Madaxweyne Siilaanyo Oo Curashada Sanadka Cusub La Diyaar ah Isku-shaandhayn Golihiisa Wasiirrada ah Iyo Reer Awdal Oo Dhaxli Doona Wasaarado Muhiim ah

    Hargeysa:Jan,01,2015(SDN/QJ)-Curashada Sanadka cusub ee Maanta Bilowga ah, ayaa la filayaa in Madaxweyne Siilaanyo ku ibo furo isku shaandhayn laxaad leh oo uu ku samayn doono Golihiisa wasiirrada, iyadoo la sugayo inay arrintaas sababteeda koowaad leedahay Culayska xukuumadda madaxweyne Siilaanyo kasoo food saaray dhinaca shacabka reer Awdal oo si weyn ukacsan. Isku shaandhayntan, ayaa la sheegayaa…

    Read More

      Somaliland oo Sannadka dhamaaday Ku Sagootiday Khilaafyo Sharci (Barnaamij Gaar ah iyo Qurbejoog DHAGAYSO}

      Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadka dhamaaday ee 2014 ayaa Somaliland ugu Suntan inay Soo mareen Khilaafyo Sharci oo ka dhex dhashay Hay’ado uu Distoorku Waajibiyay Wada Shaqayntooda . Khilaafyadani Waa kuwo ka dhex dhashay Golaha Wakiilada oo Sannadkii Tegay uu laba Jeer Muran adagi soo Kala dhex galay,Sidoo kale Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland haya…

      Read More

        Lafo Gurkii ugu Cajiibsanaa ee Dhacdooyinka Caalamka ee Sannadkii Tegay ee 2014 Iyo Weriyihii Ruug Cadaaga ahaa ee C.laahi Xasan Mosko {DHAGAYSO}

        Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadkii dhamaaday ee 2014 Wuxuu Caalamka ku soo Kordhiyay Xaalado Cusub Waxaa Meelo badan uu Isbedel ku yimid Dublamaasiyada Caalamiga Waxaa soo Siyaaday Cabsida Kooxaha Argagixisada oo ay ugu Mudan tahay Ururka Daacish Waxaa isu soo dhawaansho laga arkaa Xulufo markii hore Mawqifyo adag Kala Taagnaa. Weriye Sakariye Axmed Muxumed oo…

        Read More

          “Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murashax Ah, Oo…” Wasiir Cukuse

          London 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Maxamed Daahir Cakuse, oo in muddo ahba dibad wareeg ahaa ayaa ku tilmaamay labada wasiir iyo gudoomiyaha Kulmiye ee loolanka adag ee murashaxnimadu ka dhexeeyo, ficiladdoodu inay yihiin qaar qarinaya waxqabadka xukuumada Madaxweyne Siilaanyo. Wasiirku wuxuu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyay jaaliyada ku dhaqan dalka Sweden,…

          Read More

            Ganacsade Maxamed Aw Siciid oo la Wareegay Wershada Laydhka ee Berbera,Sida ay Xukuumadu u dhigtay iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka Hadlay DAAWO

            Berbera 01.Jan 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa  Magaalada Berbera kaga qayb galay Kulan Maamul Wadaag ah oo dhexmaray Wershada Laydhka ee Berbera iyo Shirkad Gaar loo leeyahay.

            Read More

              DAAWO:Ururka Samofalka Gaaroodi oo soo bandhiagay waxqabadkiisii sanad laha ahaa ee 2014kii

              Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)-Ururka Samafalka Gaaroodi oo ka hawgala Guud ahaan Jamhuuriyada Somaliland  gaar ahaan degaanka Maroodijeex ayaa waxa uu bulshada uu u adeego iyo kuwa bixiya Aduunka uu ku hawlagolaba u soo bandhigay waxqabadkoodii sanadkan haatan dhamaanaya. Ururka Gaaroodi oo ah ka ku dayashadiisha loo abaabulay ururadii dabadii la yagleelay isla markaana ku suntan inta…

              Read More

                Sh. Ismacil X. Maxamed Cise (Shekhal Balad) oo ugu baaqay golaha deganka Hargeysa inay Bile Rafle taallo ku mamusan ama ugu magac daraan waddo muhim ah

                Hargeysa Dec 31,2014(SDN/QJ)- Sheekh Ismaaciil oo kamid ah culumada caanka ah ee Somaliland ayaa baaqan u jeediyay mayarka caasimadda Hargeysa md. C/raxmaan Soltelco oo uu ku tilmaamay maayar talada dhageysta waxqabadna leh. Sheekhu waxa uu sidan ku sheegay wareysi uu siiyay shabakada somalidiasporanews isaga oo hadalkiisii sii watana waxa uu yidhi bani’aadamku waxay wax ku…

                Read More

                  Daawo:La TaliyahaXoghayaha Arimaha dibada Xisbiga Wadani Marwo Faadumo Siciid Oo Ka Hadashay Qaabkii Ay Xukuumadu Faro Galinta Ugu Samaysay Shirwaynihii Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo

                  Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)La taliyaha xoghayaha arimaha dibada  xisbiga wadani marwo faadumo siciid ayaa maanta ka hadlashay  qaabkii doorasahada ururka dhalinyarada somaliland sonyo o ay sheegay inay xukuumadu  faraha  kula jirto isagoo ugu baaqay inay xukuumadu faraha ka dayso ururka dhalinyarada  somaliland ee sonyo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Daawo: Xoghayaha Xisbiga Wadani Maaha Xaq In Mudo Kordhin Loogu Daro Nin Shaqadiisii Hore Ka Soo Bixiwaayey Anaguna Yeelimayno

                    Haegreisa Dec/31/2014(SDN/QJ)xogyahaha xisbiga mucaaridka ah wadani c/laahi uur cade ayaa maanta ka hadalay  mudo kordhi  loo sameeyo xukuumada uu gadhwadeenka  ka yahay  madaxwayne axmed amaxamed maxuud siilanyo  iyadoo maalmihii ugu danbeysay  aad loo hadal hayey  in xuukamada mudo  loogu daraayo  swaxa uuyidhi  maaha in loogu daro xukumad  horeba shaqadeedi uga soo bixi kari wayday Hargeisa…

                    Read More

                      Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Maanta Soo Saaray Go,aamo Kor Loogu Qaadayo Bilicda Hargeisa Iyadoo Kuwii Horeba Aan Sidodii Loo Fulin

                      Hargeisa Dec/31/2014(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada hargeisa ayaa waxa uu go,aamo kor ;oogu qaadayo bilcda magaalada hargeisa  iasgoo wasiirku  iasgo wasiirku  sheegay  in wada wadnaha hargeida ee hor marta qaasriga madaxtooyada ay  noqon doonto  hal haad  iyadoo hore  u ahaan  jirtay  mid laba…

                      Read More

                        Gacan-ku-dhiigle Maskaxda Ka Jirran Oo Jeelka Burco 8-sano Ku Jiray Oo Ehelkiisa La Baafinayo

                        Burco:Dec,31,2014(SDN/QJ)-Taliska Jeelka dhexe ee Magaalada Burco, ayaa warbaahinta usoo bandhigay Gacan-ku-dhiigle Maskaxda wax uga Dhiman yihiin oo muddo siddeed sano ah ku jirey Jeelkaas, kadib markii uu dilay Nin kasoo jeeda Gobolka Togdheer. Gacan-ku-dhiiglahan maskaxda ka jirran, ayaa magaciisa lagu sheegay looma Faysal Cali Warsame Xeefaw,waxana  ay talisku sheegeen inay waayeen Ehelllada iyo qaraabadii uu…

                        Read More

                          Qaraar Falastiiniyiinta Faa’iido Badan u Lahaa Oo ku hor Fashilmay Golaha Ammaanka

                          Newyork:Dec,31,2014(SDN/QJ)-Waxa fashil ku dhamaaday Qaraar muhiim u ahaa Shacabka Reer Falastiin, kaas oo la doonayey in Golaha Ammaanka Dhexdiisa aqoonsi looga raadiyo Qaddiyadda Reer Falastiin. Golaha ammaanka, ayaa si cad u diiday Qaraarkaas oo qabyo ahaa, kaas oo ay dawladda Urdun soo gudbisay, iyadoo Qaraarkaasi ku Baaqayey in la soo afjaro Haysashada Israa’iil ee Dhulka…

                          Read More

                            Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Siyaad Barre Oo Geeriyooday Iyo Tacsida Ra’isal Wasaaraha

                            Muscat:Dec,31,2014(SDN/QJ)-Waxa Xalay Magaalada Muscat ee Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ku Geeriyooday Mid kamid ah Wiilashii uu ka Tegay Eebe Ha u Naxariistee Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Siyaad Barre, kaas oo laga Yaabo in Meydkiisa loosoo qaado dhinaca Somalia. Marxuumka Geeriyooday, ayaa lagu magacaabi jirey Guuleed Maamed Siyaad Barre, waxana uu muddo ku Noolaa Halka…

                            Read More

                              Turkiga Iyo Ethiopia Oo Il Gaar ah Ku Eegaya Booqashada Xasan Sheekh Ku Joogo Masara Iyo Waxa Uu Kala Soo Guryo Noqdo

                              Addis Ababa:Dec,31,2014(SDN/QJ)-Xukuumadaha Addis ababa iyo Ankara, ayaa si dhaw ula socda Safarka uu madaxweyne Xasan Sheekh ku joogo Dalka Masar iyo natiijada uu kala soo noqon doono. Dalalka Turkiga iyo Ethiopia, ayaa  waxa ay si weyn siyaasadda iskugu hayaan Xukuumadda Masar, iyadoo Ethiopia coleedeedu salka ku Hayso Wabiga Nile-ka, halka Turkigu kasoo  horjeedo Afgebiga uu…

                              Read More

                                “Meel kasta waxaan ka maqlayaa Qabiil, Qabiil waxa aynu goosan doonaa ama go’aan ku gaadhi doonaa inaynu horumarno” Prof Axmed I.Samatar DAAWO

                                Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- -Aqoon yahan Axmed Ismaaciil Samatar oo doraad ku soo laabtay wadanka ayaa habeenkii xalay hadal ka jeediyey xarunta dhaqanka ee Hargeysa(Hargeisa Cultural Center), kaasi oo uu kaga hadlayey horumarka iyo dhaqanka. Profs Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbadiisa waxa uu ku soo qaatay xaalada uu dalku marayo xilligan oo ay ka mid yihiin…

                                Read More

                                  Garabka Dalada Sonyo ee Xukuumada Taageersan oo Sheegay in Hogaanka ay Doorteen uu Yahay Gobolada Awdal iyo Sool

                                  Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dhalinyaradda Somaliland ee Sonyo ayaa si rasmi ah u dooratay Hogaan ka kooban Guddoomiye guddoomiye ku xigeen loo doortay laba xubnood oo ka soo kala jeeda goboladda Galbeedka iyo Bariga Somaliland ee Awdal iyo Sool iyo Xubno  19 ka kooban oo Boodhka urur weynaha Dhalinyaradda Somaliland yeelandoono mudadda 2-badda Sanno ee…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaamacada Carabtu Gudoonsiisay Jeeg Hal Milyan oo dollar ku qoran tahay iyo Deeqo loo balanqaaday

                                    Muqdisho 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ballaadhan magaalada Qaahira ee dalka Masar kula qaatay madaxweynaha dalkaas Cabdifataax Siisi oo uu marti-qaad rasmiya ka haystay. Xasan Sheekh oo booqasho laba maalmood ah ku tegey Masar ayaa Axaddii dorraad 28kii Diisamber 2014 gaadhay isaga oo hor kacaya wafti ballaadhan oo uu ka mid…

                                    Read More

                                      “Shaadhka Xukuumada ha Bixiyaan Hadii Labaatan Wasiir la Tartamayaan Muuse Biixi Gudoomiyaha Kulmiye” C.rashiid Riyo Raac

                                      Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), ayaa Xukuumadda  ku eedayey inay keligeed isku koobto wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Xoghayaha Qorsheynta ee Xisbiga Mucaaradka ee Waddani Cabirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac), oo Wargeyska Geeska Afrika u waramay ayaa sidoo kale ka hadlay loolanka Musharaxnimo ee…

                                      Read More

                                        “Mudane Madaxweyne ha ka aamusin Boobka Hantida Qaranka ,Guddidan lagu yidhi Berbera ma soo gali kartaan, iyada oo laga baqayo in Hantida la lunsaday …” Muj. Xasan Guure

                                        Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa waxa uu amaan balaadhan uu u soo jeediyey Guddida Ilaalina Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada, waxaanu ku amaanay daba-galka iyo baadhitaanka ay ku hayaan Wasaaraddaha iyo Haya’ddaha Xukuumadda ee kala duwan. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa isaga oo Wargeyska Geeska…

                                        Read More