowladda uu kooban yahay uuna ku eg-yahah 2016-ka, isagoo ugu baaqay xukuumadda cusub…

                                Read More