Beel Soomaaliyeed oo dawlada Dhexe u dirtay Baaq ku wejahan cida ay doonayaan in ay dawlada ku metesho

    Gaalkacyo Jan 04,2015(SDN/QJ)-Beesha Yusuf Daarood ee Awrtoble ayaa intooda dibedda iyo guddahaba joogta waxa ay wadahadalo ka dib madaxda dawlada Soomaaliya u direen baaq noociisa aan hore loo arag,qoraalka baaqooduna sidan ayuu u dhignaa: KU: Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya MD Prof. Xasan Sh. Max’ud KU: Gud. Golaha Shacabka JF Soomaaliya MD Prof. Maxamed Sh. Cusman Jawaari KU: R/wasaaraha…

    Read More

      Laamaha Xisbiga UCID ee gobolka Alberta Canada oo wacdaro soo bandhigay(SAWIRO)

      Edmonton Jan 04,2014(SDN/QJ)-Shirweynahii laamaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID ee gobolka Alberta Canada , ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Edmonton. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaan madaxda laamaha kala duwan ee xisbiga Ucid ee gobalka Alberta. Waxaa kale oo iyaguna kazoo qayb galay xubno ka socda masuuliyiinta xisbiga Ucid ee goblka Ontario…

      Read More

        Xaalka Villa Somalia Oo Saaka Kacsan iyo Xarunta Madaxtooyada Oo Ammaankeeda La Adkeeyey

        Muqdisho:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Saaka waxa shacabka reer Muqdisho ku warheleen Xaalad dareen leh oo ka jirta Madaxtoyada, Somalia, waxana indhaha shacabka iyo kuwa diblomaasiyiintu qabanayaan ciidamo tiro badan iyo baadhitaano xarunta laga dhex wado. Baadhintaankan saaka la arkay, ayaa laga bilaabay dhammaanba Waddooyinka Madaxtooyada agmara iyo Waddooyinka laga galo aqalka dalka looga arrimiyo, waxana baadhitaanku saameeyey xataa shaqaalaha…

        Read More

          Yuhuudda Oo Ku Dhawaaqday Tallaabo Cuno-qabatayn Horleh Lagu Saarayo Falastiin, kadib Horumar Siyaasadeed Oo Dawladaha Carabtu Bilaabeen

          Jerusalem:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Yuhudda, ayaa ku dhawaaqday tallaabo hor oo lagu ciqaabayo Dawladda iyo shacabka reer Falastiin, taas oo ah inay Gebi ahaanba joojinayso lacago cashuur ah oo ay u ururin jirtey Falastiiniyiinta. Yuhuudda, ayaa tallaahadan cuno-qabataynta ah Sabab uga dhigtay iskudayga ay Falastiiniyiintu ku doonayaann inay xubin kaga noqdaan Maxkamadda Caalamiga ah ee ICC-da. Xukuumadda Israa’iil…

          Read More

            Ciidanka Ammaanka Somalia Oo Damiyey Idaacadda Risaala, Tiro Wariyayaal ka Hawlgelayeyna Xabsiga u Taxaabay

            Muqdisho:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Habeenkii xalay ciidanka Ammaanka Magaalada Muqdisho, ayaa gudaha ugalay Xarunta Idaacadda Radio Risaala, waxana xabsiga loo taxaabay Tifaftirihii idaacadda oo lagu magacaabo Maxamed Kaafi Sheekh Abuurkar iyo Agaasimiheedii oo isagana magaciisa lagu sheegay Maxamed Cabdiwahaab. Sidoo kale waxay Ciidanka Ammaanku Xabsiga dhigeen War soo saare magaciisa lagu sheegay  Maxamed Cabdi Cali, waxana dhammaantood loo qaaday…

            Read More

              Akhri Magacyada 20-Wasiir Oo Madaxweyne Shariif Xasan Xalay Iyo Wasiir Aan Maamulgoboleedyada Loo Ogolayn Oo Ku Jira

              Baydhaba:Jan,04,2015(SDN/QJ)-Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Somalia, ayaa Habeenkii xalay ku dhawaaqay Liiska Golihiisa wasiirrada oo in muddo ah laga sugayey. Xubnahan oo dhammaantood ah xubno miisaan leh, waxa, ayaa tiradoodu tahay Labaatan, waxana qaarkood xilal wasiirrnimo  kasoo qabteen Dawladda dhexe ee Somalia. Shariif Xasan ayaa xubnaha Wasiirada ee uu…

              Read More

                Xildhibaan Axmed-yaasiin Oo Madaxweyne Siilaanyo u Sheegay In Jawaabta Reer Awdal Ka Sugayeen Aanay Ahayn Hadal Warbaahinta la Isu Mariyo, Balse laga Sugayo Inuu Tallaabo Cad Qaado

                Hargeysa:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, lagana soo doorto Gobolka Awdal, ayaa  ka Hadlay Jawaabtii madaxweyne Siilaanyo shalay ka yidhi Arrinta Gobolka Awdal iyo Cabashooyinkii jirey oo xasarado kiciyey. Xildhibaanka oo Maanta la Hadlay Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in Jawaabta Madaxweyne Siilaanyo laga sugayey aanay ahayn mid Qawl ah,…

                Read More

                  Daawo:Madaxwaynaha Waanu Ugu Hanbalyeynaynaa Go,aankii Uu Ka Qaatay Musharxnimada Xisbiga Kulmiye Hadaanu Nahay Beesha Waqooyiga Iyo Galbeedka Hargeisa Anaga Dhexdayada Ayaabay Khilaafk Keeni Gaadhe”Mujaahid Cali Guray”

                  Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)mujaahid cali guray ayaa maantamadaxwayana somaliland ugu hanbaleeyey go,aankii uu shalayto ka soo saaray khilaafkii ka taagnaa musharaxnimada xisbga kulmiye oo isagoo madaxwaynuhu marka shaacaiyey  iuu u  taaganyahay  jagada madaxwaynimo  ee xisbiga kulmiye Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Gollaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland oo ka hadlay La xisaabtan ku sheega Xukuumada Gaas ee Puntland

                    Garoowe Jan 03,2015(SDN/QJ)-Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland waxaanu canbaareyneynaa qaabka Umada Puntland loogu jaah wareershey la xisaabtan ku sheegii lagu qabtey xarunta Wasaarada Caafimaadka Dowlada Puntland ee Garowe iyadoo lagu soo bandhigey wax lagu sheegey La xisaabtan .  Waxaanu u cadeyneynaa Shacabka Puntland hadaanu nahey Golaha Midnimada iyo Cadaalada Puntland in waxa ka dhacay xarunta…

                    Read More

                      Daawo:Gudoomiyaha Buuhoodle Ee Xisbiga Wadani Oo Xafiis Ka Furtay Ka Furay Magaalada Buuhoodle Ee Gobalka Sool

                      Buuhoodle 3/1/2015(SDN)xisbiga wadani ayaa xafiis ka furtay magaalada buuhodle ee gobalka sool iyadoo halkaasina ay kaga soo biiren dadawyane aad u tiro badan waana markii ugu horaysee xafiis ku yeesho xisbiga wadani magfaalada buuhoodle ee  gobalka sool iyadoo loo magaacay gudoomiyaha buuhoodle ee xaisbiga wadani https://www.youtube.com/watch?v=k6S92xbxINU&feature=youtu.be Buuhoodle SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                      Read More

                        Waxqabadka Dowladda Soomaaliya ee Usbuucii la soo dhaafay

                        Mogadishu, 03 January 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Ansixinta Miisaaniyadda 2015, Dar-dargelinta Maamul Wanaaga, Xoojinta Xiriirka Somalia iyo Masar, Dilka & Qabashada Horjoogeyaal Al-Shabaab ka tirsan, Shirkad Ceymis ah…

                        Read More

                          Gudidad Dhimaha Wadada Hargeisa Iyo Baligubadle Oo Kormeer Ku Tagy Halka Ay Wadaadasi Marayso Gudida Iyo Xubno Qurbo Jooga Ah

                          Hargeisa 3/1/2015(SDN/QJ)Gudida dhismaha wadada isku xidha maalada baligubadle iyo hargeisa ayaa kurmeer  ku tagay  halka ay wadadaasi marayso  iyagoo  hogaminay  xuno qurbo jooga waxana ugu horayn halkaasi ka hadlay gudoomiyaha gudida wada xildhiban axmed diiriye nacnac iasgoo halkaasi uga mahad celiyeyqurbajooga sida wacan uga qayb qaatay dhismaha wadadsi waxa kaleoo uu ugu baaqay  guud ahaan…

                          Read More

                            Da’yar Abaabulan Oo Rabshado ka Abuurtay Deegaanka Siimoodi oo Shirkada Shiine ahi Macdan Ka Qodayso

                            Siimoodi:Jan,03,2014(SDN/QJ)-Rabshado ay wadaan Kooxo Dhallinyaro ahi, ayaa ka  bilaabmay Deegaanka Buurta Siimoodi ee Degmada Baki oo shirkad chine ahi ku wado Hawlo Macdan Qodis ah. Kooxo dhallinyaro ah oo la aaminsan  yahay in laga soo abaabulay dhinaca Gobolka Awdal, ayaa rabshay shaqaalaha Goobtaas ku sugan, kuwaas oo ugu cago jugleeyey inay joojiyaan Hawlaha ay shirkadaasi…

                            Read More

                              Kenya:Arday Laba Sano Oo Xadhig ah Ku Mutaystay Aflegaaddo Uu U Geystay Madaxweynaha Dalkaasi

                              Nairobi:Jan,03,215(SDN/QJ)-Dalka Kenya, ayaa waxa maxkamad ku taalla ay xukun kasoo saartay Arday Dhallinyaro ah oo lagu eedeeyey inuu aflegaadeeyey Madaxweynaha Dalkaasi Uhuru Kenyata. Ardaygan oo dhigta jaamacad ku taalla Dalka Kenya oo magaciisa lagu sheegay Alan Wadi Okengo  ayey booliska soo xidheen kaddib  dabagal badan oo lagu samaynayey muddo dheer. Wadi okengo ayaa bartiisa Facebook…

                              Read More

                                Cali-gurey Oo Takoor iyo Aflegaaddo Ba’an Kala Kulmay Safar Dheer Oo Uu Kusoo Maray Deegaanno Beesha Madaxweyne Siilaanyo Degto

                                Qorilugud:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Muj. Cali Maxamed Yuusuf (cali-gurey), ayaa takoor iyo hadallo deel-qaaf ah kala kulmay Qaar kamid ah Deegaanada ay degto Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo Hoggaanka Xisbiga Ucid ayaamahan Safar ku marayey. Wafti Xisbiga Ucid ah oo uu Hoggaaminayey Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo maalmahanba Safar ku jooga Deegaanada  Gobolada Togdheer iyo…

                                Read More

                                  Suldaan Wabar Oo Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadalkii Madaxweyne Siilaanyo,Xalka Deegaankiisana ku Sheegay Mid Ku Jira Qori Caaradii

                                  Qulujeed:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dhawaan sheegay inuu ka noqday Go’aankii lagu dhisay Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka jawabaay Hadallo canaan ahaa oo uu madaxweyne Siilaanyo shalay Hawada u mariyey. Suldaan Wabar oo la Hadlay TV-ga Universal ayaa sheeegay inuu wali ku adkaysanayo Mawqifkiisii uu kaga soo horjeeday somaliland, isagoo sheegay inay ka Go’an tahay  inuu…

                                  Read More

                                    Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino(Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye) Qormada: 11aad

                                    Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.com,www.dharaaro.com Qormada: 11aad Hargeysa:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Beryihii aanu SNM ta ka tirsanayn ee aanu joognay meelo ay ka mid ahaayeen magaalada Diridhabe ayaa subaxdii la isku bariirin jiray: “Barinnaye, ma barideen.” Gelinka hore ayaa sidaa la isku nabdaadin jiray, gelinka dambena waxa la isku salaami jiray: “oollaye, ma oosheen.” Tan iyo maalintii Isniineed ayaynu…

                                    Read More

                                      Doomihii Tahriibka Oo Loo Beddelay Maraakiib Iyo Midowga Yurub Oo Ku Jaahwareersan Khiddadda Dadka Wax Tahriibiyaa Lasoo Baxeen

                                      Rome:Jan,03,2015(SDN/QJ)-Dadka ka ganacsada Tahriibinta Dadka Muhaajiriinta ah ee kasii qulqulaya Qaaradaha Afrika iyo Asia, ayaa haatan Bilaabay Khidad cusub oo ay tahriibayaasha ku gelinayaan Qaaradda yurub iyagoo ka Baydhay khadkii ay hore u isticmaali jireen. Hannaankan cusub ayaa ah in Kuwa ka ganacsada tahriibinta dadku ay iibsanayaan Maraakiib Gabow ah oo lagu qaadi jirey xoolaha…

                                      Read More

                                        Daawo:Wasiirka Maaliaya Iyo Xubno Kale Oo Wasiiro Ah Oo Kormeer Indho Indhayna Ku Soo Maray Kastamka Kalabaydh Iyo Deeganka Arabsiyo

                                        Hargeisa 2/1/2015(SDN/QJ)Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee JSL Md Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ay wehelinayeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ayaa maanta oo Jimce ahayd shaqooyinkana laga nasanayey kormeer ku tegay Kastamada kalabaydh iyo Abaarso, waxana ay halkaa warbixino kaga dhegaysteen maamulka kastamadaasi. Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                        Read More