“Imikana waxaaba Doorashada ka hadhay lix Bilood oo kaliya,Laakiin marka ay mudo Kordhinta gaadho cidna kama abaashano” Xildhibaan Indho Indho
Hargaysa 31.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtidda ayaa ka ayaa ka hadlay sidda uu u arko hadal uu Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe uu Guurtidda uga digay in ay muddo kordhin u sameeyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Xildhibaan Indho-indho oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa, waxa…
