Sarkaal Xisbullah Ka Tirsan Oo Yuhuuddu Duqayn Ku Dishay
Quneitra:Jan,19,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo dalka Suuriya, ayaa sheegaya in shan xubnood oo katirsanaa Ururka Xisbullah lagu laayey Duqaymo israa’il ka fulisay Buuralyada Golan Heigts. Ciidamada Israel kama aanay hadlin weerarka, balse wararka ayaa sheegaya in diyaarad nooca helicopter-ka ah oo Israel ay leedahay ay laba gantaal ku riday Quneitra, oo u dhow xadka kala qeybiya dhinaca…
