Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Cod baahiyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Hawada ku soo noqday kadib markii la Cilad tiray DAAWO

    Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay shaqaalaha Warlaliyaha Idaacada Weyn ee Radio Hargaysa oo in mudo ah tababar ku qaadanayay Xarunta Wasaarada Warfaafinta. Wasiir C.laahi Cukuse ayaa Sharaxay Asbaabihii ay Mudada Bilaha ah u fadhiday Idaacada weyn ee Radio Hargaysa.

    Read More

      “Warbaahinta ayaa qoraysay wuxuu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, oo waxaa loo dhiibayaa jagadda Wasiir Xagletoosiye,” u Qaybsanihii Khaatumo ee Arrimaha Gudaha

      Buuhoodle, 15 Feb 2015 (SDN/QJ)-U Qabsanihii hore ee Arrimaha Gudaha ee kooxda Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub, ayaa beeniyay warar sheegayay inuu ololaynayo inuu xil wasiir ka doonto Somaliland, isla markaana la tuhunsana in xubno xukuumadda Siilaanyo ka mid ahi u wadeen sidii loogu bedeli lahaa Wasiirka Caafimaadka. Yaasiin Axmed wuxuu sheegay inuu Hargeysa yimi oo…

      Read More

        Nin Somaliyeed oo Mas’uul ka ahaa Dhimashada 336 Tahriibayaal ah oo Talyaanigu ku Xukumay 30 Sannoo Xadhig ah

        Pallermo:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Muwaadin Soomaaliyeed ayaa Maxkamad ku taalla Dalka Talyaanigu waxa ay ku xukuntay Xadhig Soddon ah, kadib markii lagu helay Dambiyo hore loogu haystay. Muwaadinkan oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cilmi Muxudiin, waxan muddo gacanta ku hayey Ciidamada Talyaaniga oo ninkan ku haystay dambiyo ka dhan ah Nolol Bani’aadam. Ninkan, ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu ka…

        Read More

          Baanka Somaliland oo Ka Hadlay Xawaaladaha uu Maraykanku Xanibay DAAWO

          Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cabdi Dirir Cabdi ayaa Xogwaran uu siiyay Warbaahinta Waxa uu ku sharaxay Habsami u socodka hawlaha shaqo ee baanka. Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland waxaa kale oo iftiimiyay nuxurka qoraal uu madaxweyne Axmed Siilaanyo u diray Safiirka Dawlada Maraykanka u fadhiya Nairobi oo ku Saabsan Lacagihii ay dadka…

          Read More

            Mujaahid Cali Guray oo Warqad Furan Markii u Horaysay u Diray Madaxweyne Siilaanyo iyo arimaha ay Koobsatay

            Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Markii 1aad Waxa uu Warqad furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Nuxurka Warqadan furan ayuu Cali Guray Madaxweynaha ugu soo jeediyay Sidii uu doorasho Xor iyo Xalaal ah dalka uga qaban…

            Read More

              ” Afar Sanno ka Hor ayaa Xukuumadan lagu wareejiyay Dal iyo dad nabadqaba oo Midaysan,Maantana waxaa loo Jeedaa Dildilaaca ka Muuqda” Cali Sanyare

              Hargaysa 15,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee xukuumadii Rayaale Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare) ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inay xukuumadiisu kala daadisay isku xidhnaantii iyo isku duubnimadii Somaliland ee uu Madaxweynihii hore ku wareejiyay markii uu doorashada KULMIYE ku guulaystay. Md. Cali-Sanyare, oo aanu hore idiinku soo gudbinay laba qaybood…

              Read More

                Maxay yihiin Badeecadaha dawladda Itoobiya wakhtigan kala soo degayso Dekedda Berbera?

                Addis Ababa, 15 Feb, 2015-(SDN/QJ)- Xukuumadda Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday inay si rasmi ah u bilaabeen isticmaalkooda Dekedda magaalada Berbera ee dalka Somaliland, isla markaana badeecadihii u horreeyey oo xaddi badani ka soo degi doonaan maalmaha soo socda, balse werwer ka haysto xaaladda waddooyinka oo wax-ka-qabashadooda ay iskaashi ka leeyahiin Xukuumadda Somaliland. Wasiirka Gaadiidka…

                Read More

                  “Waxaad moodaa in Qabiilku la dhashay Shirkii lagu qabtay Gar-adag ee lagu yidhi haddaanu reer hebel nahay Madaxweynahan maanta ha naloo doorto ….” Eng Maxamed Xaashi

                  Hargeysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,Wasiirkii Maaliyadda Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Xukumadda ku eedeeyay mid la kawsatay Qabyaaladda, islamarkaana Xukumaddii Rayaale kaga fiicnayd wadajirka Umadda. Md. Xaashi oo u waramay weriye Aadan Cabdi Ciidle oo ka tirsan HCTV, wuxuu yidhi “Horta Waxaa nasiib daro ah, Maamulkii Rayaale ee Maamulkan ka horeeyay xagga lacagta maahee,…

                  Read More

                    khatarta iyo sirta ka dambaysay VALENTINES DAY oo ah maalin sanad kasta la xuso,hadaba waxa sharaxaya Sheekh SHibli DAAWO

                    Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Bisha February 14-keeda oo Shalay ku Beegnayd ayaa qaybo ka mid ah Caalamku u aqoonsan yahay  inay tahay Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo qurux-badan, iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel, iyo kuwa isqaba. Hadaba maxay tahay ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa munaasabadan…

                    Read More

                      ” Waan la dagaallamaynaa musuq-maasuqa” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

                      Berlin 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Max’uud ayaa sheegay inay dowladdu si buuxda ula dagaallami doonto musuq-maasuqa Waxaa kale oo uu ka warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad. Wareysi uu siiyay Madaxweynaha laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, isagoo ku sugan dalka Jarmalka ayuu sheegay in saddexdii sano ee uu xilka hayay aanu…

                      Read More

                        Ciidanka Booliska oo duleedka Hargaysa Habeenkii Xalay ku Dilay Dareewal Gaadhi

                        Hargeys 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka Booliska Hargeysa ayaa xaley Dil Toogasho ku diley nin watey Baabuurta Xamuulka qaada.dilkan ayaa ka dhacay kaantaroolka Koonfureed ee magaalada Hargeysa Hargeysa gaar ahaana jidka looga baxo Balligubadle . Marxuumkan Geeriyoodaya ayaa lagu magacaabi jirey marxuum Rashiid Saleebaan Aw-Axmed,Marxuum kan ayaa markii la dilay watey Gaadhi Nooca xaamuulka qaada oo…

                        Read More

                          Ciyaar Xiiso badan Kooxo dhagoolayaal ah oo Hargaysa iyo Boorama kala Matalayay oo Garoonka Hargaysa Studium Ciyaari ku dhex martay DAAWO

                          Hargaysa 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ciyaar kubadda Cagta ah oo aad u xiiso badnayd ayaa Garoonka Hargeisa Stadium ku dhexmartay labo kooxood oo oo ku kala ciyaarayey magacyada Dhegoolayaasha Caasimadda iyo Dhegoolyaasha Boorama, waxaana ciyaartaasi oo ay ka qayb galeen mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, ayna maalgelisay wasiiradda wasaaradda waxbarashada Marwo Zamzam Cabdi aadan  2-1 ku badiyey…

                          Read More

                            Ku-simaha R.Wasaaraha Ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimayaasha waaxyaha XRW

                            Muqdisho, 14, Feb, 2015 (SDN/QJ)-Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo kulan diiradda lagu saaray sidii wada shaqayn buuxda iyo is faham u dhex mari lahaa maamulka sare iyo waaxayaha kala duwan ee xafiiska. Ugu horeyn, waxaa…

                            Read More

                              Puntland Oo Faahfaahisay Dagaal Qadhaadh Oo La Gashay Xoogagga Al-shabaab

                              Garowe:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Puntland, ayaa Faahfaahin Ka Bixisay Dagaal Qadhaadh oo ay Buuraleydaa Galmadow kula gashay Xoogagga Al-shabaab. Xasan Cismaan Alloore, Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntand oo maanta shir jara’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay dagaaladii shalay ka dhacay deegaano ku dhow Madarshoon oo katirsan buuralayda Golis ee Calmadow inay ku dileen 15- katirsan Al-shabaab , 26-…

                              Read More

                                Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad ee uu U Joogo Dalka Jarmalka

                                Munich:Feb,14,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiyadda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Markii ugu horraysay Xaaladdiisa Caafimaadka ee Haatan xilli uu arrintaas u joogo Dalka Jarmalka. Wareysi uu siiyay Madaxweynaha laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, isagoo ku sugan dalka Jarmalka ayuu sheegay in saddexdii sano ee uu xilka hayay aanu fursad u helin inuu baadhitaan caafimaad uu sameeyo, haatanna…

                                Read More

                                  Daawo Sawiradda Xisbiga Waddani oo Dhoola Tuskii ugu Balaadhnaa ku qaabilay,Furitaanka Xafiiska Laanta East London.

                                  Lndon 14Feb15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani ee Waddanka Ingriiska, ayaa Xafladdii ugu Balaadhnayd ku soo dhaweeyay, Furitaanka laanta East London, oo Habeenkii Xalay lagu Qabtay Xaafadda Bethnal Green ee Bariga Magaalada London. Xafladda oo ay kasoo qayb galeen, Taageerayaasha Xisbiga waddana iyo Masuuliyiinta Xisbiga waddani ee Heer Gobol,Degmo iyo Mid Qaaradeedba ayaa waxa ay kuqab soontay jawi aad…

                                  Read More