Mawqifka Ingiriiiska ee Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia ee Jabuuti ka dhacay
London 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaaliland iyo Somaliya Danjire Neil Wigan, ayaa soo dhaweeyay wada hadaladii dhex maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya, oo Djibouti ku kala saxeexday heshiis rasmi ah. Danjire Wigan, ayaa qoraal kooban oo uu geliyay barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi, “Waxaan soo dhawaynayaa wada hadalada Madaxweyne…
