Zambia Oo Maanta Looga Dareerayo Doorashooyin Madaxweyne Iyo Cidda Guusha Loo Saadaaliyey
Lusaka:Jan,20,2015(SDN/QJ)-Kadib Geeri lama filaan ahayd oo Bishii October ee sanadkii tegay ku timi madaxweynihii Dalka Zambia, ayaa maanta lagu wadaa inay doorashooyin madaxtinimo u dareeraan shacabka reer Zambia. Xisbiga haatan talada haya ee Patriotic Front, ayaa ku kalsoon in uu guuleysan doono, waloow uu wajahayo tartan adag oo kaga imanaya mucaaradka. Kor-joogtada heer gobol waxay…
