Daawo:Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Wado Xadhiga Ka Jaray Qaar Cusubna Dhagax dhigay +Wakhti ay Dayacan Yihiin Waddooyinkii Suuqu?

    Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa maanta waxa uu xadhiga ka jaray wado laga hirgaliyey  degmada 26juun isagoo halkaasina ka dhagaxdhigay  wado kale xili ay wali dayacan yihiin wadooyinkii caasimada dhexdeedu  oo  dawlada dhexe qaar dayac tirtay Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      Daawo:Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Warsaxafeed Ka Soo Saaray Tabashada Gobalka Awdal Iyo safarkii Madaxwaynaha Ooy Ugu Magac Dareen Safarkii Hilaaca Ama Gaara Bidhaanka

      Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta war saxafeed uu ka soo saaray  safarka madaxwaynaha somaliland ku marayo gobalada iyo degmooyinka somaliland iyo tabashada gobalka awdal  waxa saxafada u akhriyey xoghayaha warfaafinta awadani boobe yuusuf ducaale hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo:Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kulan Ka Yeeshay Qaabkii Koontaraga Loola Gali Lahaa Shirkada Kaadhka Codbixinta

        Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Sadexda Xisbi Qaran Iyo komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta komishan doorashooyinka somaliland iyadoo markii kulankaasi laga soo baxay  ay saxafada la hadlen masuuliyiintii sadexda xisbi qaran ka socday Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Faahfaahinta Qarax Lala Eegtay Goob ay ku Shirayeen Wufdi Ku Hawllanaa Soo Dhaweynta Madaxweynaha Turkiga

          Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Qarax xooggan ayaa goor dhaweyd ka dhacay Afaafka hore ee Hutel SYL oo ku yaalla duleedka Madaxtooyada Somalia, waxana badhtilmaameedku ahaa wafti turki ah oo ku hawllanayd soo dhaweynta madaxweyne Erdogan oo berry halkaas kasoo degi doona. Wararka hordhaca ah ee halkaas  laga helayo, ayaa sheegaya in waftigii qaraxa lala badhtilmaameedsaday aanay waxba ku noqonin,…

          Read More

            Meydka Nin Muwaadin ah Oo Laga Helay Badhtama Dooxa Hargeysa Iyo Guddoomiyaha Gobolka M/Jeex Oo Ka Hadlay

            Hargeysa:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Marodi-jeex Maxamed Axmed Jeeniyare, ayaa Ka hadlay nin meydkiisa dhawaan laga helay Dooxa weyn ee Magaalada Hargeysa, waxana uu sheegay in arrintaas baadhitaano lagu hayo. Guddoomiye Jeeniyare oo  maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inaanu ka hordhici doonin baadhitaanka Boolisku ku hayaan sababta uu ninkaasi u dhintay, “CID-da ayaa arrintaas gacanta ku haysa…

            Read More

              Daawo:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Soamliland Oo Barnaamijka Martida Kalsan Kaga Hadlay Sababta Shariciga Loo Horkeeni Waayey Shirkadaha Shidaal Baadhista Ka Wada Somaliland

              Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ) halkan ka daawo barnamij  martida kalsan ee wasiirka macdanta oo ka hasdlay arimo badan iyo shirkadaha shidaalka dalka baadhaya iyo sababta sharciga lo horjeeni waayey https://www.youtube.com/watch?v=gA5AnOvCMAc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Al-shabaab Oo Ku Gooddiday Inay Weerarro Ka Geysan Doonaan Gudaha Dalka Faransiiska

                Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay kaga hadleen dhaqanka dhawaanahan Wargeyska Charlie Habdo uu ku aflegaadaynayey Nebi Muxamed N.N.K.H, waxana ay ku hanjabeen inay weerarro jawaab u ah ka geysan doonaan Dalalka Arrimahaas caanka ku ah. Maleeshiyada ayaa Hanjabaadani ku sheegay inay uga jawaabi doonaan aflagaadada uu Wargeyska Charlie…

                Read More

                  Xuutiyiinta Oo Madaxweynaha Yemen Ku Khasbay Heshiis Sidii ay Rabeen u Dhacay

                  Sanca:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Kadib markii dagaal iyo qalalaase badani ka dhacay Xarunta Madaxtoyada dalka Yemen, ayaa waxa soo baxaya war sheegaya in heshiis laga gaadhay dagaalkaas kadib markii madaxweynaha dalkaasi uu ogolaaday inuu heshiis la galo kooxda Xuutiyiinta ah ee dagaalka kula jirtey. Madaxtooyada dalkaas oo muddo laba cisho ah ay gacanta ku hayeen kooxda Xuutiyiinta, ayaa war…

                  Read More

                    Waddooyinka Muqdisho Oo Lagu Sharraxay Calanka Turkiga Iyo Khubaro Ammaan Oo Ku Foogan Istiraatiijiyadda Soo Dhaweynta Madaxweyne Erdogan

                    Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho waddooyinka waaweyn ee dhexmara, waxa si weyn loogu taxayaa calanka dalka Turkiga oo lagu garab xidhayo midka Somalia, iyadoo loo diyaargaroobayo Soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga oo lagu wado inuu berri halkaas kusoo beegan. Goobaha xalay fiidkii hore lagu bilaabay in lagu xidho calankaas, ayaa waxa kamid ahaa laga soo bilaabo wadada…

                    Read More

                      “Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Qosolkiisu ma aha wax Shacabka Raaligelinaya,Waxay Jawaabtiisu ahayd Mid Jees Jees ah” Musharaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Ucid

                      Hargeysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Cali mataan, ayaa jawaab ka bixiyey hadal doraad ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Cabdi Aadan, oo ku saabssan Gobolka Awdal iyo Suldaan Wabar, waxaanu sheegay in aan looga fadhiyin inuu hadalkan yidhaahdo Guddoomiyaha Guurtidu, balse looga fadhiyey inuu si toos ah uga hawgalno…

                      Read More

                        Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada oo Ka Hadlay Socdaalka Buur iyo Banaan ee Madaxweyne Siilaanyo

                        Hargeysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)-  Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Cali Yuusuf Axmed ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaayo ku bogaadiyay socdaalka uu ku marayo Goboladda iyo Degmooyinka dalka. Cali Yuusuf oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka waxa kale oo uu sheegay in booqashaddii shalay Madaxweynuhu ugu tagay Ciidamada qaranka ee ku sugan jiida…

                        Read More

                          Siyaasi C.laahi Jawaan oo ka Hadlay Aragtidiisa Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada

                          Hargaysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)- Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdillaahi Jawaan) oo ah Guddoomiye ku xigeenkii Komishankii Doorashooyinka ee ugu horeeyey, ayaa waxa uu sheegay inuu aamisan yahay in Doorashada oo la filaayey inay Sannadkan dhacayso dib u dhac ku imanayo, isaga oo tilmaamay in dhabihii lagu qaban lahaa Doorashada aan la haynin. Cabdillaahi Jawaan ayaa…

                          Read More

                            “Wixii maanta ka dambeeya xafiisyada dowladda waa in laga isticmaalo afka Soomaaliga” Madaxweyne Xasan Sheekh

                            Muqdisho 22.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa amar ku bixiyay maanta in xafiisyada dowladda Somalia ay ku shaqeeyaan wixii maanta ka dambeeya afka Soomaaliga, isaga oo ka digay in hawlaha dowladda loo isticmaalo afaf kale. Xasan Sheekh ayaa hadalkan ka sheegay munaasabad lagu xoojinayay afka Soomaaliga iyo qoraalkiisa oo soo billaabatay sannadkii…

                            Read More

                              Xuska Maalinta Warbaahinta Soomaalliyeed 21 Janaayo, 2015

                              Muqdisho, 21 Janaayo, 2015 Maanta oo ku beegan 42-guuradii ka soo wareegtay maalinta Warbaahinta Soomaaliyeed oo ah 21 Janaayo, 1973 oo ah maalintii ugu horeysay Wargeys Af-Soomaali ku qoran laga soo saaro dalka Soomaaliya, ayaa looga dabaal degayaa dalka Soomaaliya gudihiisa iyo dibadiisa. taasoo muujineysa sida maalintantani ay ugu weyntahay warfidiyeenka iyo warbaahinta Soomaaliyeed. Waxa…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Mar kale Maanta Booqday Fadhiisinka Ciidamada Qaranka ee Deegaanka Ganbadha iyo Dareenadii Ku Xeernaa DAAWO

                                Laascaanood, 21 Jan 2015  (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland md. Axmed Maxamed Maxamud (Silaanyo) oo sii wata safarkiisii dheeraa ee lamagacbaxay Buur iyo Banaan Bari Iyo Galbeed ayaa socdaal ku galaa bixiyay degaamo ka tirsan Gobolka Sool. Waxa uu booqday Ciidamada qaranka ee jiida hore ee gambadha ku sugan. Madaxweynaha ayaa intii uu ku guda jiray socdaalkiisa…

                                Read More

                                  “Booqashadii Daltabyada Iyo Boholyawga Xusuusta Gurigii Hooyo Iyo Kii Dhalasho” M.weyne Siilaanyo DAAWO

                                  Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo weftiga uu hogaaminaayo oo weli socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa u balan qaaday dad weynaha degmooyinka uu marayay ku dhaqan, wax qabad kala duwan oo ay hirgalinayso xukuumaddiisu. “Waqti danbe ayaanu maraynaa jid dheer ayaanu soo marnay oo Gobolo…

                                  Read More

                                    “Safarka Madaxweynuhu Waa Kaambayn Aan Xilligiisii Gaadhin Iyo Indha Sarcaad Ay Dadka Ku Madadaalinayaan” Xisbiga Ucid

                                    Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Xisbiga Ucid Ee G.Togdheer Ahna Xoghayaha-War-Faafinta ee xisbiga ee gobolkaa Mukhtaar Mahamed Jama X Diiriye(M Nadaara), ayaa war uu soo saaray, ku sheegay safarka madaxweynaha kaambayn aan xilligiisii la gaadhin. Qoraalkaa uu soo saarayna wuxuu u dhignaa sidan; “Waxaay Bulshadda Soomaliland Wadda Ogsoontahay Socdaalka Uu Madaxweynuhu Ku maraayaay Goboladda soomaliland…

                                    Read More

                                      Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybglay Kulan Lagaga Hadlayay Yaraynta Khilaafaadka Ka Yimaadda Dhulka DAAWO

                                      Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta ka qayb galay kulan balaadhan oo lagaga hadlayay khilaafaadka ka yimaadda mulkiyadda dhulka iyo sidii loo yarayn lahaa. Kulankan waxaa kala qayb galay Madaxweyne ku Xigeenka Xubno ka Tirsan Golayaasha Kala Duwan ee Qaranka.  https://www.youtube.com/watch?v=7uejLsn-avs

                                      Read More