“Isagoo waddadaas Ceerigaabo fura oo xadhiga ka jara mooyaane ka tagi maayo Madaxweynuhu ayaan leenahay” Xildhibaan Nac-nac DAAWO
Hargeysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nacoo ka tirsan Mudaneyaasha Wakiilada Somaliland ayaa maanta warbaahinta u sheegay hadalo u muuqda inay Suuq gayn u yihiin Madaxweyne Siilaanyo,sidoo kalena Mucaaradka duray. Xildhibaan Nac-nac waxa uu sheegay inuu ku rajo weyn yahay in Madaxweyne Siilaanyo aanu xilkak ka dagi doonin isagoon dhamaystirin Jidka Isku xidha Togdheer…
