Shaki ka dhashay Amuusnaanta Gollaha degaanka Hargeysa ee ku wejahan dhul boobkii Shacabku ka hortagay ee Ciidanka

    Hargeysa Jan 26,20159SDN/QJ)-Shacabka caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maalmihii ina dhaafay isweydiinayay halka ay mareen Gollihii Degaanka ee ay u doorteen in ay danahooda ku metelaan. Gollaha degaanka Hargeysa Ayaan ilaa iyo intii ay bilaabatay xiisad ka dhalatay isku daygii dhul boob ee ciidamada dawladu ku damceen dhul dan guud ah oo ku yaal xaafada Masalaha….

    Read More

      Da’du Ceeb maaha inaan shaqaynaayo oo fikiri karaayo way iga muuqata” Waraysi Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

      Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa  wareysi uu  Siiyay Warbaahinta Xukuumadu maamusho Gaar ahaan Telefishanka Qaranka waxa uu kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin natiijada socdaalkiisii Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, Doorashooyinka iyo qabsoomidooda xiligii loo qoondeeyey  . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu ugu horayn ka jawaabay Nuxurka Socdaalkii Weftigii…

      Read More

        “Waxaan u sheegaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland in Buuhoodle aan laga xukumin Laascaanood” Maamulka iyo Waxgaradka Buuhoodle DAAWO

        Buuhoodle 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle ayaa caddeeyey waxqabadka balaadhan ee ay wasaaradda caafimaadka JSL ka Fulisay Gobolada Buuhoodle iyo Sool, waxana ay taageereen Qorshayasha Wasiirka caafimaadka ee ku aaddan horumarinta xaaladda caafimaad ee dadweynaha Goboladaasi. Xubnahan ka tirsan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxay ka digeen Warar sheegaya…

        Read More

          “Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxaan ugu Baaqayaa inay amniga dalka Sugto” Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa

          Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo ka mid ah Xilidhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Guddida joogta ah ee Golaha Wakiilada iyo Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay falalka amni daro ee muddooyinkii ugu dambeeyey ku soo kordhayey Magaalooyinka waaweyn ee dalka, gaar ahaan Caasimadda, Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo…

          Read More

            Sadex eedaysane oo Ciidanka Boolisku u qabteen Nin Maydkiisa laga Helay Dooxa Hargaysa

            Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay saddex nin u qabteen dilka wiil toddobaadkan goor fiid ah lagu dhex dilay dooxa weyn ee Hargeysa. Taliyaha Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa warkan u xaqiijiyay Wargeyska Geeska Afrika. Taliyaha Booliska ayaa sheegay inay saddex Nin u qabteen dilkaas, isagoo sheegay inay ku…

            Read More

              Dhulkii la Sheegay in Ciidamada Qaranku dhisanayaan ee Madaarka Hargaysa oo lagu Wareejiyay Odayaasha Xaafada Masalaah DAAWO

              Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Odayaasha iyo Waxgaradka Xaafada Maslaha ee Magaalada Hargaysa afar Garoon oo kuwa Ciyaaraha ah iyo Xarun MCH kuwaas oo ay hore ugu deeqeen Ciidamada Qaranku. Dhulkan ay Ciidanku Sheegeen inay ku wareejiyeen Odayaasha Xaafada Masalaha ayaa labadii Cisho ee u danbeeyay hadal…

              Read More

                Daawo:Booqashadii Madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho

                Muqdisho Jan 25, 2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Turkiga Edogan ayaa booqasho maalin ah ku tegay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Turkiga oo uu weheliyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxa uu soo booqday xarumo turkigu dib u dhis ku sameeyeen oo ay ka mid yihiin Dhismaha cusub ee Garoonka Duyuuradaha iyo Cusbitaalka Digfeer oo ay dayac tirtay dawlada Turkiga.  

                Read More

                  “Xisbul Xaakimkii Kulmiye iyo Xukuumadiisa Wax qabanqaabo doorasho kama Muuqato,Madaxweynuhu inuu Boorama Fadhiisto ayaan rabay Laakiin”… Maxamed Nuur Caraale Duur DAAWO

                  Hargaysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale “Duur” haatanse ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inuu Walaac ku hayo Sida  Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye aanay uga Muuqan Wax qaban qaabo ah oo ku wajahan hawsha doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada ee ku…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Maaliyada ee xisbiga Ucid Laanta Uk Marwo Ayaan Idris oo jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Shaqsi ka mida Xisbiga Ucid Cabdi Dakir ana ku hadli karin magaca Xisbiga

                    london25Jan15(SDN/QJ) Gudoomiyaha Maaliyada ee Xisbiga Ucid laanta Uk Marwo Ayaan Idris ayaa ku tilmamtay wax laga xumaado hadal ka soo yeedhay shaqsi ka mida xisbiga Ucid ooo magaciisa la yiraa  Cabdi Daakir oo hadal deel qaafa kula kacay Suldaan Wabar . Marwo Ayaan oo la hadashay warbaahinta ayaa waxay sheegtay inaan la dhagaysan ashqaasta dadka…

                    Read More

                      Daawo:Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Oo Maanta Ka Hadlay Garoonkii Xaafada Masalaha Ee Koonfurta Hargeisa Ee Ciidanka Qaranku La Waregen

                      Hargeisa 25/1/2015(SDN/QJ)-Xisbiga  cadalaa iyo daryeelka ee ucid ayaa manta ka hadlaygaroonki ku yaalay xafada masalaha ee koonfurta hargeisa ee ciidanka milatariga somaliland ku  kula waregen iyagoo ugu baaqay  in garoonkasi ciidanka laga dulqaado  iyagoo taliyaha ciidanka qarankana ugu baaqay  inuu ciidakisa ka dulqaado https://www.youtube.com/watch?v=fEbz0GkSumo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Madaxweyne Erdogan Oo Muqdisho Gaadhay, Xadhigana Ka Jaray Goobo Muhiim ah Oo Dawladdiisu Hirgelisay

                        Muqdisho:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dalka Turkiga, ayaa goor dhaweyd soo gaahay Magaalada Muqdisho, waxana uu xadhiga ka jaray Tiro mashaariic ah oo xukuumadiisu hirgelisay. Diyaaradda, ayaa wefdiga Madaxweynaha Turkiga ka soo duulisay Garoonka Magaalada Djibouti, halkaasoo labadii habeen ee ugu dambeysay ay ku hoydeen. Garoonka Aadan Cadde, ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud,…

                        Read More

                          Akhri Nuxurka Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegay Inaanu Madaxweyne Siilaanyo Musharrax Ahayn

                          Hargeysa:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale Duur oo waraysi siiyey Tv-ga Universal, ayaa ka Hadlay Arrimo badan muhiim ah iyo waliba aragtidiisa siyaasadeed ee xaaaladaha guud ee Dalka haatan ka taagan.  Duur waxa uu si ballaadhan uga hadlay arrimo u badan dhacdooyinkii siyaasadeed uu soo maray xilligii uu wasiika arrimaha Gudaha…

                          Read More

                            Xasan Sheekh Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Muqdisho Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Saacadaha Soo Socda La sugayo

                            Muqdisho:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Garoonka Caalamiga ah ee Aadan cadde International waxa goor dhaweyd kasoo degay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay Dalka Sucuudiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed…

                            Read More

                              Muxaadaro ku saabsan Jacaylka Nabiga oo ka dhacday Gaalkacyo

                              Gaalkacyo Jan 25,2015(SDN/QJ)- Iyadoo ay waajib ku tahay Qof walba oo Muslim ah in uu jeclaado Nabi Muxamed ayaa waxaa Muxaadaro arintaasi ku saabsan waxaa ay ka dhacday Masjidka Nasrulaah ee Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Garsoor waxaana soo jeedinayay Sh.Cumar C/qaadir. Sh.Cumar waxaa uu Muxaadarada oo kamid ahayd Muxaadarooyin Isbuuc leh ah uu uga hadlay:…

                              Read More

                                Islaamiyiinta Daacish Oo Gawracay Midkamid ah Muwaadiniintii Reer Japan ee ay Gacanta ku Hayeen

                                Mousil:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Ururka Daacish, ayaa soo saaray Muqaal ay ku muujinayaan inay Qoorta ka gooyeen midka mid ahaa laba muwaadin reer Japan ahaa oo ay gacanta ku hayeen. Gawraca ninkan ayaa ka dambeeyey markii ay dhamaadeen 72-saacadood oo u qabteen in xukuumadda Japan ku bixiso lacag dhan 200-milyan madax furasho ah siin. Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe…

                                Read More

                                  Faahfaahin Laga Helay Ninkii Fuliyey Weerarkii Hutelka SYL Iyo Dhalasho Ajaanib ah Oo Uu Haystay

                                  Muqdisho:Jan,25,2014(SDN/QJ)-Faahfaahin dheeraad ah, ayaa kasoo baxday Baadhitaanno lagu sameeyey ninkii dhawaan isku qarxiyey Hutel SYL ee magaalada Muqdisho, kadib hawlgallo ay sirdoonku ku tixraaceen meydka ninkaasi. NISA ayaa ku sheegtay Magaca Ninka Weerarka Ismiidaaminta ah geystay Maxamuud Cismaan Jimcaale, oo ku magac-dheeraa (Dhagey), kana mid ahaa ururka Al-shabaab. Isqarxiye Dhagey wuxuu 2013, Sanad ka hor…

                                  Read More

                                    War Degdeg ah: Xildhibaan Xaabsade Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

                                    Muqdisho:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Waxa saaka aroortii hore Cisbitaal ku yaalla Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo kamid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia. Xaabsade ayaa waxa uu maalmahaani ku xanuunsanayey Magaalada muqdisho, isagoona maalmo ka hor loo qaaday Isbitaal ku yaala magaalada Ankara, balse markii dib loogu soo celshay Muqdisho uu mar kale xanuunka kusoo booday. Xanuunada…

                                    Read More

                                      Xukuumada Somaliland oo ka Hadashay Natiijada Shirkii Brussels ee Somaliland iyo Baarlamanka Midowga Yurub DAAWO

                                      Hargaysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii reer Somaliland ee ka qayb galay kulamadii Baarlamaanka Yurub oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka warbixiyey natiijooyinkii kulamadaasi . Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo Xubin ka ahaa Weftigaasi ayaa sheegay inay Warbixin ka Jeediyeen Madashii Shirkaas isla markaana ka xog warameen marxaladihii ay Somaliland Soo…

                                      Read More

                                        “Waxaa MaxkamadaheenaHoos fadhiya kuwa leh Yaan u Gubtaa…” Eng Maxamed Xaashi

                                        Hargeysa, 25Jan 2015 (SDN/QJ)- Engineer Maxamed Xaashi Cilmi ayaa  mar uu ka qayb galay shir urur dhalin yaro qabtay ka  hadlay dhibaatooyinka qabyaaladu keento. Mar uu arrintaa ka hadlayay Maxamed Xaashi wuxuu yidhi,  “Meel qabyaalad ku shaqeynaysa wax horumar ah ma samayso oo ma socoto waayo intaa maahee inta kale ayaa kaa cadhoonaysa, ka dulman…

                                        Read More