Doonyo Yamaniyiin Ah Oo Dhib Ku Haya Xeebaha,Iyo Wasiirka Kalluumaysiga oo ka Hadlay

    Hargeysa, 21 Jan 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed, ayaa sheegay inay jiraan Kaluumaysato Yamaniyiin ah oo dhibaato ku haya Xeebaha Somaliland. Waxa uu sheegay inay doonyo badan oo sharci daro ah qabteen sidoo kalena xattaa kuwa sharciga haysta dhimi doonaan si Bulshada Somaliland fursad ugu hesho ka faa’iidaysiga Kaluunka“Doonyaha Yamantu si Aan…

    Read More

      Baarlamanka Midowga Yurub oo ka Hadlay Qadiyada Aqoonsiga Somaliland iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

      Beljam 21,Jan 2015 (SDN/QJ)- Wefti ka socda Somaliland ayaa shalay la kulmay guddiga arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, kulankaas oo ka dhacay magaalada Brussels ee wadanka Beljam. Kulanka ayaa waxa hadal ka jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, oo ka hadlay taariikhda Somaliland. Wuxuu Wasiir Biixi sheegay in Somaliland ay xorriyadii ay ka…

      Read More

        Xildhibaan Khadar Ambassador oo Iska Casilay Xubinimadii Golaha Wakiilada iyo Wali Axmed Xaawo oo Bedelaya

        Hargaysa 21.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Khadar Aadan Xuseen (Ambassador) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ayaa si rasmi ah iskaga casilay kursigii golahaas. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay guddoomiyaha guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Xidlhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa. Xildhibaan Khadar ayaa la sheegay inuu xildhibaanada golaha wakiilada ka codsaday inay ka aqbalaan…

        Read More

          Taliyaha Laanta Socdaalka Ee Madaarka Hargeysa Oo Caddeeyey In Dad Ku Dhoofaya Baasabooro Faajari Ah Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa+Digniin Adagna Ka Soo Saaray DAAWO

          Hargeysa 21.Jan 2015 (SDN/QJ):-Taliyaha laanta socdaalka ee madaarka Hargeysa gaashaanle Cabdi Saleebaan, ayaa si adag uga  hadlay haweenay shalay lagu qabtay madaarka Hargeysa iyada oo lagu dhoofinaayo baasaboor Foojari ah, waxaana uu sheegay in ciddii lagu qabto iyada oo sidata dukumanti sharci darro ah oo ka dhoofaysa madaarka Hargeysa la horkeeni doono maxkamad. Gaashaanle Cabdi Saleebaan,ayaa…

          Read More

            Gaadiid Dagaal Oo Aan Noociisa Hore Loogu Arag Afrika Oo Maraykanku Siinayo AMISOM

            Muqdisho:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Sida lagu sheegay Shabakadaha gaarka u ah Militeriga dalka maraykanka, waxa socda qorshe Maraykanku Ciidanka  AMISOM Ku siinayo tiro gaadiid casri ah oo aanay miinadu Karin. Qoraalka laga soo dheegtay Shabakadahan maraykanka, ayaa sheegaya in ugu yaraan 20-kamid ah Gaadiidkaas dhawaan lagu wareejin doono AMISOM, iyadoo gaadiidkaas Magacooda lagu sheega MRAPS, waana gaadiid aan hore…

            Read More

              Kenya Oo Raalligelin Ka Bixisay Sunta Indhaha Ka Ilmaysiiya Oo Ciidankeedu Arday u Adeegsadeen

              Nairobi:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa ka Raalligelin Ka Bixisay sunta indhaha ka ilmaysiisa oo ay ciidankeedu dhawaan u adeegsadeen arday mudaharaadaysay. Joseph Nkaissery oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, ayaa raalligelintan Bixiyey Maalintii shalay, waxana uu si gaar ah ah raalligelintaas ugu diray Ardaydii Suntan lagu buufiyey. Dibad-baxa ayaa bilawday markii shirkad dhimse uu la wareegay lahaanshaha barxaddii…

              Read More

                Xulashada Xukuumadda Cusub Oo Muqdisho Ka Bilaabantay Iyo la Tashiyo Socda

                Muqdisho:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Xulashada Xukuumadda Cusub ee Somalia ayaa ka Bilaabantay Magaalada Muqdisho, waxana uu Ra’isal wasaaruhu wada-tashiyo la wadaa Xubnaha uu talada bidayo oo madaxweynuhu ugu horreeyo. Sarkaal ka tirsan Madaxtooyaa Somaliya, ayaa sheegaaya in Ra’iisal Wasaaraha uu dhinacyo kala duwan kala tashanaayo magacaabidda Golaha Wasiirada, si uu taageerada uga helo Xildhibaanada Baarlamaanka. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa la…

                Read More

                  Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Iyo Socdaalka Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland Kusoo Galay Deegaano Kamid Somaliland

                  Burco:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee Ucid laantiisa Gobolka Togdheer, ayaa ka Hadlay safarka  Madaxweyne Siilaanyo ee Gobollada Bariga iyo Waliba Socdaalka Madaxweyne-ku-xigeenka Puntland uu ku joogo Deegaanka Somaliland katirsan. Afhayeenka Xisbiga Ucid waxa uu sheegay in Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo la xidhiidho Arrimo Kaambayn oo aanu ahayn sida loo sheegayo ee ah u kuurgalka xaaladda Dalka….

                  Read More

                    Madaxtooyada Yemen Oo Gacanta u Gashay Maleeshiyada Xuutiyiinta iyo Xarumo Kale Oo Muhiim ahaa

                    Sanca:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Maleeshiyada Xuutiyiinta eek a dagaallanta daalka Yemen, ayaa si buuxda gacanta ugu dhigtay Madaxtooyadii dalkaasi looga arriminayey iyo goobo badan oo xafiisyadii xukuumadda ah, kadib weerar xoogan oo ay maalmahan wadeen. Taliyaha ciidamada ilaalada ka ahaa madaxtooyada Yemen Col Saleh al-Jamalani ayaa ku tilmaamay la wareegida madaxtooyada afgambi, waxana ay kooxdu dagaalkan caasimadda ka dhex…

                    Read More

                      Mudane Katirsanaa Golaha Wakiillada Somaliland Oo Xilkii Iska Casilay Iyo Sababaha Loo Aanaynayo

                      Hargeysa:Jan,21,2015(SDN/QJ)-Mudane Khadar Aadan Xuseen(ambassador) oo kamid ahaa  xubnaha Golaha wakiillada Somaliland, ayaa si kedis ah shalay xubinimadii Golahaas iskaga casilay, waxana uu warqadda Iscasilaaddiisa u gudbiyey Golaha uu  muddada kasoo tirsanaa. Sida uu warbaahinta qaarkood u xaqiijiyey Guddoomiyaha Guddida Joogtada ah ee Golahaas Ibraahim Mahdi Buubaa, waxa uu mudanahani si cad u sheegay inuu xilkaas…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray 10 Km ee u horeeyay ee Wadada Ceerigaabo iyo Isagoo Caawa ku Sugan Magaalada Burco DAAWO

                        Burco 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Maanta Isagoo ku Sugan Deegaanka Ina Afmadoobe Waxa uu si rasmi ah uu Xadhiga uga Jaray 10 Km oo ka Mid ah Wadada Ceerigaabo halka uu Sidoo Kalena Dhagax Dhigay 20 Km oo Caro Kaawadu Saaran tahay . Madaxweynaha iyo Weftigiisa ayaa caawa ku sugan Magaalada Burco…

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo Deegaanada War Cimraan iyo Shan Shacade Iyo Tabashada Bulshada iyo Sida Wax looga qabanayo DAAWO

                          Hargaysa 20.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud Siilaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo weli ku gudo jira socdaalkoodii shaqo ee ay ku marayeen gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa mashaariic horumarineed qaarna ka furay, qaar kalena ka dhagax dhigay deegaanada War Cimraan, Shanshacadde iyo Caynabo,  halka sidoo kalena uu Madaxweynuhu duhurnimadan…

                          Read More

                            Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Haayada FAO Ku Wareejinaysay Wasarada Beeraha Somaliland

                            Hargeisa 1/20/2015(SDN/QJ)Haayada Foa ayaa maanta warada beeraha somaliland ku wareejisay  tiro baabura iyadoo xaraunta wasarada loogu  qabtay  munaasiba ay  kula kala waregayeen ayaa madaxwayne ku xigeenka somaliland ka soo qayb galay http://www.youtube.com/watch?v=dVWJh_rOMsM&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo: Xukuumadoo Kala Dareerisay Dhalinyar Ka Damqatay Aflagada Loo Gaysatay Nabigenii Suubana (NNKH)Oo Ka Dhacay Magalada Hargeisa

                              Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)waxa maanta magalada hargeisa ka dhacay mudaharaad laga soo horjeedo aflagadii  wargayska ka soo baxa dalka faransiisku  u gaysatay nabigenii suubana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ahate mudaharadkasi  oo ay  ciiidamada dawladu kala diren dhalinyarti isasoo ababushay http://www.youtube.com/watch?v=HV3XcLkTX6o Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Taliye Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Qaabkan Cusub Ee Wadooyinka Loo badalay Isagoo Taliyuhu Sheegay in Shilalkii Baabuurtu Yaraday Intii La Badalay

                                Hargeisa 20/1/2015(SDN/QJ)taliye ku xigeenka somaliland c/raxmaan liiban fooxle ayaa maanta ka hadlay  qaabka cusub ee wadooyonka ay  u badashay  wasarada arimaha gudaha somaliland   iasgoo taliyhu sheegay  ina  shilalkii  baabuurtu yaraaday http://www.youtube.com/watch?v=YlD8F-Q1t0s Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  Somaliland Oo Badhtanka Kaga Jirta Dalalka Sanadkan Doorashooyiyinku ka Qoondaysan, Laguna Daray Liiska Waddamo La Filayo inay Dib uga dhacaan Qorshahooda.

                                  Hargeysa(SDN/QJ)-Sanadka Bilowga ah dalalka la filayo inay doorasho madaxtinimo ka dhacdo, waxa hoggaanka u haysa oo ku jirta Somaliland sida ay shaacisay warbixin ay soo saareen Machadka Africa Research Institute (ARI) oo ah machad falanqeeyaa arrimaha dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Afrika. Warbixintan ayaa lagu sheegay innay somaliland sidoo kale safka hore kaga jirto laba waddan oo…

                                  Read More

                                    Weerarkii Dhawaan Lagu Qaaday Wargeyska Charlie Hebdo Oo Ay Ka Arrinsadeen Wasiir Arrimo-dabadeedyada Dibadda Yurub

                                    Brugsells:Jan,20,2015(SDN/QJ)-Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka midowga yurub, ayaa  maanta kulan ku leh Xaruntooda Brussels, waxana ay ka arrinsanayaan Weerarkii dhawaan lagu qaaday Wargeyska Charlie Hebdo. Wasiirada, ayaa waxay isku raaceen in dagaal lala dagaalo Islaamiyiinta xagjirka ah, iyadoo iskaashi heer caalami ah lala yeelanaayo dalalka dunida Islaamka. Midowga Yurub waxay qireen in Muslimiinta ay yihiin kuwa…

                                    Read More