Bulshada Ceerigaabo oo Canaan ku Mutay Heerka ka qayb qaadashada Wadada Ceerigaabo DAAWO

    Ceerigaabo 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku dhaqan magaalada Ceerigaabo. Gudida Heerka Qaran ee Dib u dhiska Wadada Ceerigaabo oo Fagaaraha Nuura ee Magaalada Ceerigaabo kula hadlayya Shacabka ku nool Magaaladaas ayaa ku canaantay Sida ay ka qayb qaadashadoodu…

    Read More

      “Jabhad Ka Baxday Gobolka Oo Joogta Xagga Itoobiya Ayaan Filayaa Inay Soo Qaadeen..” Maamulka Gobolka Awdal

      Boorame, 25 Jan 2015 (Ogaal)-Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi iyo Badhasaab ku-xigeenka Gobolkaa Cabdi Nuur Sugaal, ayaa sheegay in weerarka habeen hore lagu qaaday Saldhiga Booliska Boorama  uu ahaa mid sahlan, isla markaana wax khasaare ahi ka dhalan. Masuuliyiinta oo shalay u waramay warbaahinta ayaa eeda falkaasi dusha ka saaray Suldan Wabar. Ugu horayn Maayarka…

      Read More

        Dr’s Edna iyo Khudbadii Garnaqsiga ahayd ee ay ka jeedisay Xarunta Baarlamanka Midowga Yurub

        Hargaysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil, ayaa bulshada caalamka ugu baaqday inay ku dhiiradaan aqoonsiga qaddiyadda Somaliland, Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa ka mid ahayd wefti Somaliland ka socday oo kala ahaa wasiirada arrimaha dibadda Maxamed Biixi Yoonis, qorshaynta Sacad Cali Shire  iyo Cabdiqaadir Xaashi Cilmi, kuwaas oo khudbado u jeediyay  guddiga arrimaha…

        Read More

          Mashaariic laga Hirgaliyay Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera oo Madaxweyne Siilaanyo Furay DAAWO

          Berbera 25.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shalay intii aanu ka soo ambo bixin Magaalo Xeebeedka Berbera waxa uu soo kormeeray mashaariico badan oo laga fuliyay Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Xadhiga ka jaray  Mashaariic lagu soo kordhiyay Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera. Maareeyaha haamaha shidaalka…

          Read More

            Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo difaacay Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada DAAWO

            Hargeysa 25.Jan 2015 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay Xisbi ahaan bogaadinayaan safarkii Madaxweyne Siilaanyo ku soo maray Goboladda iyo Degmooyinka Somaliland. Gudoomiye Muuse Biixi waxa uu difaacay Safarka Madaxweynaha oo Mucaaradku dhaliilo u jeediyay, waxaanu sheegay in Safarka Madaxweynuhu qorshaystay islamarkaana cidda uu doono la shirayo meesha…

            Read More

              Xildhibaan Xoog oo ku dooday inuu Madaxweynuhu Weji Gabax kala Kulmay Deegaano ka mid ah Meelihii uu soo Kormeeray

              Hargaysa 25,Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog), oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland, ayaa si adag uga hadlay safarkii madaxweyne Siilaanyo muddooyinkii danbe uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada dalka, waxaanu soo bandhigay wejigabax uu sheegay inay Madaxweyne Siilaanyo ka raacday degmada Sheekh ee gobalka Saaxil, ka dib markii uu…

              Read More

                Xukuumada Somaliland ayaa Maanta ka hadashay Markab siday Shixnad Hub ah oo lagu qabtay Dekeda Magaalada Berbera DAAWO.

                Berbera 24.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidanka amaanka xeebaha Somaliland ayaa la sheegay inuu Markab sida Shixnad Hub ah ku qabtay Dekedda Berbera, waxaana la sheegay inuu siday Alaabooyin u siday Ganacsato Somaliland ah balse markii laga rogay ayaa xaggiisa hoose laga helay Hub iskugu jira Mid culus iyo Mid fudud. Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancadde oo…

                Read More

                  Mashaariicdii u danbaysay ee Madaxweyne Siilaanyo Xadhigaga kaga Jaray Berbera Maanta DAAWO

                  Hargaysa 24.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee Mudooyinkii u danbeeyay Socdaalka shaqo ku marayay Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada hargaysa. Madaxweynaha Waxaa ku soo dhaweeyay Caasimada hargaysa Madaxweyne ku xigeenka J.S.L ,Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye madax iyo…

                  Read More

                    Daawo: Soo Dhawayntii Madaxwaynaha Galabtiyo Hargesa Oo Ay Ku Kaliyeysteen Ardayda Dugsiyada Hoose Iyo Kuwa Sare

                    Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)madaxwaynaha somaliland ayaa goordahawd  soo gaadhay caasimada somaliland ee hargeisa iyadoo madaxwaynaha uu in mudo ah  safar  ku maraayey  badiba gobalada iyo degmooyinka somaliland safarkani madaxwayanaha ayaa waxa ku wehelinaayey  badiba golahiisa wasiirada ,waxa goordhawayd soo gaadhay magalada hargeisa iyadoo ay  wadooyinka hareero tubnaayen arday  badan oo lasoo dareriyey  dugasiyadood ay  dhiganayen halkani ka…

                    Read More

                      Muuse Biixi Oo Safarka Madaxweyne Siilaanyo Ka Hadlay, Naqdinta Mucaaridkana ka Falceliyey

                      Hargeysa:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo isagu aan kamid ahayn Waftiga madaxweyne Siilaanyo oo Gobollada Dalka Safarka kusoo maraya, ayaa ka Hadlay Aragtida xisbiga ee Safarka Madaxweynaha ku aaddan, isagoo sidoo kalena madaxweynaha ka difaacay Eedo Mucaaridku ugu jeediyey Istaraatiijiyada uu safarka u galay. Guddoomiye Muuse oo maanta shir jaraa’id ku…

                      Read More

                        Shaki Ka Dhashay Markab Hub Culus Sida Oo Kededda Berbera Kusoo Xidhay, Meesha Loo Waday Iyo Masuuliyiinta Ammaanka Oo Jawaab Raadinaya

                        Berbera:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Markab ay saaran yihiin shixnado hub oo ay kamid yihiin Gawaadhi gaashaamani, ayaa kusoo xidhay Dekedda Berbera, waxana si kedi ah loogu dhex arkay hubkaas xilli uu dejinayey gaadiid ay lahaayeen Ganacsato Reer Somaliland ahi. Markabkan oo lagu magacaabo MV-Shakir ayaa markii laga rogay gaadiidkii uu u siday Somaliland, waxa xagiisa hoose laga helay hub…

                        Read More

                          Daawo:Intii Aynu Noolayn Qolo Ahaan Maynaan Arag Meel La Inagu Gumaysto Haddaan Uurka Hooyadiin La Idinku Gumaysan,”Wasiir Abgaal

                          Hargeysa:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa Maanta ka Hadlay Dhacdo habeen hore ka dhacday Magaalada Borama oo kooxo hubaysani Rasaas ugu fureen Saldhig Boolis oo halkaas ku yaalla. Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaanay dhacdooyinka ka dhacaya Gobolka Awdal ee lagu waxyeelaynayo amniga iyo degenaanshiyaha somaliland  …

                          Read More

                            Daawo “Intii Noo Banaanaydna Way Nagaga Daba Yimaadeen Madaxwaynahana Waxaan Leeyahay Adigo Meeshan Lugahaaga Ku Yimaada Oo Eega Mooye”Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir

                            Hargeisa 24/1/2015(SDN/QJ)suldaanka guud beelaha somaliland suldaan maxamed suldaan c/qaadir ayaa oo maanta ka hadlayay kulan ay isuguyimaadeen gudiga horumarinta beesha ciidagale ayaa sheegay in ayna marnaba xukumada somalland ka yeelayn in dhulkii inta yar ee ku hadhsanayd ay la weregaan ciidanka qaranka somaliland waxaanu suldaanka guud dhambaal u diray fariin ah madaxwaynaha somaliland http://www.youtube.com/watch?v=rgV3FBTOTT0 Hargeisa…

                            Read More

                              Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                              Mogadishu, 24 January 2015(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; La dagaalanka Musuqmaasuqa, Saxiixa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Caruurta, Xuska Maalinta Warfaafinta Soomaaliya, Horumarka Dib u eegista Dastuurka Dalka, Horumarka Nidaamka Federaalka, Horumarka Isku dhafka…

                              Read More

                                Kumanaan Muslimiin ah Oo Si lama filaan ah Ugu Soo Biiray Dagaalka Fallaagada Ruushku Taageeraa Ka Wadaan Bariga Ukrain

                                Donets:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Waxa markii ugu horraysay Dagaalyahanno muslimiin ah lagu arkay iyagoo ka barbar dagaallamaya Kooxa Rushku taageero ee bariga Ukrain dagaalka ka wada, waxana arrintaasi abuurtay shakib badan oo dalalka galbeedku ay qaadeen. Ragan hubeysan ayaa u dhashay Jamhuuriyada Jejniya waxeyna la safteen maleeshiyaadka la dagaalamaya dowlada Ukrain ee lagu magacaabo (Separatisten), waxana ay soo muuqdeen…

                                Read More

                                  Sharciga Ammaanka Kenya Oo Markale Ku Hor Fashilmay Maxkamadda Rafcaanka Dalkaas Iyo Go’aankii Hore Loogu Laallay Qoddobo Kamid ah Oo Taageero kale Helay

                                  Nairobi:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Qoddobadii dhawaan Maxakmadda Sare ee Dalka Kenya ka saartay Sharciga Ammaanka ee Dalkaasi, ayaa markale ku horfashilmay Maxkamadda Rafcaanka dalkaasi ooh ore loogu gudbiyey Racfaan ahaan. Garsoorka maxkamada rafcaanka, ayaa diiday codsiga uu xeer ilaaliyaha guud ee dalka Githu Muigai ku doonayay in dib loogu soo celiyo 8-da qodob ee laga saaray sharcigaasi, taasina waxay…

                                  Read More