Maraykanka Oo Gacanta Ku Dhigay Basaasiin u Dhalatay Dalka Ruushka
Washington:Jan,27,2015(SDN/QJ)-Saddex Nin oo u dhalatay dalka Ruushka oo la sheegay inay basaasiin ahaayeen, ayaa lagu qabtay Gudaha Dalka Marayakanka. Ragaasi oo iskudayay in ay aruuriyaan macluumaad ku saabsan dhaqaalaha dalkaasi iyo in ay shaqaalaysiistaan ilo ay macluumaadka ka helaan, isla-markaana ay helaan Xogo sugan oo dalka maraykanka laga soo Gudbiyo. Mid kamid ah ragaasi oo…
